March 28, 2011

“Siilaanyo Muu Garan”: Ku Soo Dhawoow Markale Iyo Abwaan Axmed Maxamed Nuur (Dhako), oo ah Gabayaagii Bilaabay Sisilada “Siilaanyaa Gabyoo Yidhi.”

abwaan-dhako1 Ka dib markii uu gabaygiisii hore silsilad noqday, abwaano kalena soo galeen, ayaa wuxuu Abwaan Axmed Maxamed Nuur (Dhako), tixdan kaga jawaabayaa gabaygiisii hore ee “Kusiyhaow Gandoodaa”, kaas oo ku hadlayay afka Siilaanyo (waa sida uu abwaanku gabaygiisa u dhigaye). Hadaba, doorkan ayuu Abwaan Dhako soo qaadanayaa nasiib darada iyo dhibaatooyinka laga dhaxlay hogaanka milatari ama siyaasadeed ee Siilaanyo, Taasi oo soo taxnayd tan iyo intii lagu jiray halgankii SNM-ta. Waxaanu Abwaanku gabaygiisan ku tifaftirayaa inuu Siilaanyo yahay “Khasaare U Joog” wixii uu far saaro ku dhamaado guul daro. Dhegeysi wacan:

Get Flash to see this player.

Login