January 2011

January 31, 2011

Somaliweyn and the Silanyo Administration.

On Thursday 27th January an article appeared in the Somaliland media which proclaimed that securing the country´s international recognition can only be obtained if it enters into talks with Somalia and obtains its acquiescence to Somaliland´s independence.  The author of this piece, who is the Finance & Administration Director of the Somaliland National Aids Commission (SOLNAC), went on to assert that the TFG of Sheikh Sharif Ahmed is particularly appropriate as a negotiating counterpart because it is weak, whereas a future government in Mogadishu may well be stronger and so less amenable to separation.Before outlining the vacuity of this argument, which is dealt with in some detail in a previous piece entitled “Somaliland´s Recognition: Myths, Truth and Law”.

More

Freedom of Press is Under Attack in Somaliland

Freedom of speech is the foundation of our democracy, protected by the constitution granteed to all Somalilanders. On the campaign trail you promised to respect the media and not gag them. Mr. President you have reneged on your 2010 campaign promises. Throwing journalists into high- security prisons creates distrust and disbelief in your previous pledge to support a free press and embrace accountability and transparency.

More

Caaqil Cabdilaahi Xasan Qanbi, Kana Soo Jeeda Degaanka Buuhoodle, oo Ka Hadlay Degaalkii Ka Dhacay Hagoogane Iyo Wixii uu Khasaare Geystay

Get Flash to see this player.

Xukuumadda Oo 30-Daqiiqo Si Dhuumasho ah Ugu Qabatay Wareegii Afraad Ee Ololihii Nadaafadda

Hargaysa (Harowo) - Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaab dhuumasho u eg ku qabatay wax loogu yeedhay ololihii nadaafada gaar ahaan wajigii afraad ee ololahaas, taas oo sida warbaahintu hore u baahisay ku beegnayd todobaadkii hore balse cudur daar la’aan xukuumadu uga luqun diinlaysay.

More

geele

Amiin Arts - Djibouti Ma Nabadii Somaliland Ayay U Soo Digatay — Walee Waa Yaab..!!! Waxay Doonaysaa in Shirka Dib U Heshiinta Somaliweyn ee uu Geele Qabanaayo Somaliland Ka Qaybgasho, Muuse Biixi-na Wuu U Yeedhay. KKKKKKKKKK……!

More

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland (C/raxmaan Saylici), Ma U-la Kacbaa, Mise Waa Ka Awood Daro?

saylici-small-1 Waxay ahayd 27-July 2010, markii tallada dalka loo dhaariyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxmed Maxamuud [Siilaanyo] iyo kuxigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Cabdiraxmaan Saylici), taas oo guud ahaan dadku si weyn u soo dhaweeyeen, isla markaana u arkayeen inay tahay xukuummada ay hogaaminayaan masuuliyiintani tii ugu kal-soonida badnayd ee dadka reer Somaliland cod ku soo doortaan.

More

M/weyne kuxigeenka iyo Wasiirka Daakhiliga oo ay Deeradu Dhex-miranayso Kadib Markii uu M/weyne kuxigeenku Faro-galiyey Shaqadii Wasiirka Daakhiliga si uu Isugu Garaaco Beesha J/Yonis

Wasiir Gabboose oo Xoghaye Cusub u Magacaabay D/Hoose ee Boorama iyo Madaxweyne ku-xigeenka oo Buriyey. War uu helay Wargeyska “Yool”, ayaa sheegaya in Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici uu soo saarey qoraal uu ku burinayo Xoghaye cusub oo Wasiirka Daakhiligu u magacaabey Dawladda Hoose ee Degmada Gobolka Awdal. Majiro war si rasmiya shaaca uga qaadaya oo ka soo baxay Xukuumadda.

