March 2011

March 31, 2011

Faalo Ku Saabsan Dalka Iyo Xukuumada Siilaanyo Siday u Kala Fogaadeen Abaarta Iyo Ooda Lululka Shacabka Dawakhiyay Iyo Masuuliyiinta Xukuumada Oo Kaga Mashquulay Kuraasta Iyo Xafiiltanka Xafiisyadooda

Hargeysa (Harowo) - Waxa dalka ka jira sida la wada ogsoon yahay xaalad abaareed oo gaadhay heerkii ugu xumaa inta la xasuusan yahay, waxaana meelo badan oo dalka ah ka taagan biyo la’aan iyo haraad dad iyo duunyaba saameeyay kaas oo gaadhay in meelaha qaarkood dad noolaa iska daaye kuwii dhintay wax lagu maydho loo waayo.

More

Walaac Ka Dhashay Saamaynta Lacagta Cusub Ee Xukuumadu Soo Daabacanaysaa Ku Yeelan Doonto Kalsoonida Shilinka Somaliland Iyo Golaha Wakiilada Oo Deg Deg u Ansixiyay.

Hargeysa (Harowo) - Waxa dhawaan baanka dhexe iyo xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay golaha wakiilada u soo gudbiyeen lacag noodh ah oo cusub oo sida la sheegay la soo daabici doono dhawaan, taas oo noocyo cusub ah, kana kooban kun shilin oo isku yaal iyo shan kun oo iyaguna isku yaala, taas oo sida ay masuuliyiinta baanka dhexe ku doodeen noqonaysa lacag fudud oo ka tiro yar tii hore.

More

Ogaysiis Muhiima oo Ku Socda Qurbajooga Beesha Jibriil Yoonis

ogaysiis Ogeysiis muhiim ah: Dhamaan qurbo-jooga beesha J/Yoonis ee ku kala nool daafaha dunida waxa la ogeysiinayaa inay kasoo qeyb-galaan kulan telefoon oo lagaga hadlayo arin muhiim ah  Bye Af-hayeenka Qurbo-jooga J/Yoonis, Jawhar Qalinle
 
Maalinta:     Sabti 2-da April 2011

More

Tol Community Grand Convention to be Held in December 2011

tol MINNEAPOLIS, U.S.A, MARCH 31, 2011 — The Tol Leadership Council, TLC, the premier TOL organization that took the initiative of founding a competent, inclusive, and civic-minded leadership for the Gadabursi Tol Community in the Horn of Africa and around the world, announces that it will hold its first Tol Grand Convention in DECEMBER 2011 in the town of Borama. A  Preparatory Committee appointed by the TLC Governing Board is at work with great momentum to identify the specific dates, the venue, the detailed agenda, and all other logistics related to the Convention that is expected to establish and institutionalize a durable, formal structure and correlate processes by which an able and all embracing leadership for the Tol community can be built.

More

March 30, 2011

The Struggle Over Yemen’s Future Has Just Become Personal.

When Yemen’s President Ali Abdullah Saleh ordered his military on March 18 to fire on peaceful protesters calling for his resignation, he sealed his fate. A wave of military, government, and diplomatic defections, led by his long-time ally First Armored Brigade Commander General Ali Muhsin al-Ahmar, rocked his regime. But, although Ahmar announced that he was appalled by the use of force and vowed to defend the Constitution, his decision was anything but altruistic. The disgruntled general, who has longstanding ties to the type of jihadists that the United States is battling in Yemen, merely sought to settle a score with the president’s family.

More

Hinaase La Boodka Cali Gurey Halkuu Daaran Yahay?

Waxaa ku soo baxay qaar ka mid ah saxaafada afhayeenka UDUB mudane cali gurey oo eedayn iyo cambaarayn kula dul dhacay niman ay isku xisbi yihiin oo dibada ka soo laabtay isla mar ahaantana si weyn loogu soo dhaweeyey Hargeisa. Hadaba waxaan la yaabay sida maangaabnimada leh ee mudane cali gurey uu u cabiray firkirkiisa ku saabsan soo dhawaynta masuuliyiintaas UDUB ka tirsan ee waliba qaarkood ka dhawaajiey hankooda siyaasadeed, dad badanina ku taageereen.

