December 28, 2010
Xaaladda Amaan Daradda Hargeysa Oo Heerkii Ugu Xumaa Maraysa Iyo Xukuumada Oo Ku Asqowday Wax Ka Qabashadda Tuugada
Hargeysa (Harowo) - Xaaladda amaanka Magaaladda Hargeysa oo tan iyo intii xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaanka dalka qabatay ka sii daraysay ayaa maraysa heer aan hore loo arag, isla markaana waxa si wayn loo wada dareemay sida ay xukuumadu ugu asqowday wax ka qabashadda Tuugada, hadhka cad dadka Boobka, dilka iyo dhaca kula kacaysa. 48-kii sacadood ee u danbeeyay waxa magaaladda Hargeysa ka dhacay falal dil, dhac iyo boob si baaxad leh loo dareemay. Hadaan ku horayno habeen hore waxa magaaladda Hargeysa Toori qudha lagaga jaray,
“Dharaar baa iman doonta *** Dadka Sool iyo Awdal ee *** Aadanow hagrateen *** Raacdadoodu adkaato *** Lagu raadsho ileys.” Awbaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye)
Eex loo badheedho iyo talladda oo la ilduufo waxay keenaan inkaar. Ummadna waxaa isu urruriya, danahooda ilaasha qof Alle garansiiyo oo aakhiro ka baqaaya. Aduun waa imtixaan, cadaaladda

Waan kugu raacsannahay weedhaada, waanan u baahnayn afar adigoo kale ah “Daarada hadaad waydo qolkaaga nadiifso, hana la diyaar garoobo” waa hadal cad aniguna waxan ku dari lahaa Sarmo badan dhibiibi (dhiig-bax) baa la qaadaa. Hadii aan furka tuuro waa farsamo xumo ka timid xukuumada siilaanyo ee taa hala ogaado.
Inaa Lilaa Wa Inaa Ilaahi Rajacuun: Waxaanu tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Mohamed Cabdilahi Yonis (Talyaani), oo maanta ku geeriyooday Nairobi, Kenya iyo dadkii kale ee asaxaabtiisa ahaa iyo dhamaan bulsha weynta reer Awdal iyo reer Somalilandba. Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Janadii Fardowsa inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.
Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Waxan halkan uga tasiayadaynaynaa geerida ku timid prof maxamed abdilahi yonis mahomed Talyani oo ku geeriyooday dalka kenya. Waxan leenahay umada uu ka baxay umada somaliyeed garahan umada somaliland ilahay sabir ha ka siiyo dhamantood qarabadiisana sabir iyo ahaha ka siyo waa qof qaliya ayuu ahaa ee ilahay janada ha ka warabiyo waxa halkan uga tacsiayadaynaya.
December 27, 2010
Hoos Ka Dhegeyso Faysal Cali Waraabe oo Dhaliil Iyo Canaan Dusha Uga Tuuray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa
Get Flash to see this player.
Get Flash to see this player.
Shirka Beelaha jibril yonis oo maalmihii la soo dhaafayba ka socday Bariga Magaalada Borama ayaa maanta kal fadhi caadi ah iskugu yimid waxaana shir gudoominayey Mudane Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax waxaana ka soo qayb galay Salaadiin, Cuqaal, Wax garad, Aqoonyahano oo dhamaantood ka soo kala Jeeda Ardaayada kala duwan Ee Jibril Yonis. Ugu horay waxaa hadalka furay Mudane Cabdirahmaan Aw cali Faarax oo sheegay in ay maanta u fadhiyaan in ay Jibriil yonis Doorta Hogaan guud oo ay beeshu yeelato iyo waliba in la sameeyo Gudi Dhaqan oo ka kooban 41 Xubnood sidoo kale wax uu intaas raaciyey in la dooran Doono Gudiga Abaabulka Doorashada iyo Caleema saarka Suldaanka Beeshu soo dooran doonto.
Prior to the 1960s, French Canadians were considered a minority group. In the province of Quebec, companies, banks and businesses were in the hands of Anglophones. The French always complained about their limited political autonomy and asked the federal government to obtain more ministers or directors to represent their interests. Their province of Quebec was poor despite the abundance of mineral resources. Due to high unemployment in the province, the French went to work in big cities and left their villages.
Waxaan akhriyay bayaanka cad ee ay soo saareen Xubnaha tirada badan leh ee isugu jira Madax-dhaqameedyo, Aqoon-yahano, Ganacsato dhalinyaro iyo wax garad kala duwan oo ka tirsan beelaha bariga iyo koonfurta Hargeysa. Bayaankaa oo si kulul ay ugu canbaareeyeen waxa ka socda deegaanka Baki (dhacdooyinka loo yaqaano Ceelbardaale)oo ay ku tilmaameen wax ka baxsan dhaqanka beelaha Somaliland, islamarkaana bayaamiyay inay xukuumadii hore iyo tan maantuba ka gaabiyeen inay wax ka qabtaan.
December 26, 2010
Tirraabta Wargeyska YOOL: Ninkii Marwadda Madaxweynaha Dembiga ka Galay oo Maantana Madaxtooyadda ka Bilaabay Wararkii Beenta ahaa.
Waxa dhawrkii Toddobaad ee u danbeeyey marba marka ka danbaysa isa soo tarayey warar iyo sheekooyin munaafaqadaysan, kuwaasoo ay shaqsiyaad caadaystayaal ahi la dhex wareegayeen meelo ay ka mid tahay xarunta Madaxtooyadda Somaliland iyo Wasaaradaha Xukuuumada cusub qaarkood sida Wasaarada War-faafinta. Sheekooyinka iyo wararkan naxliga badan oo xattaa noocooda ay hadda ka tanaasuleen Haweenka oo casru-jaahiligii lagu tilmaami jirey inay camal ka dhigtaan sheekooyinka qaarkood sida kuwa war-sheekadda oo kale ah, ayaa waxa sida Gir-gire foox ku jiro oo kale ula wareegay Wiilka Maareeye-ku-xigeenka looga dhigay Madbacadda Qaranka.
