Isbadalku waa in shay lagu badalo shay kale; akhaaq xun mid fiican lagu badalo, balwad balwad la,aan lagu badalo, dhaqaale hoose mid sare lagu badalo, jahli aqoon lagu badalo, gumaysi xornimo lagu badalo, duli sharaf lagu badalo, kala qaybsanaan midnimo lagu badalo ugu danbayn Manhajka ah Negativity lagu badalo mid Postitive oo ah macnahiisu yahay waan karaa, ma karnodana meesha laga saaro, mustaqbalk khayr leh la fisho nafaheena aan ku kalsoonaano taasina maaha arin dhib yar waxayna u baahantahay dadaal aad u badan, samir iyo dhabar adayg.
Labo toddobaad ka hor waxa aan ka hadalney qisadan qeybteedii koowaad oo aan ku soo qaadaney sheekadii dheereyd ee dhex martey Suldaan Saxane, Quman Aw Adeec, Xoghaya cusub ee xarunta dawladda hoose ee degmada Borama iyo gudoomiyaha dhoofinta xoolaha nool ee gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley, maantana waxa aynu halkan ku qaadaa dhigi doonaa qodabkii afaraad iyo qeybtii labaad ee sheekada.
March 25, 2011
From Churchill to Libya: How The V Symbol Went Viral

As coalition planes began enforcing a no-fly zone in Libya, rebels in the streets of Benghazi celebrated by cheering and extending their index and middle fingers in the air in the V symbol — a ubiquitous and unmistakable sign of . . . what? Victory? Peace? Celebration? All of the above? The story of the V symbol spans cultures, time zones and decades. From World War II through the Arab spring of 2011, it has been used by the powerful and the powerless, by young and old, by warriors and peacemakers. Its meaning has evolved, yet it is understood around the world as a symbol of resistance. A brief history:
In muda ah waxaan si ku meel gaadha uga maqnaa golayaasha ra yiga iyo faalooyinka. Hadba waxaan dushaa kala socdey maxaa socda maxaa soo kordhey, tolkii muxuu ku waabariistey, waaba duni wax aad ka yaabto mooyee wax aad u riyaaqdo yar yhay. Waa halkii Maah maahdii Soomaaliyeede *Hadaan hadalna waa afsalax kula dhagayagii hadaan aamusnana adhiga sidan laga dayn maayo.
Hargeysa - Sallaadiinta iyo madax-dhaqameedka beesha Sacad Muuse, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyey inay hirgeliso, isla markaana dardargeliso nabadday ku dhawaaqeen beelaha walaalaha ah ee Ceelbardaale, taasoo ay tilmaameen in guddidii xukuumaddu u saartay ka gaabiyeen hawshii loo igmaday.
Jigjiga (Harowo) - Maalintii khamiitii oo bishu ahayd 24\03\2011 ayaa waxa magalada madaxda kilika 5aad kusoo gabagaboobay shirwayne ay iskugu yimaadeen beesha samroon ee ka soo jeeda gobolka harawo shirka oo daba socday shir laba maalmood ka dhacay iskugu yimaadeen ilaa 100 madax dhaqameed oo iskaga kala yimid.
March 24, 2011
Mahmaah Soomaliyeed Ayaa Tidhaa “Nin Hadal Badan Hooyaday Baan U Tageyna Waa Laga Maqlaa.” Waraysigii Ina Kaahin ee SSC Qaybtii 3-xaad
Get Flash to see this player.
The recent phone interviews conducted by some obscure individuals from North America with certain well known Somaliland politicians, including the man at the top of everything, Ahmed Silanyo, has unearthed the lack of acumen and political sensitivity at the heart of Somaliland’s political elite in Hargeisa.
Hargeysa - Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha golaha Wakiilada Maxamed X Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid ah hogaamiyahaasha urur Siyaasadeedka Udhis ayaa sheegay in ururada Siyaasada ay yihiin xaq Distooriya oo aan muran la galin Karin,
Waxaan canbaareyn kulul usoo jeedinnayaa xisbiga talada haya ee Deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo Maamulka Dowlada Deegaanka Soomaaalida qaabka ay u maamuleen degmooyinkii 15 ahaa ee 15 bishan lasameeyay. Sida lawada ogsoon yahay, waxaa dhawaan Deegaanka Soomaalida Ethiopia laga ansixiyay 15 degmo, iyada oo aan la marin sharuudihii ama sharcigii u yaalay marka degmo ama degmooyin la rabo in lagu kordhiyo gobalka intiisa kale.
Inkastoo aan wali Dawladu ii sharciyayn Wargayska Isbadalnews (magaca Wargayska daraadiis), hadana waxaanu hagar la’aan idiinku soo tabinaa xaqiiqada dahsoon ee xaalada siyaasada Dalkeena Jamuhuriyada Somaliland. Hadaba manta ayaa tafatiraha Guud ee wargayskan Mr.Badal Isbadal uu waraysi xog iyo xaqiiq xambarsan la yeeshay Madaxweynaheena Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) sidana wuu u dhacay:
Furashada ururo cusub iyo in dib loogu tartamo habkii lagu noqon lahaa xusbi qaran dad badan ayaa aaminsan oo doonayaa meel kale oo ay uga diga rogtaan sedexda xusbi ee baarqabyadu kala yeesheen.
Boorama Magaalo Koraysa oo aan haysan maamul wax u qabta ama ka fikira
Borama (Harowo) - Waxa Magaaladda Boorama maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Faysal Maxamed Xasan oo ka tirsan bahda Shabakada wararka ee Harowo.com, hadaba waxa uu Faysal Maxamed warbixin ka diyaariyay socdaalkiisaa uu magaalada Boorama ku tagay,
DJIBOUTI, Mar 24 - The Djibouti government Thursday asked opposition parties to “refrain” from holding a meeting they had planned for Friday to coincide with the start of the electoral campaign.
Get Flash to see this player.
Get Flash to see this player.
Boorama (Harowo) - Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna Duqa Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama Md. C/raxmaan Shide Bile ayaa waraysi dhinacyo badan taabanay oo Wariye Faysal Maxamed Xasan La Yeeshay faah faahin kaga bixiyay Mashaariicda horumarineed ee u qabsoomay, kuwa u qorshaysan iyo caqabadaha la soo dersay sidoo kale wuxuu ka hadlay Maayarka Boorama C/raxmaan Shide Bile Mustaqbalka iyo hankiisa siyaasadeed iyo waxa uu damacsan yahay Maayarnimada ka dib inuu noqdo, haddaba dhagaysi wanaagsan.
Get Flash to see this player.
March 22, 2011
Sit Tight And Let The Bugs Bite Yemen’s Ruler
In the shade of a eucalyptus tree on a banana farm outside Yemen’s second city of Aden, a wise Yemeni friend was musing on how President Ali Abdullah Saleh’s three decades of misrule might end. “The bugs in your own shirt are the ones that hurt you,” was the proverb he reached for.
Get Flash to see this player.