More

Cali Guray Oo Ku Eedeeyey Raga Ku Dhawaaqay Inay UDUB Iska Soo Sharixi Doonaan Ay Yihiin Kuwii La Hadhay

Hargeysa - Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) ayaa sheegay in Shakhsiyaadka ka tirsan Xisbigooda UDUB ee Xukuumaddii Rayaale ku jiray ee ku dhawaaqayay maalmahan u dambaysay inay isku soo taagayaan Jagada Musharaxnimada Madaxtinimada ay yihiin kuwii u sababta ahaa in Doorashadii Madaxtooyada lagaga adkaado, isagoo intaa ku daray in ujeedooyinkoodu ay salka ku hayaan kooxaysi reereed iyo danaysi Shakhsiyadeed.

More

March 29, 2011

Bedel Noloshaada - Qaybtii 2-aad

Intii akhriday Qisadii ku saabsanayd sida uu isbadalka u sameeyo shimbirka la yidhaahdo Baasku waxaan aragnay in xikmad wayni ku jirto qisadan hadii aan hadaba bal isku dayno inaan soo koobno faaiidooyinka aan ka qaadan karno Arintan waxaan u dhigi karnaa sida hoos ku xusan.

More

Tirada Ka Codaysay Doorashadii U Dembaysay ee Kililka 5-aad ee Soomaalida Ethiopia Iyo Gobolka Ugu Tirada Badan.

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa tirada dadka ku nool gobolada iyo degmoonka kililka 5-naad ee ismaamulka Soomaalida Ehiopia iyo inta gobol iyo degmo walba ka codaysay, kuwaas oo marka falanqayn dheer lagu sameeyo aad arkaysid inay khaldantahay sharcigana baal malsantahay sida uu madaxweynaha Kililku degmooyinka cusub u qabyay.

More

Yaa Hogaamin Kara Xisbi Siyaasadeed Cusub oo ay Ku Midaysan yihiin Reer Awdal Iyo Salal

Waxa ay ahayd 2003 markii doorashada dawladaha hoose ee Somalilnad loo dareeray, halkaas oo tartan aan waxba la iskula hadhin dhexmaray 6dii xisbi ee dalka ka jiray. Tartankaas oo ay ku kala hadhayeen 6da xisbi markii, danbene ay ku soo hadheen 3da xisbi ee hada dalka ka jira.

More

March 28, 2011

Mideastern Democracy? The World Plays Both Sides

The revolutions in Tunisia, Egypt, Bahrain, Libya and Yemen – and protests in Oman, Jordan, Saudi Arabia and Syria – will all eventually result in a political solution. But influential outside actors, ranging from the United States and the European Union to the Arab League and the Gulf Cooperation Council (GCC, have greeted developments in these countries with very different types and levels of intervention – and not always in support of a democratic settlement once the dust clears.

More

“Siilaanyo Muu Garan”: Ku Soo Dhawoow Markale Iyo Abwaan Axmed Maxamed Nuur (Dhako), oo ah Gabayaagii Bilaabay Sisilada “Siilaanyaa Gabyoo Yidhi.”

abwaan-dhako1 Ka dib markii uu gabaygiisii hore silsilad noqday, abwaano kalena soo galeen, ayaa wuxuu Abwaan Axmed Maxamed Nuur (Dhako), tixdan kaga jawaabayaa gabaygiisii hore ee “Kusiyhaow Gandoodaa”, kaas oo ku hadlayay afka Siilaanyo (waa sida uu abwaanku gabaygiisa u dhigaye). Hadaba, doorkan ayuu Abwaan Dhako soo qaadanayaa nasiib darada iyo dhibaatooyinka laga dhaxlay hogaanka milatari ama siyaasadeed ee Siilaanyo, Taasi oo soo taxnayd tan iyo intii lagu jiray halgankii SNM-ta. Waxaanu Abwaanku gabaygiisan ku tifaftirayaa inuu Siilaanyo yahay “Khasaare U Joog” wixii uu far saaro ku dhamaado guul daro. Dhegeysi wacan:

Get Flash to see this player.

