January 2011

January 29, 2011

HAMBALYO KU SOCOTA SULDAANKA JIBRIIL YOUNIS IYO GOLAHA DHAQANNKA J/Y

Angoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo ku kala nool Waqooyiga Maraykanka ( North America ) waxaan hambalyo u diraynaa gaar ahaan Suldaanka cusub  ee beel waynta Jibriil Younis, Suldaan Abuubakar Elmi Waber, guud ahaanna 41ka oday dhaqameed ee isku hawlay xulitaankii Suldaanka.  Waxan ilaahay ka baryaynaa in u noqdo suldaan caadil ah oo xilka la saaray ka soo baxa una adeega gaar ahaan bulshada soo dooratay, guud ahaanna xil iska saara danta guud ee Samaroon. Waxan kula dardaarmaynaa Suldaanka in u xoojiyo xidhiidhka iyo wada noolaashaha ummadaha daris ka ah.

More

January 28, 2011

Revival of The Chieftaincy: A System That Works - By Jacfar M Sh Jamac

“Quud aan jirin Qoryo U Guratay” Translation “Collecting Firewood for Nothing to Cook” Somali Proverb

Prior to the colonial period in Somalia (1884-1960) the Gadabuursi clan, consisting of Makaahiil, Maxad Case and Habar Carfaan (the last branch includes twelve common wealth sub-clans), had recognized a single hereditary chief known as the Ugaas. The Ugaas chieftancy is a hereditary, political entity that functioned with a hundred men selected from the three primary lineages known as the three cooking pot rocks (saddexda dharaar). The Gadabuursi clan was recognized by the climate and geology of the land in which clan members lived. Those living along the coastal plains were known as Sun Dwellers (Qorax Joog).  Those residing in the open plains where aloe plants are abundant were known as the Aloe Dwellers (Dacar Joog).  

More

Xarunta Socdaalka ee Magaalada Lawya-cado oo Noqoatay Xarun Dadka Masaakiinta Ah Lagu Baadho

Lawya-cado (Harowo) - Tan iyo markii ay xukuumada cusubi ay la wareegtay talada dalka ee la badalay shaqaalhii ka shaqayn jiray xarunta socdalka ee magaalada Lawya-cado,ayaa waxa ay noqotay meel ay joogaan rag qawlaysato ahi, oo ku tacadiya xaqa uu leeyahay mawaadinka Somalilander ahi, oo ah in la dhawro xaqa uu uleeyahay in uu socdaali karo, isaga oo wata jinsiyadiisa dhalsho, balse arinkani maahin mid ay la socdaan shaqaalaha cusub ee la dhigay xarunta socdaalka ee Lawya-cado.

More

January 27, 2011

Independent Media Prevents Spears from Our Slayers and Silanyo Slaughters It with Spiteful Swords

I would like to thank Somaliland media for their marvelous and wonderful endeavors they exerted to make available detailed news, inspire civilians and enhance synergy and national feelings and demonstrate perspectives reflecting public perceptions. And my heartfelt grateful will specifically go to the independent media for their valuable inputs they contributed to our young and fragile nation where they had advocated rights of the victim and bravely confronted oppressions from tyranny members.

More

Hoos Ka Dhegeyso Suldaan Xasan Xaddi Axmed (Baade), oo Soo Gabagabeeyay Xafladii Bandhiga Suldaanka Guud ee J/y ee Lagu Soo Magacaabay Magaalada Quljeed

Boorama (Harowo) - Golaha dhaqanka Jibriil Yoonis, ayaa caawa u sheegay umadaha ay la dhasheen iyo kale ee ay la degan yihiinba suldaankii ay soo doorteen Quljeed, Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, waana lagu taageeray.

Get Flash to see this player.

