December 2010

December 31, 2010

“Nasiib-darro waxa fara gelin cusubi nagaga timid Wasiirka Macdanta & Biyaha.” Maayerka Ceerigaabo

Harowo (Ceeri-gaabo) - Maayorka degmada Ceerigaabo Md. Ismaaciil Xaaji Nuur  iyo Golaha degaanka ee degmada Ceeri-gaabo ayaa si kulul uga soo hor jeedsaday isla markaana gaashaanka ku dhuftay talaabo isku day uu wasiirka macdanta iyo biyuhu ku doonayay inuu kula wareego wakaaladda biyaha ee degmada Ceerigaabo.

More

Jawaab Kaqaalkii Sool Socotaye Awdal Baa Xigi

Marka ugu horraysa waxaan salaan kal iyo laab ah hawada u marinayaa dhamaan akhriystayaasha sida joogtada ah u akhrista webka hadhwanaagnews. Haddii aan ka hadlo mawduuca aan ka hadlayo oo ah jawaab aan ka bixinayo maqaal ku soo baxay webka cadadyadiisii hore kaasi oo lahaa cinwaanka kor ku xusan.

More

Dhulka U Nabdoon Soomaalida Oo Dedaal Ugu Jira Horumarinta Dhaqaalaha

abdirashid_duale-small  Hargeysa (Africa News by Sarah Childress)- Soomaaliya oo dagaalo sokeeyey ay naafeeyeen, ayaa dhinaca kale ganacsatada iyo saraakiisha Somaliland ay isugu geynayaan awoodooda sidii ay u noqon lahaayeen dal hogaamiya xasiloonida gobolka. Degenaanshaha ka jira Somaliland ayaa keenay in besha caalamku bedelaan fikirkoodii hore. “Waxaan aad ugu bogay horumarka ka socda Somaliland,”ayuu yidhi Mark Bowden, xidhiidhiyaha  hay’adaha qaramada midoobay. Mr. Bowden ayaa intaa raaciyey in mucaawinooyinka wakhtigan la siiyo ayaa gaadhaya sannadkii $100 million, laakiin waanu laban-laabi doona sannadka danbe.

More

Midaynta Community Services “Building Communities”

logofinal_000 Toronto Canada - The Midaynta Community Services Board of Directors and staff are sending yearly happy New Year message to Somali Community in Canada and around the world. This year is different because the challenges are numerous for Somali people in Homeland and all parts of the world.  The Somali people expect big changes in 2011 that the world community will turn on to solve the Somali problem.

More

December 30, 2010

Hoos Ka Dhegeyso Raaxo Yuusuf Cabdi, Kana Mid Ahayd Haweenkii Maanta Mudaharaadka Ku Sameeyay Madaxtooyada Horteeda oo Waxyaabaha ay Ka Cabanayso U Sheegatay Radio Waaheen

Get Flash to see this player.

An Open Letter to Somaliland President H.E. Ahmed Mohamed Mahmoud

Dear Mr. President:  My name is Mr. Noah Arre and I like to send you and Somaliland my warmest greetings.

Secondly, Mr. President, please know that as the citizens of Somaliland everywhere we constantly follow its daily news hoping it for permanent peace and tranquility. And certainly, without peace and stability, any country is doomed to fail. 

More

A Tribute to Moahamed Abdullah Younis (Mohamed Talyaani)

marxuum-maxamed-small Last Wednesday Mohammed Andullah Younis was buried in Nairobi, Kenya. To anyone who knew him, the news must have saddened them. Mohamed was industrious person with remarkable abilities and creativity. His vision and ambitions, was what captivated the people he encountered. He was most admirable character, gentle, tolerant and very jolly person. After finishing high school education at Amoud in 1971, he obtained a degree in agronomy at the Agricultural University in Afgoi, Somalia. In 1981, he made some courses on agronomy in California, USA.

More

Faallo: Faro-galintii Shirka Golaha Dhaqanka ee Beesha J/Yoonis oo Aan la Mahadin, Isla Markaana Masuuliyiin Badan Galaafatay.

Kadib markii uu geeriyooday Alle ha unaxariistee suldaankii guud ee beesha Jibriil Yoonis, Suldaan Muxumed (Gurey Nuur), oo sideetamaadkii ay beeshu u cimaamaday inuu noqdo suldaanka guud ee beesha, kadib markii uu hawl-gab noqday suldaankii isaga ka horeeyey alle ha unaxariistee Suldaan Ibraahim Rijaal. Waxa la aas aasay gole dhaqan mudo haatan laga joogo sanad iyo dheeraad si ay usoo xulaan suldaan cusub, islamarkaana ay u daboolaan baahida reerka tan iyo inta la helayo suldaan buuxiya kaalinta banaanaatay.