“Waxaan Diyaar U Ahay Inaan Badbaadiyo S/Land Iyo Beeshayadaba, Dawladu Waxay U Qaybsan Tahay Shabaab Nasakhan, Basaasiin Dibadaha Laga Keenay Iyo Qaar Madaxweynayaal U Sharaxan”

buur-madow Hargeysa - Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo ka mid ah madaxdhaqameedyada beesha bariga Burco ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo ku eedeeyey inay damacsan tahay in Somaliland ay la midayso kooxaha Somalia, isla markaana ugu baaqay beeshooda inay horseed ka noqoto dibad bax Salmiya oo Xukuumadda Siillaanyo lagaga dalbado inay Xilka iska casisho, isagoo intaa ku daray in madaxweynaha ay ku xeeran yihiin koox uu ku tilmaamay in aanay wax khibrad iyo waayo aragnimo ah u lahayn Dawlad nimada, balse ku tilmaamay in dibadaha laga soo waariday.

More

March 27, 2011

War of Folly in SSC

For Somaliland, the war in SSC is not only unnecessary and costly but is also counterproductive. This war is also very destructive for the people of SSC. And like the previous wars in Somalia, the end result is predictable: More loss of life, destruction of property, and further political fragmentation of the Somalis. In the 20 years of claim to independence, Somaliland has achieved very little in development. Any visitor to Hargeisa immediately notices the debilitated conditions of its roads. Public services, such as education and health care, are almost nonexistent. If a school is needed to be built in a certain community, the application is submitted to a foreign aid agency, instead of the Somaliland Education Ministry.

More

Max Weber’s Forms of Authority - Traditional, Rational-Legal, and Charismatic

In pre-modern and modern societies, there has been a hierarchy of command of which everyone must adhere to. In order for this system to operate, there must be someone in charge or otherwise known as authority. According to Weber, authority is power accepted as legitimate by those subjected to it. Weber outlines three forms of authority in modern societies: traditional, charismatic, and rational-legal. These forms of authority are ideal pure types that are rarely “pure” in real life.

More

Taxanihii Cabdi Toosh: Maxaad Kala Socotaa Qorshayaashii U Qarsoonaa Xisbiga Kulmiye

Sannadkii 2009 kii waxaa Xisbiga Kulmiye galayay ballanqadyo farao badan oo ku salaysnaa shuruudihii ay Beeluhu hor dhigayeen Madaxda Xisbiga oo iyana ay Saxeexayeen/Ballanqaadayeen in Kulmiye Fulin doono marka uu Talada Dalka Qabto.

More

Nasiib Dadro La Soo Daristay Horumarka Xuuqda Aadamiga ee Somaliland

Marka si mug leh loogu dhabo galo magacaabista Madaxwaynaha Somaliland Mud. Siilaanyo soo saaray maanta ee uu ku sheegay todobada xubnood ee noqonaya Komishanka xuquuqda aadamiga qaranka somaliland, waxad dareemaysaa sida aanu dan uga lahayn.

More

Hoos Ka Daawo Madaharaado Lagaga Soo Horjeedo Ismaaciil Cumar Geelo oo Ka Dhacay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada

“There is no way anybody can win against him,” opposition leader Abdourahman Boreh said from exile in London, referring to President Ismail Omar Guelleh. “He uses all the power, all the police, all the government instruments and resources, and he uses brutality.”

More

March 26, 2011

Hay’adda Shaqaalaha, Wasaaradda Maaliyada Iyo Laamaha Dawlada Oo Wadda Jir U Diyaarinaya Qorshe Shaqaale Tira Badan Shaqada Lagaga Eryayo Iyo Imtixaan Magac u Yaal ah.

Harowo (Harowo) - Waxa Maalmihii u danbeeyay si wayn uga socday xafiisyada wasaaradaha iyo wakaaladaha dawlada olole balaadhan oo lagu kala hufayo isla markaana meesha lagaga saarayo shaqaale tira badan oo sifooyin qabiil ama xisbi ama aragti ahaan la aaminsan yahay inay ka mawqif duwan yihiin dadka kale ee goobahaa ka hawl gala, waxaana xubnahan shaqaalaha ah ee la diiwaan galiyay si gaar ah loogu gudbiyay hay’adda Shaqaalaha dawlada iyo wasaarada Maaliyada si looga reebo shaqaalaha.

More

Login