January 30, 2011
Baaq ay Soo Saareen Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Beesha Nuur Yoonis, oo Lagu Durayo Beesha Jibriil Yoonis!
Waa Waxa Qof Dila Raashin uu Qolo Ku Raacaaye - Reer Nuurow Quruska Eebaa Baxshee Sharafta Qiimeeya
Hordhac: Bismillaahi Raxmani Raxiim, waxan marka hore salaamaynaa walaalahayaga reer Nuur meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan kuwa ku sugan dalka Somaliland gudihiisa. Sida laga warqabo, waxa ay beeshu dhawaan si niyad sami leh u qaadatay nabaddii dhex martay walaalahooda degmada Gebilay. Waxanay aad u soo dhaweyseen sida fiican ee ay dawladdu uga qayb qaadtay. Diyaarna waxa ay u tahay in ay sida ugu sharafta badan uga hawgalaan nabadayntaasi.
Hase yeeshee, waxa in dhaweydba degmada Borama ka bilowday arrimo ay wadaan mucaaridka xagka jira oo aan hore loo arag, oo lagu wiiqayo nabaddaa iyo geeddi socodka Somaliland. Taasi oo aan maanta looga baahnay in ay ka curato ummadda ka midaysan, wanaagga iyo maamulka.
Ka horna waxa dhacday doorasho iyo tartan doorasho, oo lagu kala guulaystay. Waxana habboon in la ixtiraamo, sida ay hawsha kala wareegga labada xisbi u dhacday. Laakiin waxa aan farta ku godaynaa in ay dadka qaar xiiligan ka bilaabeen degmada Borama arrimo kala fogeynaya xataa beelaha degaanka Somaliland iyo kuwa gobolka wada dega, nalamana habboona in wakhtigan dib loogu soo noqdo beelaysigii.
Sida na soo gaadhaysana waxa beelweynta Reer Nuur ay isha ku haysaa, oo ay si feejigan ula socdaan qaabka ay wax u socdaan. Iyo dhoolla tuska qabiil ee ka socda jiidahaasi. Kamana xuma haddii ay beelaha qaar isku urursanayaan wanaag iyo midnimo dhexdooda ah. Laakiin uma dul qaadanayno, in ay shakhsiyaadka qaar isku dayaan in ay u ololeeyaan in ay sidii danaha beesha loo wiiqi lahaa, uma dulqaadanayaan in ay ka madhnaadaan shaqaalaha iyo maamulka awdal iyo dawladda Somaliland.
Waxan ognahay waxa ka dhacaya dunida, shacabkii dulmi tirsadaana marka uu kaco waxa imanaysa in la xajin waayo rabitaankooda. Sidaasi daraaddeed, waxa aan dhallin yarta iyo shacab weynaha beesha Reer Nuurna faraynaa in ay mar walba culayskooda muujiyaan.
Tusaale ahaan waxa degmada boorama ay beesha reer Nuur ka tahay 40% ( boqolkiiba afartan iyo in ka badan ) iyo in ka badan, loogumana faano badi amma tayo, sidoo kale qurba joogga reer Nuur waxa ay libin lab ka badan yihiin beelaha ololaha ku jira.
Markii aan qurbo joog ahaan aad u fiirinnay arrimaha ka taagan Awdal, waxan u aragnaa in ay dhammaatay xilligii aan daawanayney ciyaartani, dhallin yarta gudaha joogtana waxan faraynaa in ay sida ugu dhakhso badan isaga arkaan baahidooda, damacooda iyo rabitaankooda. Sidii u caada ahaydna u adeegaan danahooda, oo aanay cidna ugu habran wixii dantooda ah, cidna u daba joogsan aragtidooda siyaasadeed, mujtamac iyo qowmiyadeed.
Talo Iyo Tilmaan.
Waxan talo u soo jeedinaynaa ugu horreyn odayada dhaqanka ee beesha Reer Nuur, oo aan ka dalbanayno in ay codkooda kor u qaadaan, kana fogaadaan, mu’amaraadka laga dhex wado degaanka Awdal, ee ay ku laban tahay damaca siyaasadeed.