More

Laas-caanood Mudaharaadyo Culus Oo Gaadiid Boolis Lagu Gubay Oo Gilgilay Magaaladaas Iyo Xaalad Kacsan Oo Ka Jirta Degaano Kale

Laascaanood (Harowo) - Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa maanta ka dhacay mudaharaadyo rabshada wata oo dadka ku dhaqan magaaladaasi kaga soo hor jeedaan dagaaladda ka dhacay degaanka Baliga Kalshaale, kaas oo ay u arkaan in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyadu dabada ka wado oo dagaal ka dhan ah dadka degaankaas ku soo qaaday.

More

Raga Hargeysa U Baratamayoow Reerka Qaska Ka Daaya

Marka hore waxan salaamayaa saxaafada madaxa banaan. waxa aan jeclahay inan fikirkayga ka dhiibto sida aan u arko siyaasiyiinta gobolada AWDAL/SALAL iyo GABILEY iyo doorka ay ka ciyaaraan mar walba kala fogaynta iyo isku dirka beelaha walaalaha ah ee goboladaas wada daga. waxaa dhagaheena mar walba ku soo duula inay hargaysa u baqooleen raxan siyaasiyiin ah oo huwan magac qabiil iyo qaar kaloo ka daba baxay iyagoo ad moodo bisado waxoogaa yar oo cunto ah meel ka uriyay oo ku qamaamaya.

More

Hambalyo Suldaanka Cusub:  Annagoo ah duqeyda iyo dhalinyarada qurbo joogga ah ee Bahda Jibril Yoonis Musa Makaahiil, waxaan hambalyo mug leh hawada u marinaynaa Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar Warfaa, waxaanan Ilaahay ka baryeynaa inuu ku Nabad iyo Nabaadiino yeelo Xilka miisaanka leh ee loo igmaday.  More

January 30, 2011

Excellence, Through Educational Healthy Competition, is the New Casualty of Somaliland Tribal Syndrome!

On January 29th 2011, I had read a disappointing article in the websites. It is disappointing because I feel that Somaliland seems to be dismantling one of its greatest hallmarks…. excellence through educational healthy competition. According to the article, “Ethiopia gives 100 free scholarships to Somaliland students. And those students will go to universities in Jigjiga and Gode…”that is fine though our students could go to our universities with Ethiopian assistance.

More

Baaq ay Soo Saareen Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Beesha Nuur Yoonis, oo Lagu Durayo Beesha Jibriil Yoonis!

Waa Waxa Qof Dila Raashin uu Qolo Ku Raacaaye - Reer Nuurow Quruska Eebaa Baxshee Sharafta Qiimeeya

Hordhac: Bismillaahi Raxmani Raxiim, waxan marka hore salaamaynaa walaalahayaga reer Nuur meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan kuwa ku sugan dalka Somaliland gudihiisa. Sida laga warqabo, waxa ay beeshu dhawaan si niyad sami leh u qaadatay nabaddii dhex martay walaalahooda degmada Gebilay. Waxanay aad u soo dhaweyseen sida fiican ee ay dawladdu uga qayb qaadtay. Diyaarna waxa ay u tahay in ay sida ugu sharafta badan uga hawgalaan nabadayntaasi. More

As Southern Sudan, Somaliland Deserves AU’s Recognition

The African Union (AU) chief told AP the organization intends to be the first to recognize Southern Sudan as a new state should the result of its referendum be secession. Malawi’s President Bingu wa Mutharika made the statement on 26th Jan 2011 after meeting Southern Sudan’s Leader Salva Kiir.

More

Suldaan Cabdi Muuse Geelle, oo Ugu Baaqay Xuluumadda Siilaanyo Inay Wax Ka Qabato Maamulka G/Awdal Iyo Ka G/degaanka Boorama, oo Hada Curyaamay.

“Waxyaalaha ka dhacaya dawladda hoose waxa aabo u ah waa maayarka magaalada……”   Suldaan Cabdi Muuse Geelle

Boorama (Harowo) — Suldaan Cabdi Muuse Geelle, kana mid ah salaadiinta G/Awdal, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay dhaqaajiso maamulka G/awdal iyo kan G/degaanka oo uu ku tilmaamay “mid gebi ahaanba curyaansan, isla markaana anay ka jirin sharci iyo kala dambayn.”

