April 30, 2011
Siilaanyo oo Qadiyadii Somaliland Jar Ka-tuuray, Ka Dib Markii uu Calankii Soomaaliya Ku Qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Kuwait
Madaxweynaha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Kuwayt ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibeda ee kuwayd Mohammad Sabah Al-Salim Al Sabah. Madaxweynaha Somaliland Siilaaanyo ayaa ku qaabilay Calankii Soomaaliya Wasiirka arimaha dibadda ee Kuwait taasoo meelkadhac weyn ku ah qadiyadii Somaliland iyo gooni isutaageedaba, loona fasiran karo inuu madaxweyne Siilaanyo ka tanaasulay Qadiyadii Somaliland.
Waa markii ugu horeeysay taariikhda ee masuul ka tirsan Somaliland qaato Calanka Jamhuuriyadda Somalia.
M/weynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa salaasadii dhoweyd ee taariikhdu ahayd 26-4-2011 yimid dalkan Kuwait, hadaba sidee ayuu ku yimi? xagee bayse salka ku haysaa booqashadiisu?
Saxaafadaha somalida amaba webabka somalida inta badan waxay caado ka dhigteen amaba lagu yaqaan inay saxaafada ku dabaqaan waxa ay jecel yihiin & siyaasad ahaan sida ay wax u jecel yihiin inay u dhacaan waxaana marar badan arkaysaa web ama jariirad had iyo jeer warar qorta wararkaasina ku qotomaan meesha iyo kooxda uu siyaasad ahaan taagersan yahay taasoo inta badan ay kaga fogaadaan xaqiiqda wararka ay ka waramayaan.
Marka hore salaan guud, oo Suuradaha Quraankiyo, Sunihii Rasuulkiyo ,Subag lagu Cidaadoo la idiin siiyey gobnimo. Qof waliba waxa uu dhashaa maalin iyo waqti u gaara, waxaana uu dhintaa maalin iyo waqti u gaar ah, waxaana ku dhex jira Noloshiisa iyo Cimrigiisa, taasi oo qofku kali ku yahay oo aanu la wadaagin qof kale, waana nimcada ugu wayn ee uu Eebe siiyo aadamha kuna xisaabiyo maalinta Qiyamaha.
Badhtamihii bishii aan ka soo gudubnay doon ku soo xidhaatay dakada Saylac oo sidey shixnad shidaal ah oo lagu xayiray dekadaas,kadib doontan oo uu maxakamadda degmada Saylac uu ka dacweeyey ganacsade sheegtay in nin carab ahi hanti ka dhacay.
Boorama (Harowo) - shirkada Biyaha ee shaaba oo loo qayb shay galbeedka Boorama inay qashinka ka nadiifiso, ayaa notay shirkada maanta ugu shaqada bayd nayd ee shaqaalaha shaaba oo dhan laba galin maanta ku qaadatay sidii ay u nadiifin lahaayeen xaafadaha galbeedka Boorama.
Toronto Canada- marriage is one of the most important decisions of a person’s life. It is a time of great joy as well as great anxiety. ARDAA congratulates the recent wedding of Edil Ibrahim Absiye and Mustafa Ismail Hirsi in Toronto Canada. On behalf of ARDAA general members, board of directors and Chapters, we send you the very best wishes for married life and for their future together. We know that you two were made for each other and now you have tied the bond of love and can look forward to a lifetime of happiness together.
Ibrahim Absiye is the father of Edil and the current president of ADRAA, and Hirsi is a professional businessperson in the East of Africa.
”Maalin Alla Maalinta La Isoo Daayo, Waxan Taageeri Doonaa Awdal State, Hadii Eeebe Idmo.” Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye
Boorama (Harowo) - Suldaanka Guud ee Beesha Bahabar Celi (Maxamed Case), Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye, ayaa saaka barqadii loo taxaabay jayl ku yaal sadhiga dhede ee Bilayska magaalada Boorama. Xadhiga Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye, ayaa dabo socday shir Jaraa’id oo uu dhawaan ku qabtay magaalada Boorama, kuna duray Beesha Jibriil Yoonis.
In a press release sent last week to many websites, the Tol Leadership Council explained to the average guy from Awdal, I presume, how these Ivy League scholars can take care of business and that they can put the matter of Awdal affairs in their hands. But let’s put aside their noble principal and look at their propositions. At first, we can acknowledge that their arguments are divided into two sets of ideas. One is tautology and the other is wishful thinking.
A tautology is by nature a needless repetition using different words without clarity, for example, they stated that the destiny of the people of the region lies in their interdependence and mutual understanding which is nothing but an empty rhetoric and does not have any depth whatsoever …!