Maamulka Somalilandna waxa aan u tilmaamaynaa in ay xog ogaal u noqdaan, waxa ka socda Awdal oo aanay dhayalsan tabashada beesha reer Nuur ee kuwajahan shaqada la’ magaalada. Mana aha in dad gaar ahi ay noqdaan kuwa maamulka isku xeera, amma aan laba xasuusan culayska ay beesha reer Nuur leedahay.
Waxana dhici karta in beesha reer Nuur ay noqoto mid muujisa quwaddeeda, iyaga oo aanay jirin dad ay u daba joogsanayso danahooda. Marxaladdaasi oo laga soo gudbay.
Gabagabo.
Waxan taageeraynaa midnimada ummadda reer Somaliland iyo nabad kuwada noolaashaha beelaha Somaliland. Waxan u hiilinaynaa caddaaladda. Waxan ka soo horjeednaa in fidmo qabiil dhex timaaddo beelaha reer Somaliland.
Madaxda Somaliland oo ay ugu horreeyaan Ahmed Siilaanyo iyo Abdiraxman Saylic na waxan ka codsanaynaa arrimahaa aan soo sheegnay, si miisaan leh eegaan.
Dawladduna waa in ilaalisaa caddaaladda oo aanay wasaaradda arrimaha guduhu dadka dhex dhigin dhibaato iyo iska horkeen. Tixgelinna siisaa siyaasiyiinta gobola ka soo jeeda.
Ahmed Ibrahim Tani.
Abdiraxman Cali Kaahiye.
Muuse Cawaale Faahiye
Hassan Bile Cammir.
Khadar Cabdi
Mahamed Xaamud Sheekh.
Bashir Caqli Caateeye.
Hassan Muuse Khaliif.
Abdiraxman Cabdillaahi Aamin.
Ahmed Aw Xasan Barkhad.
Caydiid Muumin Yoonis
Cabdi Xaashi Mahad
Mahamed Ahmed Saciid ( Shaarloo )
Abdirashid Ibrahim Aw Muxumad.
Maxamed Xirsi Gudaal.
Barre Abdi
Yuusuf Jamac
Rashid Cabillaahi Qalib
Mustafe Daud
Bashir Ahmed
Xasan Faarax
Ismail Aden
Ahmed Aden
Makaddoor Ahmed
Nur Ahmed
Abdisalaan Absiiye
Cabdi Xaashi.