More

Haween Cadaalad Daro Ka Cabanayay oo Mudaharaad Madaxtooyada La Hor-tagay Iyo Ciidanka Amaanka oo Xoog Ku Kala Dareeriyay

mudaharaad-small Hargeysa, (Harowo)-Haween tiro badan oo ka cabanayay cadaalad daro kaga dhacday maxkamadaha iyo hay’addaha garsoorka isla markaana ku dooday in laaluush si sharci daro ah looga qaaday ayaa maanta mudaharaad cabasho ah la hor tagay xarunta madaxtooyada Somaliland ee magaaladda Hargeysa.

More

Khilaafka Hadheeyay Gabiley oo Loo Aanaynayo Qoyska Madaxtooyadda iyo Taliska Ciidanka iyo Kastanka kalabaydh oo loo Magacaabay Masuuliyiin ka soo jeeda Qoyska Marwadda.

Marwadda Koowaad ee Madaxwayne Siilaanyo Marwo aamina Waris ayaa la soo baxday Awoodo xoogan oo kaba sii Awood badan kuwii marwadii madaxwayne Rayaale, kuwaasi oo soo shaac baxaya maalinba maalinta ka danbaysa. Marwada oo la sheegay inay Qayb laxaadle ku lahayd magacaabistii Golaha wasiiradda iyo Bashasaabadda Gobolladda, iyo hay’addaha madaxa Banaan ee xukuumadda Cusub ee Axmed Siilaanyo ayaa sheegay inay Xilal badan oo kale si Dadban u magacawday.

More

La Taliyaha Siyaasada Ee Madaxweynaha Abiib Timacad Oo Laga Celiyay Irida Madaxtooyada Iyo Kala Qaybsanaanta Garabyada Siyaasadeed Ee Ku Hirdamaya Gabiley

Hargeysa (Harowo) - Mid ka mid ah siyaasiyiinta reer Gabiley ee sida wayn u la soo shaqeeyay Madaxweyne Siilaanyo isla markaana mucaaridadii ugu adkayd kula kacay xukuumada Madaxweyne Rayaale, mucaaridnimo darteedna isaga casilay xilkiisi wasiirnimo Abiib Diiriye Nuur (Timacad) oo xiligana ah La taliyaha dhinaca siyaasada madaxweynaha ayaa laga hor joogsaday inuu Madaxtooyada galo maalintii shalay.

More

Afkala qaadkii Gudidii Dhexdhexaadka ahayd ee SONYO, cararkii Boobe Yuusuf Ducaale, geesinamdii reer Togdheer iyo cududii ay mujiyeen, kala qaybsanaantii dhalintii reer Hargiesa ee qabiilka ku salaysnayd iyo Tanaasulki Khadar oo laga hayb badnaa.

Waan salamayaa dhamaan dhalinta Somaliland meel kasta oo ay jogaan, waxaan mar labaad salamayaa Bahda war baahinta madaxa banana gaar ahaan Harawo. Waxay ahayd 27 December 2010, maaalin ay kala baxday dhalinta reer Somaliland eek u dhaqan wadanka iyagoo u kala jajabay kooxo isku raacay mabda qabiil, qaar isku raacay mabda ay aaminsanayeen, qaarna ay u dhaxeyaan. Waxay ahad habeen ku adag taariikhda dalladda qaran ee sonyo soo maray, waxay ahayd habeen dhalintu isu dhafoor taabay gobolaysi.

More

Hadaan Nahay Dhalinyrada Reer Awdal iyo Salal, Waxan Qanac Ka Taaganahay Rajadaan Ka Qabnay Somaliland!!!

jaamac-ilyaas-small Waxan halkan ka salamaya dhaman umada rer somaliland, waxan leeyahay sanad wanagsan ilahay sanadkiisa ha inagu gadhsiiyo cafimaad qab iyo barwaaqo hadaan nahay dhalinyarada Reer Awdal eejecel horumarka iyo sumcada wanaga gobolkayaga iyo dadkayaga waxan aad iyo aad ugu faraxnay shirkii jaraa’id ee qubtay siyasiga Maxamed Jaamac Abgaal, oo runtii ah

More

December 29, 2010

Tacsiyo Kala Duwan oo Ku Socda Eheheladii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Allaha u Naxariistee Maxamed Cabdilaahi Yoonis (Max’ed Talyaani)

Prof: Maxamed Cabdilaahi Yoonis (Max’ed Talyaani)  Tiir ka ciirey dadkiisa iyo dalkiisa.
 
