January 29, 2011

DhanXiir: Weger, Adeer, horaa loo yidhi ‘Miidaabo dhego ma leh haddii malag dhawaaqo.’ Abwaan Gaariye iyo qayrkiina waxba yaanay isdaalin duqa geeliisaa cirka lagu maalayaa oo duul yaryar baa karkaarka weydaarinayee, waxaas oo tabasho dhacayana way u sakhirayaan, hadhawna af xabashi bay ku barooran doonaan.

Login