January 31, 2011

Hambalyo Suldaanka Cusub:  Annagoo ah duqeyda iyo dhalinyarada qurbo joogga ah ee Bahda Jibril Yoonis Musa Makaahiil, waxaan hambalyo mug leh hawada u marinaynaa Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar Warfaa, waxaanan Ilaahay ka baryeynaa inuu ku Nabad iyo Nabaadiino yeelo Xilka miisaanka leh ee loo igmaday. 

Waxaa kale oo xusid iyo maamuus mudan 41 halyey dhaqaameed ee  sida qiimaha iyo qaayaha leh u soo xulay Haldoorka reerka, waxaan ku ducaynaynaa inuu ilaahay ka abaalmariyo, hoygoodana ka yeelo hadhac iyo hoobaan.
 
Waxaan si niyadsami ku jirto salaan iyo samo ugu direynaa dhammaan bahweynta Jibril Yoonis  meel kastoo ay joogaan.

1.  Raage Aadan Isaaq Ahmed     Toronto, Canada
2.  Maxamed Meecaad Maydaneh  - Toronto, Canada
3.  Xaliimo Xasan Sa’ad         Toronto, Canada
4.  Xasan Daahir Sheer          Toronto, Canada
5.  Osman Ibrahim Rijaal        Toronto, Canada
6.  Jibriil Aadan Isaaq Ahmed   Toronto, Canada
7.  Yuusuf Cumar Caddaawe       Toronto, Canada
8.  Hassan Kaamil Abtidoon      Toronto, Canada
9.  Hassan Aadan Isaaq Ahmed    Toronto, Canada
10. Canab Daahir Obsiiye Ammaan - Toronto, Canada
11. Faarax Jiilaal Abraar Giireh  Ottawa, Canada
12. Fawzi Ibraahim Rijaal         Edmonton, Canada
13. Caasha Xasan Sa’ad Iidle      Toronto, Canada
14. Hussein Aadan Isaq Ahmed      Toronto, Canada
15. Cali Cabdi Faarax Abraar      Toronto, Canada
16. Yusur Aadan Faarax Abraar     New York, USA
17. Cawil Maxamed Aadan Faarax    New York, USA
 
Toronto, Canada

Login