February 2011

February 28, 2011

pirates-cartoon-small As pirates turn violent, U.S. trolls for new tactics; Raids and retaliation seen as a risky solution to lawlessness in Somalia. For years, the infant U.S. government, along with many others, had accepted the humiliating practice of paying tribute — essentially mob-style protection fees — to a handful of rulers in the Barbary States so that U.S. ships crossing the Mediterranean would not get hijacked.

More

The Sacking of the Accountant General may herald an era of Corruption in Ahmed Siilaanyo’s Somaliland

If the manner in which Ibrahim Aden Qalib, the Accountant General, was sacked is to be believed, Ahmed Siilaanyo’s much hyped and supposedly clean government is heading in the wrong direction. Mr. Qalib was one of the biggest opponents of the previous government led by Rayaale. He used to criticize that government, among other things, for being corrupt and not transparent in handling the public money in which he was right on many occasions.  He is believed to be a man of great integrity when it comes to the protection of tax payer’s money i.e. Public money.

More

Siraha Qarsoon Iyo Caddaalad Daradda Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi - Qaybtii 2aad

Wasiirka maaliyadda Eng.Maxamed Xaashi Cilmi, isla markii Wasaaradda maaliyadda loo magacaabayba waxa uu beddelay Dr. Cumar oo ahaa hoggaankii Fisical Policy Unitka, waxaanu  ku beddelay Ninka lagu magacaabo Khadar Maxamed Cabdi (Khadar Indho leeb) oo ay isku beel yihiin.

More

Xisaabiyihii Guud ee Qaranka Ibraahim Aadan Qaalib, oo Xilkii Si Kedis ah Looga qaaday Iyo Sababaha Loo Aanaynayo Erigiisa.

honqaalib2 Waxay si weyn isugu Maandhaafeen qaar ka mid ah Madaxda Qaranka Kharashaad ay dalbanayeen in loo sii daayo

Hargeysa - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay si kedisa ah Xilkii uu dhawaan u magacaabay uga qaaday Xisaabiyihii hore ee Qaranka Ibraahim Aadan Qaalib, waxaana isla markiiba xilkaas loo magacaabay Proff: Maxamed Cabdi Qaalib oo ku magacawnaa Madaxa Xisaabaadka Wasaaraddaha iyo Miisaaniyadda Qaranka.

More

February 27, 2011

Mass Arrests Stopped Further Djibouti Protests

Afrol News - The planned resumption of mass protests in Djibouti this weekend was hindered by massive police presence in the capital and arrests of about 300 opposition and civil society leaders. Friday 18 February saw an estimated 30,000 Djiboutians protesting in central Djibouti City.

More

Democracy Versus Liberty

It is truly disgusting for me to hear politicians, national and international talking heads and pseudo-academics praising the Middle East stirrings as democracy movements. We also hear democracy as the description of our own political system. Like the founders of our nation, I find democracy and majority rule a contemptible form of government.

More

How Somaliland President Stokes Clan Hostilities

In November 2010 a dispute over building water-reservoirs at Kalshaale hamlet in Togdheer region in northern Somalia developed into clashes between two sub-clans from two clans living in the area. The dispute over the water-reservoirs was brewing for several months. Two days before last year’s Eid-ul-Adha day a man from Buuhoodle traveling in his truck was murdered by some men from Somaliland president’s clansmen who were building water-reservoirs at Kalshaale grazing land.

More

Human Rights in Eastern Somaliland

In the eastern regions of Sool and Sanaag, bordering the semi-autonomous Puntland Region of Somalia, there has been sporadic armed conflict over control of the area. In any armed conflict, whether international or non-international, applicable rules of customary international humanitarian law are binding on all parties, irrespective of their status—that is, whether they are the armed forces of states (which are party to international treaties) or non-state armed groups.

More

Qisooyinka Wali Dadku Hadal Hayaan ee Ku Saabsan Shirkii Ingiriiska ee Wasiirka JSL Ka Qayb Galay Waxaa Ka Mid ah Soomaaliya oo Qof Aan u Dhalani Matalayey.

Qisooyinka wali dadku hadal hayaan ee ku saabsan shirkii 7 -10 Feb. 2011 lagu qabtay carriga Ingiriiska waxaa ka mid ah Soomaaliya oo qof aan u dhalani matelayey iyo Somaliland oo qayb ka mid ah ahayd. Qisada ugu yaabka badan ee wali dadku hadal hayaan waa Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka soo qayb gashay Shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya.

More

Siraha Qarsoon Iyo Caddaalad Daradda Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi

Tan iyo intii  Wasaaradda Maaliyadda uu wesiirka ka noqday Mudane Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, waxa ay ku tallaabsatay Dedaal aad u ballaadhan oo ay sare ugu qaadayso dakhliga dawladda taasoo ah guul ballaadhan oo uusoo hooyey Wesiirka Maaliyaddu.