Amiin Aden
Mahad Aden
Samatar Ahmed
Mukhtaar Hussien Migane
Ahmed Xasan
Dayib Omer Xasan
Cabdirashid Ibrahim Aw Cumar
Faysal Cabdilaahi Xaaji Cabdi
Maxamuud Maxamed Xuseen
Idiris Maxamed Xuseen
Abdi Aden
Ali Maxamed Ahmed
Maxamed Ibrahim Aw Muxumad
Hassan Aw Jookar
Bashir Hassan
Maxamed Cali Aw Cabdi
Mahdi Cali Aw Cabdi
Cabdiraxman C/llaahi X Cabdi
Ibrahim Abdi
Maxamed Aden-dheere
Mustafe Hasan Cabdi
Khadar Ahmed Muuse
Farxaan Cabdi
Cilmi Cali
Saleebaan Xasan Nuur
Mukhtaar Xandulle
Xasan Yaasiin
Aden Daud Geeddi
Maxamed Aden
Cabdiraxman C/llaahi Amin
Aden Ahmed Aden
Mahamed Cisman Omer
Yusuf Xasan Bile
Abdiqani Xasan
Maxamed-Amiin Ahmed
Ahmed Xasan Nuur
Muxumad Cabdi Ahmed
Fu’aad Bashir
Dr M Kamil
Hassan Cilmi Aden
Farxaan Daahir Aden
Abdiraxaman Abdillaahi Aden
Ahmedweli Sh. Omer Goth
North America
1. C/Raxmaan Cilmi Caamir.
2. C/laahi Ibrahim Haji Xuseen .
3. C/wahaab Xaaji Hadliye.
4. Cabdi Bakhad Ismaciil
5. Xasan Xuseen Miigane
6. Cabdilahi Faraax Shoodhe
7. C/salaam Axmed Nuur
8. Col Xasan Xuseen Riiraash.
9. Mahdi Axmed Qaalib(Habashi)
10. Saleeban Cabdi Dusiye
11. Mahamuud Sheekh Xasan Tani
12. Nuux Aamin Aare.
13. Maxmuud Farax Cigaal.
14 Ibrahim C/Lahi Awliyo.
15 Maxamuud Ibrahin Awliyo.
16. Cabdi Kariim Xaji Ibrahim Nuur
17.Harawe Sh.Cumar Good.
18. Xuseen Ismaciil.
19. Cumar Ismaciil Sheekh Maxamed.
20. Dr Maxamed Nuux Cali.
21. Col-Cumar Sh.Muxumed.
22. C/Xamiid Sh.Muxumed.
23.Ibrahim Axmed Cabsiiye.
24. prof Dayib Ibrahin nuur.
25. Maxamed Cisman Dhiirane.
26.C/Raxman Axmed Obsiye
27.Jamal Dahir Shirdon.
28. Bashiir Xuseen Hirsi
29. Ciise Ibrahin Khawaaje.
30.Mahdi Ibrahin Wacays.
31.Mukhtar Axmed Obsiye.
32. Maxamed Xuseen Xirsi.
33. C/Qadir Xuseen Xirsi.
34. Axmed Cali Axmed.
35.Mahdi Cumar Suldan.
36. C/Qadir Maxamed Cali.
37. Axmed Cabdilahi Cali.
38.Ismaciil Nuux Barkhadle.
39.Iidle Nuux Barkhadle.
40.C/Raxman Aw Axmed Cige.
41. C/Karin X.Ibrahin Tubeec.
42. C/Karin Nuux Caalin.
43.Kayse Nuur Dheere.
44.Xasan Cumar Yey.
45. Khaliif Cismaan Kahin.
46. Maxamuud Nuur Cigaal.
47.Prof Qasin Sh.Ibrahin Tubeec
48. Cabdalla Sh.Ibrahin Tubeec.
49. Axmed Farax Kamil.
50. Mustafe Cumar Suldan.
51.Maxamed Axmed Cali(Nasteexo).
52.Dahir Axmed Cali(Tagaaye).
53.Maxamed Cilmi Nuur.
54.Cumar Barkhad.
55. Rashiid Aw.Nuur Xirsi.
56.Axmed maxamuud Garaad.
57.Axmed Dagal Madar.
58.Cabdi Xaaji Abiib.
59. C/Raxman Xusen Coofle.
60. Col-Maxamad Caynaashe.
61. Maxmed yuusuf Baydaani.
62.C/raxmaan Yuusuf Baydaani.
63.Maxamed Cabdi raxmaan Cilmi(Jarmal)
64. Maxamuud Aw mirqaan
65. Abubakar Shide
67.C/wahaab sheekh Ismaciil (Aw Rabash)
68.C/casiis SheekhIsmaciil (Aw Rabash)
69. Xasan Rabiile (HasanLas-vages)
70. Xasan Faarax kaahiye
71. Maxamed Xasan Hilaac-Dheere
72. Saleeban Xasan (Soodhe-Sixty)
73. Maxamud Cabdi Ismaciil
74.Faysal Cumar Kaahin
75. Dr C/raxmaan Cumar kaahin
76.C/rasaaq Xaaji Ibrahim Nuur
77 .Warsame Xasan Cilmi
78. Fu’aad Cimi Kaamil.
79 Warsame Yusuf Sheekh Ibrahim (Quraab)
80 Cabdi Muuse bare