More

January 29, 2011

DhanXiir: Weger, Adeer, horaa loo yidhi ‘Miidaabo dhego ma leh haddii malag dhawaaqo.’ Abwaan Gaariye iyo qayrkiina waxba yaanay isdaalin duqa geeliisaa cirka lagu maalayaa oo duul yaryar baa karkaarka weydaarinayee, waxaas oo tabasho dhacayana way u sakhirayaan, hadhawna af xabashi bay ku barooran doonaan.

Hami Sare Yeelo: Dhis Mustaqnal Kaaga - Qaybtii 3aad

Waxaan wali ku guda jirnaa mawduucii ahaa inuu qofku hamigiisa kor u qaado Intiinii akhriday qaybtii labaad waxaan ka hadalay inuu qofku hami sare yeesho. Waxaan tusaale usoo qaadanay Tom Addison oo ahaa ninkii soo saaray laamabada laydhka iyo hamigiisii dheeraa oo ugu danbayn uu ku guulaystay. Waxaan maantana qaadanaynaa dhawr tusaale oo kale oo ka hadlaya dadka hamiga dheeraa iyo guulaha ay soo hooyeen.

More

Xogo Muujinaya Qorshe Markii Ugu Horaysay Miiska Wada Hadaladda La Isugu Keenayo Somaliland Iyo Somaliya Oo La Helay

Hargeysa (Harowo) - Wargeyska madaxa banaan ee Hargeysa Star ayaa caddadkiisi maanta ciwaanka koowaad u qaatay xogo muujinaya qorshe Xukuumadaha Somaliland iyo Somaliya la isugu keenayo miiska wada hadaladda isla markaana lagu soo dhex dhigayo sidii labadda dhinac isula qaadan lahaayeen nidaam federaaal oo ay guudka kaga midaysan yihiin, hasa yeeshee dhinac walba ku yeelanayo maamul hoosaad u gaar ah.

More

Cabsi Laga Qabo Shaqo Joojin Iyo Mudaharaadyo Macalimiinta Dugsiyadda Dalku Qaban Qaabinayaan

Hargeysa (Harowo) - Waxa sii xoogaysanaya wararka muujinaya shaqo joojin iyo mudaharaadyo ay qorsheeyeen inay dhawaan ku dhaqaaqaan macalimiinta dugsiyada dawladda wax ka dhiga, kuwaas oo ka cabanaya go’aan dhawaan xukuumada madaxweyne Siilaanyo ka gaadhay qadar lacag ah oo ardayda dugsiyadu bixiyaan oo gabi ahaanba ay xukuumadu sheegtay in la joojiyay.

More

Xildhibaan Sheegay In Muranka Dhismaha Tiyaatarka Hargeysa Ay Salka Ku Hayso Laaluush Madax Xukuumada Ka Tirsani Ka Doonayaan Ganacsadaha Hirgalinaya

Hargeysa (Harowo) - Xildhibaan  Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-Dheere) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, kana mid ahaa Mudanayaal dhexdhexaadin ahaan u galay is af-garan-waaga Ganacsade Cumar Caydiid iyo Xukuumadda soo dhexgalay, oo Xalay Wargeyska HargeisaStar wax ka waydiiyey bal waxa uu kala socda waxa soo celceliyey muranka dhismaha Tiyaatarka oo muddaba dhawr jeer intii

More

Xisbiga UCID Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamay Dhawaaqyo Shaki Galinaya Gooni Isu Taaga Somaliland Oo Ka Soo Yeedhaya Xukuumada Siilaanyo

Hargeysa (Harowo) - Xisbiga UCID ayaa si kulul u dhaleeceeyay dhawaaqyada ka soo yeedha masuuliyiin ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ee ay iska taagayaan gooni isu taaga Somaliland kuwaas oo shaki galin kara qadiyada gooni isu taaga Somaliland.

More

Login