December 29, 2010
Tacsiyo Kala Duwan oo Ku Socda Eheheladii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Allaha u Naxariistee Maxamed Cabdilaahi Yoonis (Max’ed Talyaani)
Prof: Maxamed Cabdilaahi Yoonis (Max’ed Talyaani) Tiir ka ciirey dadkiisa iyo dalkiisa.
Innaa Lilaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun: Alla ha unaxariisto, Maxamed Yoonis Wuxu ahaa shakhsi diintiisa iyo dadkiisaba daacad u ah. Wixii uu bartey wuu uga faa’iideeyey dadkiisee Daa’imow Naxariistaada ugu deeq. Aamiin.
Anigoo ku hadlaya magaca qoyska reer Cabdi Qalinle, Waxan Tacsi u dirayaa xaaskii iyo caruurtii uu marxuumku ifka kaga tegay iyo guud ahaanba eheladiisii iyo asaxaabtiisii. Ilaahay samir iyo iimaan ha iniga siiyo isagana Janadii Farduusa haka waraabiyo. Aamiin.
Halkan riix si aad ugu duceyso http://www.youtube.com/watch?v=yzL_XWkLVHQ&feature=player_embedded
Inaa Lilaahi Wa Inaa Illaahi Raajacuun
Anagoo kala ah dadka hoose ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo huwan u diranaa dhamaan ehladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Dr. Maxamed Cabdillahi Yunis (Talyani) oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi shalay oo taariikhdu ahad 12/28/2010 Waxaan Ilaahay uga baryayna Marxuunka in uu Ilaahay ka waraabiyo Janatal Farduusa. Dhamaan dadkii uu ka geeriyoodayna Ilaah samir iyo imaan ha ka siiyo.
Aamiin
Mahdi Cumar Qadi iyo Xaaskiisa
Maxamed Cumar Diiriye iyo Xaaskiis
Axmed Jama Muxumad
Dharaar Carab iyo Xaaskiisa
Ibrahim Xasan Boqore iyo Xaaskiisa
Maxamed Warmahaye iyo Xaaskiisa
Axmed Sheekh Faarax iyo Xaaskiisa
Mahdi Qadi Mahdiqadi@hotmail.com
waxan halkan uga tacsiyadaynaynaa ehelkii iyo qarabadii uu ka baxay prof kii waynaa ee mahmed yoonis talyani dhaman ehel iyo qarabadii uu ka baxay waxan leenahay ilahay samir iyo iiman ha naga siiyo dhaman waxa halkan uga tacsiyaynayaa dhalin yaro fara badan oo ku nool yurub
ahmed husein aleel
mutafe a mahmud
ahmed mohomed suldaan
ahmed nur mahmed dheere
xasan kayd mahamud
ahmed rashiid ahmed
a qadir omar samriye
abdirahman husen caalin
mahamed farax omar
abdi qani daauska
