April 2011

April 26, 2011

Jawaab Maqaalkii Xaajo.com uu Ku Aflagadeyay Harowo Region: “Dhidar Xabala Qodaa Qudhun Ayuu Uga Dhacaa”.

Baryahan danbe waxa kusoo kordhay mandaqada degaanka Soomaalida Ethiopia maqaalo iyo warar is burinaya oo wax ka shegay dad xaqoodii raadsanaya, oo aan mar qudha afkooda kasoo bixin wax aflagaado ah iyo maxaa wax loo siiyay degmo ama degaan heblaayo, laakiin Soomaalidu waxay ku mahmaahdaa “dhidar xabala qodaa qudhun ayuu uga dhacaa.” Haday fooli timaadna gudo qarsima hadh. Horta manta waxaan rabaa maqaalkaygan inaan si hufan oo qoto dheer ugu soo qato qodobada uu qoray nin ku shegay magaciisa Yuusuf ciise, oo wax ku qora webka Xaajo.com, oo aad moodo nin ay cadho ka muuqato, sida uu wax uga qoray degaanka ay ku noolyihiin dadka walaalihiisa ah.

More

A fresh start for Sool, Sanaag and Cayn

The Declaration of the Consultative Conference of Beesha Dhulbahante held in London between April  21-24 2011 presents  a sharp contrast with the last All-Dhulbahante conference held in Nairobi in 2009 out of which Sool, Sanaag and Cayn leadership council had emerged. Politicians, traditional leaders and community activists attended the conference.

More

Jaaliyada (SAG) Awdal, Salal, Gabiley ee Ku Dhaqan Wadanka Holland oo Taageero iyo Hambalyo Kal Iyo Laab ah u Diraysa Ku Dhawaqida Awdal State ee Ka Dhacay London iyo Sweden.

Dhamaan bulsho weynta u dhalatay gobalada SAG ee ku dhaqan wadanka Holland waxay hambalyo iyo bogaadin farxad ku dheehantay i dirayaan dhamaan aqoonyahanadii ka qayb galay shirkii ku dhawaqiida Awdalstate ee ka dhacay London waxaanna taageersannahay dhamaan ku dhawaqida Awdalstate.

More

Hoos Ka Daawo Guud Suldaan ee Bahabar Celi Muuse Cilmi Dugsiiye oo Qaatay Biladii Afxumaha

Daawo Qaybtii Sedexaad ee Xafladii Awdal State ee Ka Dhacday Dalka Norway

April 25, 2011

Qormo Muhiim ah oo Ka Mid ah Taxanihii Ahaa “Isbedel Samee - Change Your Life”

Hore waxaan uga soo hadalay arimo muhiima oo aan ka faaiidaysanay qisadii isbadalka  Gorgorka Iyo casharadii aan ka baranay. Waxaan maantana ka hadlaynaa isbadalka guud ahaan iyo qodobo mhiima oo ay kamid yihiin Goor maan isbadal u baahanay,  isbadalku waa imisa qaybood, maxay tahay carqaladaha isbadalka iyo gunaanadkii mawduuca.

ISBADAL MAXAAN UGU BAAHANAHAY

More

Hoos Ka Akhri Tix Gabay ah oo La Magac Baxaday “Inanta Boorama”.

london1Degmo Inanta Boorama 
Ee Aloog dusheediyo
Agagaarka Saw iyo
Awdal xeebeheediyo
Abbase iyo Libaaxleey
Iyo Eelo Udo iyo
More

Madaxweynihii Isagiibaa Is-Bedel Ku Dhacay, Boqor Buur Madow Waa Nin Daacad ah

Marka ugu horaysa, waxaan jecelay inaanan ka faaloon xaajo aanan u hurin wakhti ku filan si qotodheerna uga baaraan dagin. Sababta hadaba aan manta idiinku soo gudbiyay qoraalkan waxay tahay: 1- Madaxweyne Siilaanyo oo is-badal ku dhacay waa kalmadii laynaga raacaye, 2- Boqor Cismaan Buurwacan oon ayidsaday inuu yahay: nin ka badheedha aragtidiisa ilaahayna garansiiyay Xaqa ay isku leeyihiin umada kuwada nool Gayiga Somaliland. Iyo 3- Qaranimadii Somaliland uu isugu biyo shubatay Qabiilo kala abtirsada sababtana cidkale lama laha Xukumada Siilaanyo.

More

Dhanxiirka Awdal Iyo Ururka Tolka:  Waar waa yaabe maxaa hurdada kasoo kiciyay xertii Sheikh Axmed Ismaaciil Samatar ee la yidhi waxay samaysteen urur la yidhaa “TOL”, oo ay sida la sheegay dhamaan tolka geeska Africa ku bohoobeen, oo ay xataa Ugandhiis iyo Tanzaniyiinba ku jiraan. Sawkuwan maanta uun ku soo meeraystay arimhii Gadabuursiga ee ay waligoodba ka khashaafi jireen.  Mise tolow nimankaa waaweyn macna masayr baaba loo hayaa, oo muysigan iyo qoobka ciyaarka dhalintan laydha Freedomka ee dhanka carabta ka timiday ruxayso ayayba ka hinaaseen markay Awdal State iska dhex arki waayeen. Igu walee haday taasi jirto waxay la mid noqonayaan odayadii Boorama kasoo qaylinayay ee qurba jooga reer Awdal xirfadahoodna wax ka sheegayay ee ay qurba joogtuna yidhaahdeen waa “Green with envy”.

