March 31, 2011
Ogaysiis Muhiima oo Ku Socda Qurbajooga Beesha Jibriil Yoonis
Ogeysiis muhiim ah: Dhamaan qurbo-jooga beesha J/Yoonis ee ku kala nool daafaha dunida waxa la ogeysiinayaa inay kasoo qeyb-galaan kulan telefoon oo lagaga hadlayo arin muhiim ah Bye Af-hayeenka Qurbo-jooga J/Yoonis, Jawhar Qalinle
Maalinta: Sabti 2-da April 2011
Saacada
Uk 20:00 pm
Europe 21:00 pm
Canada Toronto 15:00 pm
Canada Otawa 15:00 pm
USA Minisota 14:00 pm
USA Chicago 14:00 pm
USA Seatale 12:00 pm
Afrikada bari 10:00 pm
Telefoonka lagu kulmayo 0012188952842
Pinkod-ka ***********
Pinkoodka waxad kala xidhiidheysaa emailada iyo telefoonada hoos ku qoran
korwaayeel@hotmail.com Tel: 0046734933423 Sweden
khadra M. Barkhadleh. Tel.0012144407180 USA
Qabyo_2003@hotmail.com Tel.004721385223 Norwey
Khaalid52@hotmail.com Sweden
Xasan Aw Libaax Tel:00447507789375 London UK
Salaan30@hotmail.com Sweden
Saylac222@hotmail.com Canada
