The news coming from asylum seekers in Sweden have confirmed to Medeshi that their lawyers told them that the Somaliland government requested asylum seekers from the country be retuned back through Hargeisa or Berbera airports.
Hargeysa (Yool) - Barnaamujkan ku suntan Yool-baadhka Siyaasiga, kaasoo Wargeyska “Yool” uu Toddobaad kasta Maalinta Jimcaha ku soo qaato Waraysi u dhisan qaab-madadaalo ah ama aan idhaahdo Jacbur Entertainment. Waraysigaasoo uu daadiyaha Barnaamujku si gaar ah ugu bartilmaameedsado Madaxda Xisbiyada, siyaasiyinta caanka ah iyo shasiyaadka Magaca ku masraxyada siyaasada ee Somaliland.
Wabiga niilka waxa lagu tiriyaa inu ka mid yahay wabiyada ugu dhaadheer ee caalamka mara hadaanu ahaynba kan ugu dheer dunida, iyadoo lagu qiyaasay dhererkiisu inuu dhanyahay 6650 km. waxa uu ka soo qulqulaa wabigani dhanka koonfureed ee qaarada afrika isagoo ku dhamaada bada cad ee loo yaqaan mediterranean see.
November 25, 2010
Dadweynoow Waad La Socota Kulmiye Inuu Maalinwalba Beeninayo Qodob Ka Mid Ah Waxqabadkii ay Ku Faani Jireen Intii Aanay Hogaanka Dalka Qaban
Salaan aad u qiimo badan hayga gudoomo shacbiga sharafta leh ee Somaliland, marka xigta hadii la kala Xisbi yahay maaha macnuu Gaal iyo Muslin ayaa la kala yahay. Waxaan ilaahay uga baryayaa Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi inuu ilaahay dhakhso uga bogsiiyo Dhaawaca kasoo gaadhay Mar-marka uu ku siibtay ee Gurigiisa Aamiin Aamiin.
Hargeysa - Dalladda ay ku bahoobeen ururrada madaxabannaan ee Xuquuqal-iinsaanka Somaliland oo magaceeda loo soo gaabiyo SOHIRA, ayaa soo bandhigtay tacadiyadda ka dhanka ah xuquuqda aadamaha ee muddadii xilka ay haysay xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo. More
There are many different issues that currently complicate the approval of the new Somali Prime Minister Mohamed Abdullah ‘Farmajo’ who is also a U.S. citizen. On Monday 348 members of the Somali parliament met in Mogadishu to vote on the approval of the Prime Minister’s new cabinet. Unfortunately the meeting ended even before a vote could take place as the parliament could not agree on whether to have a secret or open vote on the issue.
Cajiladii Dr. Gabboose iska sii duubay ayaa dhinaca kale waxay dhibaato weyn u geysatay, xukuumadii talada haysay ee md Daahir Rayaale, khudbada oo inteeda badan la xidhiidhay dhinaca dhaliilaha maamul ee nidaamka dawliga ah,waxay ahayd mid leh ahmiyad gaara marka loo eego xiliga lagu beegay oo ahayd waqti Dr Gaboose iyo ku xigeenadiisii xabsiga jiifaan, waxana ka mid ahaa hadaladii cajelada muuqaalka ah laga baahaiyey.
Hore ayaa loo yidhi indha adayga ayaa lagu barbaariyaa reer Mudug. Bal eega Gaboosahan aad mooddo inuu wali la hadlayo dadkii reer Galguduud ee Wasiir ku xigeenkiisii Ina Soofe ku badhi furaya.
Xisbiga UCID shir maanta ay guddigiisa fulinta ay iskugu yimaadeen xafiiskooda waxay ka soo saareen warsaxaafadeedkan. Xisbiga UCID waxay soo dhaweenayaan heerka ay marayso nabadaynta labada Beelood ee walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhexmartay kalshaale, wajiga labaad ee lagu galayo Maygaaglena waxaan rajeynaynaa in uu guul ku dhamaado.
Adeer waad is ceebaysaye alle ha kuu sahlo, markii aan saxaafadda kaa aragnay sidaan kuugu hanwaynayn iyo sida aad durba u bashiishatay waa labo aan is lahayn.
Makaahiil madaxiisii iyo mijihiisiiba waad tahay, cid wanaagiisa iyo taladiisa kaa lihina ma jirto, hadii aad wax kusoo kordhinayso waxay ahayd inaad wadadeeda u marto oo hadii wax ka khaldanyihiin aad ka toosiso.