More

Press Release – TLC Reaffirms its Founding Principles

Hoos Ka Akhri Qaybta Af-Somaliga ah Bayaankan

tolka1 MINNEAPOLIS, U. S. A, APRIL 23, 2011–From time to time, the Tol Leadership Council (TLC) would bring out a press release to highlight a topic(s) of concern or interest. And in this press release, the TLC aims to:

A.  Reaffirm our founding principle that the history, the present, and the future of the people of the region of Somaliland are tightly intertwined. That is, as their pasts are undeniably interlaced, so are their contemporary lives and the fate of the generations to come equally interdependent.

More

Daawo Warbin Universal TV Ka Diyaarisay Xafladihii Iska Dabo Dhacay ee London Iyo Sweden

Qaybtii Labaad ee Xafladii Awdal State ee Nooway Ka Dhacday


Awdal state/ norge part 2 by AwdalStatenorge

April 24, 2011

Go’aamadii Shirka Khaatumo: Declaration of the Consultative Conference of Beesha Dhulbahante Diaspora Guiding Principles

The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area.

More

Waa Maxay Xuquuqda Muwaadinku Dalkiisa Ku Leeyahay ? Maxayse Tahay Masuuliyadda Ka Saaran Dalkiisa?

Sidaynu la socono Nidaamyada maamul ee Dunidan aynu ku nool nahay ka jiraa sida Nidaam Dimoqoraadi ah, mid Kaligii-talis ah iyo mid Boqortooyo ahba, way ku kala fog yihiin sugida xuuqda uu Muwaadinku ku leeyahay dalkiisa, waxaan inta badan tixgalin badan siiya Xuquuqda Muwaadinka Nidaamka Dimoqoraadiga ah ee sida wanaagsan u biyo dhigay. Waxaase hubaala haddii la tixgalin waayo xuquuqda muwaadinku ku leeyahay dalkiisa ee ay masuuliyadeeduna saran tahay Masuuliyinta Qaran ee hogaanka dalka loo doortay in ay meesha ay baxdo masuuliyaddii muwaadinka laga sugaayey. Haddaba marka hore bal aynu dulxaadino waa maxay xuquuqi “Rights”?

More

Ethiopia: Muxuu Yahay Waxqabadka iyo Waxyeelada Ciidanka Liyuu Booliska?

Jijiga  - Qormadan waxaan ku eegidoonaa waxqabadka iyo waxeelooyinka ciidamada cududa u ah wakhti xaadirkan deegaanka ee looyaqaan Liyuu booliska, ujeedooyinaka loo aasaasay iyo sida aysanba u fahansanayn jiritaankoodu waxa uu kusalaysanyahay. Inkastoo aanu dhawr goor oo hore aanu faalooyin noocan ookale ah uga diyaarinayn dhibaatooyinka ay ciidamadani ku hayaan dadkooda. Hadana waxa isasootaraysa tacadiyada iyo dhibaatooyinka ay marba marka ka dambeysa u gaysanayaan umada iyo waliba codsiga akhristayaasha danaynaaya horumarka deegaanka iyo nabadgalyada umadooda ee ka dhiidhiyaaya dulmiga ciidankani ay wadaan.

More

Faallo: Xafladaha Awdal State ee Xalay Ka Dhacday London Iyo Waxyaabaha Daaray Kacdoonka Siyaadeed ee Dhalin Yarada Awdal/Salel/Gebilay

hablaha-awdal-state-small  London – Intii muddo ahba xiisadda siyaasadeed ee Awdal iyo nawaaxigeedu cirkaa ayey ku shareerrayd, xummadda siyaasadeed ee dhallinta reer Awdalna waxa ay saaqday min geeska Afrika illaa iyo qurbaha. Kacdoonka dhallinyarada iyo hooyinkuna sidii mawjadda ayuu isku soo tarayaa, waxana ay ku hadaaqayaan Awdal State iyo aayo ka tashi aan loo yeedhin oo ay u madax bannaan yihiin. Laakiin weli wax qorsha ah oo u dhisan oo jiraa ma jirto.  Sheekaduna waxa ay aad uga socotaa waddammada reer Galbeedka ee ay ka midka yihiin Maraykan oo ay Jaaliyadda reer Awdal aad iyo aad ugu badan tahay iyo Yurub.

More

Bulshooy Codkaagii Ma Kootiyo Wareegto La Eedo Ayuu Dhalay - Qeybtii 3aad

qaran-emblem-photo Tan iyo intii xukumada siilaanyo la wareegtay talada dalka waxaa madaxtooyada ka soo burqanaaya wareegtooyin doora oo aan badhkood si cilmiyeysan looga baaran degin lagana fiirsan saameynta iyo cidhib danbeedkay bulshada dhexdeeda ku yeelan karaan. Wareegtooyinka xukumada siilanyo soo saarto waxay had iyo jeer dhaliyaan xasaasiyad iyo doodo xajiimaysan oo warbaahinta gala, bulshadana kala fadila suurtogalna ka dhigi kara in wadajirka umadu xagaldaaco aakhirkana horseedi kara in hayb iyo kooxo loo kala safto, qaarkalena waxa laga dhaxlaa cawaaqib xumo iyo mudaharadyo halisa oo bulshada ku dhex abuura dareen iyo jawi qalafsan oo dalku ku sigto khalkhal iyo xaalad murugsan.

More

Hoos Ka Dhegeyso Waraysi Lala Yeeshay Mohamed Cisman Dhirane, Kana Mid ah Aasaasayaashii Dhaqdhaqaaqa Awdal State, oo Faahin Ka Bixinaya Sababaha Keenay Ku Dhawaaqista A/State

Get Flash to see this player.

Login