Xaflad Balaadhan oo Caawa Ka Dhacday Huteel Rays, Ayaa Waxay Gudida Beesha Jibriil Yoonis Ku Soo Bandhigeen Suldaanka Beesha ee Lagu Soo Doortay Magaalada Quljeed

jibriil-yoonis-small Boorama (Harowo) - Xaflad balaadhan oo la isku arkay oo caawa ka dhacday, ayna ka soo wada qayb galeen dhamaan ardaayada Jibriil Yoonis iyo wagarad kale oo ka soo jeeda beelaha kale ee habar samaroon, ayaa waxay gudida dhaqanka ee bahweynta J/Y kusoo bandhigtay go’aankii ay ku soo doorteen Suldaanka cusub ee beesha Suldaan Abubakar Cilmi Wabar iyo arrimo kale oo la xidhiidha. Hadaba, hoos ka sawirada Xaflada

More

Odhahda Ahristaha: Yaa Umadda Hogaamin Kara

Waxaan salaamayaa umada somaliyeed meelkastoo ay jogaan waxaan rabaa inaan wax yar ka idhaahdo suldaan shalay lagu caleema saaray (aasha cado), ahna Cabdi guray calema saarkaa oo aynay ka muuqan haldoorka umada Jibriir Yoonis, laakiin ay ka dhex muuqdeen dad jecel kalla daadsanaanta iyo kalla fogaashaha umada walaalaha ah.

More

Uruurka SAMO FOUNDATION (UK) oo Hambalyo U Dirayaa Golaha Dhaqanka Beelaha Jibriil Yonis

Dhamaan Dhalinyarada ku midowday SAMO FOUNDATION UK ee kaso jeeda Beelaha J.yonis ee dagan wadanka uk . waxaan hambalyo iyo Taageeroba udirayaan hawlaha ay wadaan Golaha Dhaqanka. beelaha j/Yonis ee lo fadhiyo in lagu so doorto hogaanka ama suldanka guud ee reerka.

More

congratstext Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxan hambalyo iyo duco aan la koobin karin u diraynaa Suldaanka Cusub ee dhalinyarada ah ee beesha Jibriil Yoonis loo doortay.
Suldaan Abubakar Cilmi Wabar.

More

Golaha Dhaqanka Beelaha Jibriil Yoonis oo Maanta si Diiran Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.

Boorama (Harowo) - Dad farabadan oo ka kooban qaybaha bulshada ayaa hambalyo u diraya suldaanka guud ee Beelaha jibriil yoonis suldaan Abuubakar Cilmi Wabar. Gudoomiyaha golaha dhaqanka ayaa guul ku tilmaamay inay ugu dhamaadeen arimihii soo saarista suldaanka Cusub ee Beelaha jibriil yoonis.

Get Flash to see this player.

January 26, 2011

The Uprising in Tunis (Al-intifada): Time of Change in the Arab world = By Adam Musse Jibril

As everything in life is in motion and mobility and thus subject to alteration, words in all languages constantly change their meanings by acquiring new values relevant to the era and the level of human progress. Proceeding from simple to complex they gradually take the meaning of concept. The word Al-Intifada, which means uprising, in Arabic, has developed from ‘stone throwing’ by Palestinian youngsters in the face of Israeli brutal beating army, to more profound meaning than mere ‘throwing stone’ and contains the concept of revolution to reflect situations favorable for radical change, which explains the need to shift in social and political life of the peoples.

More

Xukuumadda Siilaanyo Oo Wareegii 4aad Ee Ololihii Nadaafada, U Baajisay Cabsi ay Ka Qabto Inuu Isku Bedelo Mudaharaad Iyo Kacdoon Dadweyne.

Hargeysa (Harowo) - Wareegii afraad ee Ololihii nadaafadda dalka ee uu hore u cayimay Madaxweyne Siilaanyo isla markaana ka midka ahaa waxyaabaha fara ku tiriska ah ee xukuumadiisu ku faani jirtay ayaa maalintii shalay oo uu ku beegnaa xukuumadu ka luqun diinlaysay isla markaana aan meel qudha oo dalka ah ka dhicin, mana jirin wax sabab ah oo baaqashadiisa Xukuumadda Siilaanyo ka tidhi.