Innaa Lilaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun: Alla ha unaxariisto, Maxamed Yoonis Wuxu ahaa shakhsi diintiisa iyo dadkiisaba daacad u ah. Wixii uu bartey wuu uga faa’iideeyey dadkiisee Daa’imow Naxariistaada ugu deeq. Aamiin. More

Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Taliyayaal Warbaahinta Eedaymo Isku Dhaafsadaan

Khilaafka Talisyada Ciidamadda Booliska Iyo Asluubta Waxay Astaan Cad u Yihiin Siyaasad La’aanta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Amaanka Dalka

Hargeysa (Harowo) - Labada Taliye ee Ciidamadda Booliska iyo Asluubta Somaliland ayaa hadalo ay warbaahinta isku mariyeen laga dhadhansaday sida aanay iskula jaan qaadin xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo kala daadsanaanta maamul ee ka dhex taagan laamaha ugu xasaasisan qaranka, labada taliye ayaa midna ku cawday in aanay jirin wax jeelal ah oo ay maxaabiista ku hayaan, isla markaana ay shaqadii jeelasha qabtaan, halka Taliyaha ciidanka asluubtuna waxba kama jiraan ku tilmaamay arintaas.

More

Qaarad Kiro Ah: Afrika oo Shisheeye Wax ka Beeranayo Maloo Arki karaa ‘Gumeysi Cusub’

Sheeko xariiro hore u jirtey ayaa tidhaa Dadka reer Afrika waxay dhamaantood doonayaan inay dhul helaan si ay u beertaan ugalana soo baxaan nolol maalmeedkooda una helaan dhaqaale ay waxku baraan caruurtooda iyo waliba inay kor u qaadaan mustaqbalka reerahooda. Laakiin xaqiiqdu way ka duwan tahay sidaa waayo ma jirto cid doonaysa iney wax beertaan mid midka is ku dayaana kama keeno faa’iido muuqata si kasta oo ay dowladoodu iyo wasaaradooda u xil saran beeruhu  ugu dadaasho in horumar laga sameeyo dhinaca beeraha.  

More

Isku Shaandhayn Maanta Lagu Sameeyay Taliska Bilayska Gobolka Awdal oo Lagu Bedelay Koox Falaago ah oo Dadka Dhibtay

Boorama (Harowo) - Isku shaandhayn maanta lagu sameeyay taliska bilayska gobolka Awdal, ayaa waxa lagu bedelay qaar ka mid ah koox falaago ah oo ku dhex jirtay maamulka bilayska ee gobolka Awdal, kuwaas oo lagu eedeeyay inay qayb ka ahaayeen shirqoolo iyo mu’aamarado la iskaga horkeenaayo ardaayada beelaha Samaroon ee degan gobolka Awdal. Isku shaandayntan lagu bedelay saraakiil ka mid ah taliska Bilayska, ayaa loo aanaynayaa cabashooyin isa soo tararayay waayadan dambe oo ka soo yeedhayay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Awdal.

More

Uruurka “SAMO FOUNDATION” UK, oo Hambalyo U Dirayaa Golaha Dhaqanka Beelaha Jibriil Yonis

Dhamaan Dhalinyarada ku midowday SAMO FOUNDATION UK ee kaso jeeda Beelaha J.yonis ee dagan wadanka uk . waxaan hambalyo iyo Taageeroba udirayaan hawlaha ay wadaan Golaha Dhaqanka. beelaha j. yonis ee lo fadhiyo in lagu so doorto hogaanka ama suldanka guud ee reerka .

More

Awdal is not Rayaale: Silanyo’s Real Agenda For Awdal

small We all know that SILANYO had a lot of personals’ problems with RAYALEH for many years. But some how, he mix up the different between AWDAL and RAYALEH Excuse me and I’m sorry SILANYO, AWDAL is not RAYALEH!!!  Hello SILANYO, former president is gone but AWDAL was/is/will always be there. Before he was elected, SILANYO decided to clean-up what he calls “AWDAL-FISH” he meant intellectuals, if he is going to win election. The project (AWDAL_CHEOS) called “AWDAL ANTI- SOCIOLOGY OF DEVELOPMENT.

More

December 28, 2010

A Brief History of the ‘Somali’ Union: What is the Way Forward?

The former Republic of Somalia has been haunted by a problem called ‘Greater-Somalism’. Greater-Somalism is a politically motivated drive to unite all Somalis and Somali territories under a one-nation-state. It started in the 1940s as a movement to counter colonial powers and gained much popularity in 1960s. It looked attractive, because, in addition to the cultural nationalism, it also had religious and moralistic sentiments, that all muslims are brothers and sisters and therefore should unite; even more so when they share a common language,

More

Login