Xubno tira badan oo isugu jira hogaan dhaqameed, aqoon-yahano, ganacsato dhalinyaro iyo wax garad kala duwan oo ka tirsan beelaha bariga iyo koonfurta Hargeysa ayaa bayaan ay xalay nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyeen wargeyska Hargeysa Star si kulul ugu canbaareeyay, waxay ugu yeedheen dillalka ka baxsan dhaqanka beelaha somaliland ee ka socda deegaanka Ceel-bardaale kaas oo xubnahan kala duwani ku sheegeen mid xukuumadu ka gaabiso inay wax ka qabato.
Waxaan Salaamaya Dadka Ku hadla Afka Soomaliga gaar ahaan kuwa Somaliland iyo waaxda warfaafinta oo iyagu ah kuwo ku dulman dawlad kasta oo dhalata. Waxaana keenaaya iyaga oo u kala dhexeeya dawlada iyo shacabka ahna cida keliya ee ilaalisa sinaanta wixii qaldana farta ku fiiqda kuna soo jeedisa indhaha shacabka taas baana keenta xadhiga iyo caga juglaynta markasta ay la kulmaan. Waxaan isku deyayaa inaan jilo sheekadii kusoo caan baxday Dube iyo Doolaal oo ninkii hindisay ee daadihin jiray ku helay wasiir dawlada Ahmed Siiranyo.
Akhriste waxa laga yaabaa inay kugu noqoto firka-nax iyo lama filaan, inaad rumaysan waydana waa la arkaa. Aniguba dhakafaar baan ka qaaday markii aan ka warhelay in ayaamaha reer galbeedku yihiin magacda ilaahyo ay aaminsanaayeen Ciise hortii, illaa imikana ay aaminsanyihiin inay jiraan sida ku cad buugtooda diimaha iyo dhaqanka wax ka qortay.
December 25, 2010
When Smash-and-grab Becomes the Operating Philosophy
Somaliland is a country that has lost a vital hold on its past. It is the historical equivalent of leaving an ailing mother alone in her home, closing the door, and never seeing her again. A moral lobotomy occurs; the central decency perishes, and after that, any deed is possible. Indecency began on a national level. 2011 was a defining year in the career of indecency, when Somaliland people became unable to digest the significance of the value of their votes for the recent presidential election.The people were smug before the polling stations, and emotions led them to bad choice. Winning an election is at best a temporary joy, a few days’ celebration before the cycle of weakness and failure reverses direction.
Waxaan salaamayaa dhamaan dadka Somaliland ee jecel dalkoodda lana socda wax waloo ka dhaca, waxaa baryahan ina daashadey in dhacdooyin naxdin iyo nusqaan leh wadanka ka dhacaan, oo waliba aan leynaga haqab tirin sida wax u dhaceen iyo sida wax looga qabanayo. Xalkii aynu ka sugeyney in dowladdu wax ka qabato oo ummadda wax u sheegto ayuun baan maqleynaa GUDI BAA LOO XIL SAAREY, MUDO KA DIBNA ARINTII SIDAASI KU DHAMAANEYSA IYADOON LABA CALI ISWAYDIIN!
Markii aan shaqada Hargaysa ka qabtay waxay dadku iigu yeedhi jireen injiner Suubane. Waxaan xasuustaa maalin oday caaqil ahi isagoo ila socda uu tilifoon ii soo dhacay oo la waydiiyay ma dad baa kula jooga? Markaasi buu yidhi “haa waxaa ila jooga injinerkeenii Suubane”. Waan qajilay markaan maqlay eraygaasi sobobtoo ah waxaan maqlayaa in tolkay cinwaan aan lahayn magacaygii hor mariyeen. Waligay jaamacad ma tagin, nijaarada ayaan ka bartay dugsiga sare farsamada hargeysa, sanad korontada ahna waan bartay, marksaai ma injineer baan noqday?
Todobaakii ina soo dhaafay waxaa magaalada Jabuuti ka socday shirar kala duwan oo ay ku lahaayeen aqoonyahanka soomaliyeed. Shirkaas oo kan ugu mihiimsanaa uu furay madaxweynaha Jabuuti waxaa soo qaban qaabiyay aqoonyahano soomaliyeed oo uu hormood u yahay Prof. Ahmed Ismaaciil Samatar oo isla markaana gudoominaayay shirkaas oo lagaga tashanaayay sidii xal kama dambayn ah loogu heli lahaa dhiilada Somalia ka taagan.
Shirka madaxwaynaha Jabuti ugu yeedhay indheergaradka wuxuu iskaga maydhayaa dhiigga dushiida ka muuqda. Waa dhiigii dadkiisa ee uu cabbayaya muddada dheer . waa jaahil aan arki Karin dhibta dadkiisa haysata cashuurtooda yar ee nal iyo biyo loogu samayn lahaana wuxuu ku lumiyaa is bandhig sida boqor la caleemo saaro iyo shirar aan waxba dadkiisa uga dan ahayn.
Abdourahman Boreh, the former chairman of Djibouti’s ports, announced he will challenge President Ismael Omar Guelleh in April elections in the Horn of Africa nation that hosts the only U.S. army base in Africa. Boreh pledged to improve the standard of living for people in the nation of 879,000 and prevent “serious civil unrest.”
