October 28, 2010
Somaliland: Debate Explores Living Apart Together
Following presidential elections in Somaliland in July 2010 and the ongoing instability in Somalia that allows piracy to persist off Africa’s East Coast, the Dutch town of Nijmegen played host to a discussion focussing on how Somaliland, Somalia, and Puntland could coexist and what this, or the alternatives, might spell for the region as a whole.
Introduction: Livestock export is a key element in the livelihood systems of pastoral and agro-pastoral populations in the Horn of Africa (HOA). Export trade is supported by a network of regional cross-border trade, where the interior rangelands are linked to the ports through a series of clan-based corridors. The regional cross-border trade network supports about 17 million people in the HOA including livestock producers, traders, and other groups such as trekkers, fodder traders, brokers, and middle men who directly or indirectly derive their entitlements from livestock production and trade.
Fadhi ay maanta yeesheen Gudida Fulinta ee Xisbiga UCID, falanqayn dheer ka dib waxay soo saareen warsaxaafadeedkan hoos ku qoran:
Geedi socodkii diimoqradiyada ee ka bilaabantay jamhuuriyada Somaliland ka dib markii la furay ururada oo hormood uu ka ahaa Xisbiga UCID, marxaladihii aan soo marnay oo khilaafaad ina soo dhaexagalay oo dhamaantood aan ku xalinay si xikmad iyo walaalnimo ah
Buqshadan uu Wasiirka reer Denmark u dhiibay Madaxweyne Siilaanyo tolow maxaa loo sheegi waayey lacagta ku jirta intay leegayd oo Baanka loo dhigi waayey. Sawtii la isku ogaa wixii Dakhli ahi Khasnada dawladda mooyaane in aanu meel kale ku dhicin.
Hargeysa - Xildhibaan C/laahi Ibraahin Xirsi (Dhugad) oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ku eedeeyey in lacagtii uu lahaa dalka ayaan kasoo ururiyey la waayay meel ay jaan iyo cidhib dhigtay, uguna baaqay madaxweyne Axmed Maxamed Maxauud Siilaanyo inuu soo magacaabo wasiir lacagta bixiya.
October 26, 2010
Arabian Sea: Center Of West’s 21st Century War, A quarter of the World’s nuclear aircraft carriers will soon be in the Arabian Sea.
The Nimitz class nuclear-powered supercarrier USS Abraham Lincoln arrived in the region on October 17 to join the USS Harry S. Truman Carrier Strike Group, which in turn had arrived there on June 18 as part of a regular rotation. The Charles de Gaulle, flagship of the French navy, the country’s only aircraft carrier and the sole non-American nuclear carrier, will soon join its two U.S. counterparts. The U.S. possesses half the world’s twenty-two aircraft carriers, all eleven supercarriers (those displacing over 70,000 tons) and eleven of twelve nuclear carriers.
“Waxaan leenahay haddii aad ka xishoon weyday, damiirkaaguna kuu diidi waayay inaad beesha Sayla Bari Sad-quudhsigii ugu darto Duco qabe, anaguna waxaanu ilaawi doonaa wixii aan xeerinaynay.” Madax dhaqameedka Beesha Ayuub
S: Xaaji Sideed u aragtaa baadhitaanka masuuliyiinta xukuumadii hore ee Rayaale ee hanti-dhawrka guud ee qaranku sheegay inay lunsadeen hanti qaranku leeyahay, isla markaana ay waajib qaran tahay, sida uu sheegay?
Qormadan ku suntan “Bal qiyaasoo kumaa qiimo roon..?” Waa taxanne Wargeyska “Yool” uu Toddobaadkiiba hal Maalin ku gorfayn doono isbarbar-dhig ku saabsan masuuliyiinta Xukuumadda cusub ee ku abtirsada Xisbkga KULMIYE iyo kuwii ka horeeyay ee Xukuumadii Md. Daahir Rayaale Kaahin.