More

Masiibada Guryaha New-Hargeysa Waa Shirqool Ka dhan ah Umaddii Ka Codaysay Madaxweyne Silaanyo

cabdirasaaq-sh-cali-askar-small Tayadda Hogaamiyaasha iyo toosnaanta xukuumad la doortay waxay soo ifbaxdaa guda-galka masuuliyadaha Qaran ee loo igmaday iyo siday ula dhaqanto Shacab-weynaha mid u codeeyey iyo mid ka codeeyey labadaba. Waxaan taa uga socdaa talaabooyinka horta leh ee Xukuumada Siilaanyo ka dhex bilawday Shacbi-weynihii Somaliland oo markii horeba la ildarnaa Sixir barar daran, lana hagraday in wax laga qabto, arintan oo aan gadaal ka iftiimin doono

More

February 26, 2011

Mr. Siilaanyo, Show Us The Achievements of Your Government, What Have You Done so Far???

Somaliland leaders must not be used to beat drums of “somaliweyn”  Mr.Siilanyo,you must save our Nation. Whoever has ears should hear, we are not negotiating with warlords or south somalia or whoever believes that we are a part of them or believes we are a one entity, We need to presenting honestly our government rightfully.Siilanyo, you must stop this outcry, while camouflaging ourselves with narrow and bad political agenda.

More

Xukuumadda oo Ku Kala Jabtay Gubashada Guryaha Iyo Dr. Gaboose oo Laga Reebay Gudi Loo Saaray Xalka Arrintaa!

Hargeysa (Harowo) - Shir ay maanta isugu yimaadeen xubnaha golaha wasiiradda oo uu gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa si adag loogu qaada dhigay xaaladda dabka iyo gubashadda guryaha Magaalada Hargeysa oo si wayn u sii fidaya iyo xukuumadda oo ku kala qaybsantay qaabka loo waajahayo.

More

Dhis Mustaqbalkaaga Qaybitii 5-aad: Go’aan Adag Iyo Samar Yeelo

Intiinii akhriday maqaalkii hore ee Yeelo qorshe cad. Waxaan kasoo hadalay qorshuhu wuxuu yahay, sida loo sameeyo qorshe cad iyo ahmiyada uu u leeyahay qofka iyo umad kasta. Maantana waxaan ka hadlaynaa inta lagu jiro fullinta qorshaha waxaa kaa hor iman doona dhibaatooyin badan oo aad kula kulmi doonto dariiqa guusha. Waxaan maanta wax ka iftiimin doonaa go,aan adayg iyo samir iyo doorka ay ka ciyaaraan xaqiijinta guusha.

More

February 25, 2011

A Decade Opens With the Immense Courage of the Human Spirit

Anyone who has read “The Yacoubian Building,” a novel published in 2002 by the Egyptian author Alaa al-Aswany, will regard the revolution in Egypt as long. The novel’s readers will not have been astonished by the ease with which the rotting hulk of Hosni Mubarak’s regime was dashed against the rocks, nor by the spirit and courage of those who engineered this extraordinary piece of history.

More

Democracy in Africa: Responses to Questions from Jason McClure (David H. Shinn)

Question:  How do you assess democratization in Africa over the past five years?  How doesthat compare with the initial 10-15 years following the end of the Cold War?

More

Exposing the Hideous Face of the Puntland Regime

For no apparent reason the so-called leaders of Puntland region in Somalia consider themselves Somalia’s Iraqi Kurdistan and they try to play a political role similar to that of Iraqi Kurdistan. They are ignorant of the fact that Kurdistan is a region whose natives belong to the wider Kurdish nation, which is spread all through the major countries in the Middle East.

More

Hoos U Dhaca Dollarka Maraykan Iyo Saamaynta UU Ku Yeelan Karo Nolosha Bulshada Somaliland

Guud ahaan dalka Somaliland tan iyo intii sarifka dollarka Maraykanka uu ku yimi hoos u dhaca kii ugu waynaa sanadahan ugu dambeeyay kaasi oo dhan 20%, waxa uu si toos ah saamayn ugu yeeshay guud ahaan nolosha bulshada Somaliland. Sida ku xusan warbixinta baanka adduunka bulshada Somaliland celcelis ahaan 90% waxa ay maalintii ku nool yihiin maalintii in ka yar hal dollarka Maraykanka ah (US $ 1.00).

More

Warbaahinteenu Waxay Ku Walaftey Waxaan Duxi La Raacayn

Dadweynaha ree Hargeysi in ay guryaha guudka uga baxaan oo baadi goobaan ciddii gubeysey, waxaa ku keliftey warbaahinta xilkeedii gabtay ee war iyo wacaal midna ka keeni weydey. Weriyayaasha, ku guuldaraysatay in ay u dhabo galaan cidda ka danbaysa, ilduuftay in ay dabagal, baaditaan iyo u kuurgelid ku sameeyaan sobobto iyo ciddii fulineysey, booliiskana gacan ka siiyaan wardoonka.

More

Login