December 30, 2010

Afkala qaadkii Gudidii Dhexdhexaadka ahayd ee SONYO, cararkii Boobe Yuusuf Ducaale, geesinamdii reer Togdheer iyo cududii ay mujiyeen, kala qaybsanaantii dhalintii reer Hargiesa ee qabiilka ku salaysnayd iyo Tanaasulki Khadar oo laga hayb badnaa.

Waan salamayaa dhamaan dhalinta Somaliland meel kasta oo ay jogaan, waxaan mar labaad salamayaa Bahda war baahinta madaxa banana gaar ahaan Harawo. Waxay ahayd 27 December 2010, maaalin ay kala baxday dhalinta reer Somaliland eek u dhaqan wadanka iyagoo u kala jajabay kooxo isku raacay mabda qabiil, qaar isku raacay mabda ay aaminsanayeen, qaarna ay u dhaxeyaan. Waxay ahad habeen ku adag taariikhda dalladda qaran ee sonyo soo maray, waxay ahayd habeen dhalintu isu dhafoor taabay gobolaysi.

Waa hebeenki u ceeboobay abwaanka, qoraaga siyaasiga weyn ee boobe yuusuf ducaale oo isticmalay cabudhin iyo cod ka ufuudda qaarkood oo u tageersanaa, waa habeenki uu dhalintii u tageersanaa sidi ay wax ku heli lahayd u fahmi waayey ee ku jahwareeray siyaasadii marba u galay qolalka banaanka hotelka ambassador ee lagu yidi kuwii aad isku reerka ahaydeen dhinaa ka eeg hadii aan is kale u dhigana qoladii aad donaysay adeero ee taanta shishe waxay jogaan koonahaas.

Waa habeenki u cararay marki u furmay shirkii, gur wayeel waa wada indho uu arkay guul darada ka soo socota, Quustii reer Berbera kala hayaameen shirwaynihi shanaad, amagaadii dhalintii reer jigijiga iyo tanasulki khaddar o inader adigu is casil ninkan baaa naga kaa xigee ( Tol yare) allaw hana joojin.

Faaadumo siciid oo akhriyi kari wayday magacii musharaxa ku guulaystay Gudoomiyanimada KKKKKK.
Guushii iyo gobonimadii reer Togdheer ee ay ku midoobeen iyo  go’aanki geesinimada lahaa
Axmed maxamed madar waa ku haboonaa geesi gob ah, oo dhex dhexaad ah gobolna aan ku gafin  (Magacaa ha jiro).
 
Golaha sare ee Daladdu waa 12 qof ee sidee ay isugu codayn donaan marka ay lix lix kala noqdaan (cajiib), kuwa ka gudoomay khibrad la’aan ayaa haysay mise burco ayaa laga rajaynayaa in ay xubin soo dirsadaan, Dastuurka kuma cada xubin aan ansixin Shirwaynuhu in ay soo fadhisato ( Taasna Ogaada)
 
By Cabdirisaaaq maxamed yuusuf

Email: lionedu@hotmail.com

Login