October 30, 2010

Wafdiga Reer Awdal Dawalda Kaga Jira Borama Yimid Xal Miya, Mise Waa Xaq Daro?

Marka hore salaanta islaamka asclkum salaan kadib waxa barayahan so baxaya in ay yimaadeen dhaman xildhibanadii dawlada kaga jiray reer Awdal iyo salal, iyada oo aan wali la garnaynin waxa ay isku soo wada racen yado?

Fikrado kala duwn dadka qaar qabaan inay fiirinayan xaalada gobolka oo aany iman intii dawaldan cusubi dhalatay, ayna kala socdeen uun sida dadka caadiga uun ugala socdeen warbaahinta caalamiga iyo ta gaarkaba, halka dadka qaarna qabaan inay qandaraas kusoo qaateen inay soo dajiyan xaalada gobolda oo aad u kacsan ilaa dhalashadii dawldan cusub, walina dawo loo helin, kana dhalatay qaybsiga dawlada oo aan wali waxas mudaharado baaqyo iyo xataa fariintii ugu danbaysay ee loo dhiibay wasiirka arimaha guduha lana kulmay aqoon yahanka suldaanda gobolda.

Walina laga sugayo jawaabtii kolba waftigii yimaadna la yiraa, kana sida jawaabtii iwm dhnka kale waxa wali dadka awdal iyo salal la yaaban yihiin halkuu ku danbeeyay m/xigeenkii saylici muxuse uu iman laayahay dadkiisa gobolkiisa intaa cabanaya wasiirada aan u dhalana loo soo dirayo sawka maalin walba qashinka xafladaha.

Xataa madaarkii Berbera ugu danbeeyay meel u furay kii Boramana xataa kasoo qayb galin furintisi hadal iyo dhaman lagama yaabo wax xala in laga gaaro ilaa inta la dhagaysanayo doonidaanka dadka iyo suldanada reer awdal lagamana sugayo ragan yimiday ama udub ha ahadan.

Ama kulmiyee kab iyo xaarkeedba waa laisku tuuraa haday dadka matalan why ay mar uun u iman waayeen ayna uga hadli waayeen doonistooda waxana dadka awdal ay aamin sanyihin xildhiban kaliya  Axmed yaasiin sh cali ayaanle wuxuu yiraahdana waalaga yabaa in la dhagaystow aayo isagu wuu ka hadlay si sharafi ku jirto taariikhduna way xusi doontaa Arinta ay leeyihiin saylici waa inakeenii aan taageerno ok isaguna hana taageero hana horyimaado dadkiisa qaldkiisana ha qirto hana saxo waxa qaldan marka waa lagu qasban yahay waanan taageeraynaa.

Arinta magacabista AMAL xaaji miisaan runtii badanka dadku aad bay uga naxeen waayo dee waa hooyo leh 6 caruura halkee lagu arkay in nin yiraahdo anay ila talin maxay kala talin xaaslay waxay la talisaa caruurteeda ninkeeda cidkale oo ay latalin iska daaye ay guri kula cidlooto ilaahayba uma ogola waana ku xaaraan diinteena sharafta xaaslaydana anuu waxaan qabaa meel buu kala dhecee siilaanyo xaal ha siiyo gabdha iyo saygeeda mana qabo inay qadanayso ama saygeeduna ka ogolaanayo warkaas ninkeeda boos ha siiyo haduu wax u ogal yahay.

Takle dawlad 100 lataliye  maxay kala talinayan xagese laga isticmala nidaamkan noocana 100 lataliye 100 agaasime iwm waxan umalaynaya inay arintani dadajinayso cimriga dawladan tabarta yar ilaa hadana la jaanqaadi kari leh dadkeedii ilaa hada 100 cisho ay qabsadeena 100 qalad ku badashay takale waxan lee ahayn dadka hanbalyaynaya magaran macnaha ay ka wadan iyo sida ay ula muuqato marwo ninkale lataliso ninkeedana iyo caruurtedana ka dhaxda xilmiyaa mise waa xaqdaro ama sharaf dhac marwo iwm.
 
Guntii iyo gaba gabadii dadka awdal waxay isku raaceen inaanay cidi badali kari mawqif kooda ilaa inta ay gaarayaan mawqifkoodana aanay cidkale udaba fadhiisanaynin kuwani maanta joogaana waa kuwii ka muquurtay wakhtigii looga baahnaa hiil iyo hooba waa kii xata hadal aan laga helin haday yihiin udub iyo haday yihiin cidkaleba waa laga tashaday.
Saylicna waxan leenahay adaa dadkaga isku diray waxanad ahan jirtay in sharaf ku dhexleh bulshadiisa dadkiisa laalkin maanta waxad uga llidataa siilaanyaha sharafta gobolda dhulka jiiday ogayna inay jiran iyo inakle adna xashiishka Hargaiasa ayaan kugu ognahay ama haku yiraahdaan saylici wastaad ama ha yiraahdaan Walanagu cameeyay  xiinya cade ayan u baahanahy awdal iyo slaalna xiniinya cade ayay u baahan yihiin ilaahayna ha garan siiyo riyadooda hana isku keeno maskaxdooda muruqooda.

Ciise Xasan

Email: macalinka1234@hotmailo.com

Login