Harowo (Boorama) - Wax yar ka dib markii ay gaadheen wafti balaadhan oo isgu jira, General Xudhuun, badhsaabka gobolka Awdal, xubno ka tirsan Ururka quba-jooga Awdal ee loo yaqaan Ardaa, xidhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda gobolada Awdal/Salel, ayaa waxa durbadiiba ku bilaabay huruuf iyo caga juflayn aan kala go’ lahyn ciidan beeleedka halkaa jooga ee dhawaanta ay xukuumadda Siilaanyo Bulo-cade soo dhoobtay, taasi oo cabsi weyn ku beertay xubnaha waftigu ka koobnaa, iyaga oo welwel ka qabay sugitaanka amaankooda.
November 24, 2010
No Redress: Somali’s Forgtten Minorities
The situation of minorities must be considered in the context of Somalia in the last 20 years of state collapse, war and resulting humanitarian disaster. Massive violations of basic human rights have affected all Somalis, majorities and minorities alike, and MRG recognizes the difficult path out of the seemingly endless and changing conflicts since the state collapse in 1991. Somalia has begun to draw international attention on the heels of this turmoil, but the country’s minority groups have so far received inadequate human rights protection and humanitarian assistance. Information about them is incomplete and not widely known, despite several reports in the last two decades, including those by Somali minority activist groups and Somali academics.
Following the appointment of seven “Somaliland envoys” (all from same clan as has recently become a pattern for Silanyo’s government), communities from Awdal must have by now learned their lessons through the hard way, unless they are living in a fantasy world. I bet they are. Those in Awdal who are still in doubt the direction to which Ahmed Silanyo’s government is heading should take a pause for a moment and consider what the future holds for them. Like it or not, Somaliland is for one clan.
Ethiopia is the largest recipient of western development assistance in Africa. In 2005-08, aid to Ethiopia more than doubled - from $1.9 billion to $3.4 billion. Yet the country’s domestic politics are becoming less democratic and more repressive. Could there be a link between aid and repression? That’s a question Human Rights Watch (HRW) has set out to answer in recent months; and a report we published on 19 October 2010 gives an unsettling answer.
November 23, 2010
Somalis in Twin Cities Shaken by Charges of Sex Trafficking
MINNEAPOLIS — When the girl now identified as Jane Doe 2 came under their control in 2006, at age 12, the Somali Outlaws and the Somali Mafia gangs set a firm rule: Their members could have sex with her for nothing; others had to pay with money or drugs.
Tan iyo markii uu dagaalku ka dhexbilowday beelaha qurilugud iyo buuhoodle ayaa waxaa degaanadaa gaadhay madaxdhaqameedka somaliland ugu waawayn kuwaasoo ku hawlanaa dejinta xiisada dagaal ayaa maanta gaadhay deegaanka Maygaagle oo ay kulan kula qaateen beesha Buuhoodle. Kulankan ayaa jawi wanaagsan ku qabsoomay iyo is afgarad, waxayna beesha Buuhoodle dhankeeda sheegtay inay nabada diyaar u yihiin dhankooda. Doraad ayay ahayd markii ay beesha Qori Lugud iyana ay siwanaagsan heshiis ula qaateen. Hadaba Hoos Ka Dhegeyso Hadalkii Suldaan Saleebaan.
Get Flash to see this player.
Wasiir kuxigeenka Daakhiliga Somaliland mr. Cusmaan Garaad Soofe oo shalay shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa, waxa uu faahfaahin ka bixiyay geedi-socodka khilaafkii degaanka Kalshaale ee shaqaaqadu ka dhacday iyo nabadaynta haatan wajigeedii labaad lagu jiro, si xal looga gaadho dirirta labada beelood ku dhexmartay degaankaas.
Hargeysa - Mr. Maxamuud Xaaji Cali Xasan oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda beesha Ciise ee deegaanka Gobolka Salal, islamarkaana ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay shir uu sheegay in dhawaan ay beesha Ciise kuu qabsan doonto deegaanada Salal, kaasoo uu sheegay inuu yahay shir Beeshu kaga arrinsanayso sidii deegaanada Salal wax looga qaban lahaa baahiyaha ka jira ee arrimaha aasaasiga salka u ah nolosha Sida Caafimaadka, Biyaha horumarinta iyo gobolka.
London - Shirweyne baryahanba mucaaradka Jabuuti uga socday magaalo madaxda dalka cariga Ingiriiska ee London ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey is afgarad iyo dalad guud oo ay yeeshaan xisbiyada mucaaradka dalka Jabuuti. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka socday dhamaan xisbiyada mucaaradka jabuuti, Qurbojooga reer Jabuuti ee ku dhaqan wadamada yurub, Aasiya, Ameerika iyo Afrika ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii cududa mucaaradka Jabuuti loo midayn lahaa iska markaana si wadajir ah loo raadin lahaa isbedel dimoqraadiyadeed oo ka curta dalka Jabuuti.