Anigoo ah muwaadin ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag bari, waxaan aad ugu faraxsanahay hadalkii ay jeedisay wasiirada shaqada iyo arimaha bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac ee ay kaga dhawaajisay in aan shaqaalaha dawladdu dheeli tirnayn
Waxaan filayaa Siilaanyo maanta yahay nin cimri ku jira, soo arkay ayaamo badan oo kala dhadhan iyo tariikh duwan, madaama uu masuul sare ka soo noqday dowlad Somaliyeed oo midaysan taas oo u saamaxday inuu dhadhamiyo macaanka qaranimo iyo midnimo ee Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo soo arkay dhadhanka kharaar ee Jabhadnimo, kaas oo laga dhaxlay, duurgal, burbur iyo dagaal sokeeye.
Ninkii Xuseen Kiiniyaati ee aynu shalay hadal haynay sawkan Sirdoonkii ka ambaday. Cadow meel fog jooga iska daayoo halkii cadaawahan Kadinka taagan ka war dooni lahaa, sawkan iskula soo rogay Marfishyada magaalada ee lagu Kaftamo.
Akhristayaal, waxa markasta oo aad Idaacad dhagaysataan ama Joornaal akhridaan amaba TV daawataan waxa dhagihiinna iyo indhihiinna ku soo noqnoqda kooxo loogu yeedho Budhcad hubaysan, Budhcad-badeed, kuwo Dadka afduuba, kuwo Gaadiidka dhaca iyo waxyaalo la mid ah.
“Waxaynu ahayn dad walaalo ah, Oo Waad ogaydeen in Ciise Binu Axmed Iyo Isaaq Binu Axmed inagoo ah aynu SNM-Cadowga ka wada samaysanay.” Md. Siilaanyo. Madaxweyne Lagama Sugayn Waxaa Maanta Arintaasina way soo dhamaatay Oo Samaroon Iyo Ciise maanta waa walaalo adigaana wanaag lagaa sugaayaa.” Oday Ka mid ah Duqayda Beesha Ciise
Hargeysa (Harowo) - Waxa maalmihii u danbeeyay soo baxayay warar sheegaya in Madaxweyne Axmed Siilaanyo dib uga noqday kana qaaday xilkii uu safiirka Ethiopia ugu magacaabay inuu noqdo wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Siciid, Waxaanu Maxamed Xassan Siciid ka mid ahaa masuuliyiinta aan wali xilka loo magacaabay si rasmi ah u tirsan ee aan la wareegin.
Hargeysa - Xildhibaan Cali Yuusuf Axmed, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland kana soo jeeda xisbiga xukuumiga ah ee KULMIYE, ayaa ka digay halista ka dhalan karta lacag cusub oo la sheegay in xukuumadu ku hawlantahay daabacashadeeda. Waxaanu soo bandhigay ceebo badan oo xukuumadda Siilaanyo ku soo baxay saddexda bilood ee ay talada dalka haysay.
Xilal saray reer Awdal somaliland ka qabteen xataa kursiga ugu sareeyey fuuleen. Laakiin marna dadku kuma qancin sababtuna waa saluuga sadexda gole ka jira darteed. Waa hubaal in saluugu labaatan jirsaday, laakiin wali cid u fadhiisatay iyo cid loo hor-fadhiistay midna ma jirto. Dadkii umaddan wax u bartay iyo siyaasigoodiiba markii waxan la qeybsanayey iskuma hawlin.
Waaheen- Cawil, Sulub iyo Warancade oo ay soo Gole joojiyeen shalay Hargeysa (Waaheen) Wasiiraddii hore ee UDUB ee doraad Madaxweyne Siilaanyo kula kulmay Qasriga Madaxtooyadda ayaa shalay galab uga waramay xubno ka mid ah Xisbigii UDUB kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Rayaale
Kii yaraa ee Dekeda Berbera loo dhiibay sawkan rubad go’ay. Sidii Xirsi loo hooskeenayba wuu sii socdaa oo wuu soo socdaa. Ina Rayaale iyo colkiisii ayaa siday wax u boobi jireen lagu Masayn jiray siddii niman Sahay urursanaya oo kale.
WASHINGTON — Somali pirates could be working for businessmen or international networks, a report said. Congressional investigators have assessed that Somali pirates could be linked with unidentified business and insurgency elements in the Horn of Africa. The investigators cited evidence from U.S. and other officials that Somali piracy was being financed from both business interests in Somalia as well as abroad.