Aqoonyahanka deegaanka ee gudaha iyo dibada iyo waxgaradka bulshada ee guud ayaa dhaliilsan tiirarka siyaasada deegaanka ku fadhiyo. Ismaamulka Soomalida ayaa waxuusan lahayn siyaasad qaybsan oo qayba qaybta kale ka madaxbanaantahay si loohelo isku dheelitir iyo awood qaybsan. Siyaasada deegaanka ayaa waxaysan lahayn kalabax qaybaha kaladuwan ee dawlada sida maamulka hogaanka siyaasada (executive branch), baarlamaanka degaanka (legislative branch) iyo cadaalad soorka ama maxkamadaha (Judiciary branch).
ADDIS ABABA, Ethiopia – A drought in the Horn of Africa, triggered by the same La Niña episode that caused massive flooding in Australia last year, is plunging millions of pastoralists closer to food insecurity. Parts of Kenya, Ethiopia, Somalia and eastern Uganda are most affected. The U.N. World Food Programme (WFP) estimates that 8.4 million people are in need of food aid in the region, according to spokesman David Orr.
Oodweyne - Magaalada Ooweyne ee Xarunta Gobolka Oodweyne, ayaa waxa maanta mudaharaad ka sameeyey macalimiin sida la sheegay ka cabanayey kadib markii maamulka Wasaaradu ka reebay liiska macalimiinta rigliga ah ee ka walgeli doona Dugsiyada Oodweyne. Sidaana waxa Wargeyska “Yool” u sheegay ilo xog-ogaala ah oo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa Gobolka.
Harowo (Saylac) - waxa ku soo xidhey doon dekeda Saylac 25/3/011, taasoo sidey shixned shidaal ah oo ay leeyihiin ganacsato reer Awdali. Doontan ayaa sida la sheegey maxkamada degmeda Saylac xayirtey iyada iyo shixnadii ay sidayba ka dib markii maxkamadaas uu ka dacweeyey nin kale oo ka mid ah ganacsatada reer Awdal ah oo magaciisa la yidhaah Xasan Muuse Fariid, oo ku doodayey in uu doontan iska leeyahay nin Carab ah oo hada ka hor isaga hanti ka dhacay.
Get Flash to see this player.
For a large number of Diaspora Awdalites, particularly those at below thirty-something of age, it seems the shelf life of “Somaliland” is over with the declaration of Awdal State in many parts of Europe and North America. Despite the claim that Awdal was the birthplace of Egal-Farah “Somaliland” in 1993, the fact always remained that a large number of citizens of these regions never took “Somaliland” at heart as one of theirs. In other words, the bulk of Awdalites have never believed in “Somaliland” as a viable state worthwhile supporting for eternity, even if one of their sons was at the helm of it for eight years. For many, it was more like a stop gap i.e. waiting for the birth of equitable Somali state that represents all Somalis.
Wadhaf News: Waxaa markhaati ma doona jiritaanka xarakooyin ka dhex socda bulshada qurbaha jooga ah ee ka soo jeeda gobolda galbeedka ee Somaliland, waana lagama maarmaan in afkaarahaas wax laga yidhaa si dadka loogu iftiimiyo xaqiiqooyoinkii inna soo marey, kuwa taagan iyo sadaasha timaadada. Dabadeed Bulshadu iyadaa kala haadin afkaaraha dhex mushaaxaaya. Taariikhda fog ee bulshada waa laga wada dharagsan yahay uumana baahna inaan wakhtiga idinkaga lumiyo balse waxaa mudan inaan wax ka iftiimiyo tagtada dhow wixii bulshada saameeyey ee keenay marxaladaha maanta lagu jiro anigoo seegi doonin wax-ka-sheega waayaha xaadirka ah iyo waxay nala tahay.
April 27, 2011
Condolences Upon The Death of Sultan Ali Mirah
The Afar Community Association in the United Kingdom places on record its deep sense of sorrow at the sad death of our great father of Afar Nation, His Majesty Amoyta Ali Mirah Hanfare. His Majesty, Amoyta Ali Mirah was a man of knowledge, justice, peace and principle, (source of emulation) and great Islamic scholar.
Hargeysa - Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa la filayaa dhawaan inuu ka guuro guriga Kirada ah ee uu ku jiro oo uu u guuro Guri kale oo Kiro ah oo ay leeyihiin dad shicib ahi.
Marka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaanba Saxaafada Sharafta Leh Ee Somaliland Iyo Shacabwaynaha Qiimaha Leh Ee Ku Nool Dalka Hooyo Gudahiisa Iyo Dabadiisaba Salaamulaahi Calaykum. Ma Ogtahay Shacabka Reer Eritria inay Qurba Joogodu Dalkooda Looga Gooyo Lacag Joogta Ah Oo Lagu Bixiyo Goobaha Mihiimka Ah.