More

Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Gurey Nuur (Jibriil Yoonis), oo Si Balaadhan Loogu Caleemo Saaray Magaalada Aasha Caddo (Awdal, Boorama)

suldaad-cabdi-gurey-small Boorame - Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed (Gurey] Nuur ayaa maanta lagu caleemo saaray Magaalada Caasha Cada oo 7-KM u jirta Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorame. Munaasibada Caleemo saarka oo ahayd madal aad loo qurxiyey, isla markaana qabanqaabadeeda la sii diyaariyey, ayaa waxa ka soo qeybgalay Salaadiin fara badan, aqoonyahan Xildhibaano ka kala socday labada Gole Baarlamaan [Guurtida iyo Wakiillada], Ganacsato, Haween, dhalinyaro, oday dhaqameedyo iyo marti sharaf kale.

More

Hambalyo: Af-hayeenka Qurbo-jooga Beelaha J/Yoonis

Waxan ku hadlayaa magacayga iyo ka J/Yonis-ka ku nool qurabaha.  Dhamaan Beelwaynta Jibriil Yoonis ee ku dhaqan wadanka dibadiisa waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan. Suldaanka Guud ee Beelaha Jibriil Yoonis Suldaan/Amiir Abubakar Elmi Wabar oo si rasmi ah loogu dhawaaqay  (24/01/2011 miladiya ama 20 Safar 1432 Hijriya), magaalada Quljeed.

More

Tix Gabay ah oo Ku Saabsan Hambalyada Suldaan Abubakar Cilmi Wabar

Halkan waxan hambalyo bogaadineed oo Dhalasho huwan ugu hibaynaynaa hadii aan ahay Abdirisaq Mohamed Hassan Raydal ee degan Hargeisa Suldaanka Cusub ee bahaha Jibriil Yoonies Hormuudkoodu 24/01/2011 kaga dhawaqeen doorashadiisa magaalada Qunjeedi iyada oo ay maalintani xus iyo xasuus gaara

More

January 25, 2011

auldaan-abubakar-small Haween Weynaha  Jibriil Yoonis ee ku nool North America waxay hambalyo qaali ah u dirayaan Abubakar Cilmi Wabar oo loo magacaabay Suldaanka guud ee beelweynta Jibriil Yoonis. waxan Eebbe uga baryaynaa inuu hawsha loo igmaday Ilaah u dhibyareeyo. Waxaan islamarkaa hambalyo u direynaa dhamaan beesha Jibriil Yoonis oo dhan ee kala jooga daafaha aduun weynaha.

More

Wasiirka Maaliyadda Oo Ku Guul-darraystay Inuu G/Wakiillada U Gudbiyo Miisaaniyadda 2011-ka Amarayna In Lagu Dhaqmo Tii Xukuumadii Rayaale 2010-ka

Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa soo saaray wareegto uu ku amrayo Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa-bannaan ee dawladda inay bilaha January iyo February ee sannadkan 2011-ka loo ogaalaaday inay si ku-meel-gaadh ah u isticmaalaan Miisaaniyaddii hore ee sannadkii 2010-ka.

More

January 24, 2011

Freedom of The Press

Freedom of the press (or press freedom) is the guarantee by a government of free public press for its citizens and their associations, extended to members of news gathering organizations, and their published reporting. It also extends to news gathering and processes involved in obtaining information for public distribution. Not all countries are protected by a bill of rights or the constitutional provision pertaining to Freedom of the Press.

More

Haatuf-ka Maanta: Yaa Saxaafada Neceb “Xeer-ilaaliye, Garsoore, Wasiir, Ganacsade iyo qaar kaloo badan”.

Ma la socotaan gaashaan-buurtan cusub ee isu-bahaysatay baacsiga Saxaafada xorta ah ee Somaliland? Waxay kala yihiin Xeer-ilaaliye, Garsoore, Wasiir, Ganacsade iyo qaar kaloo badan.Haddii dawladda iyo dadka la saaxiibka ah-ba la soo hadal qaado, intaasi waxay ku soo galayaan iyaga oo maqiiqan oo aad moodo inay soo dhicinayaan Geel ay lahaayeen oo laga qaaday. Waa nimanka soo gocday, qoraal yaroo shan bilood ka hor Haatuf ku soo baxay ee yidhi, Haatuf waxay meel kaga dhacday madaxwaynaha iyo ganacsade Axmed Faarax Xarbi ee waa in lagu soo kiis-gareeyaa.

Login