October 30, 2010
Oday Xuseen Cawaale Warfaa, oo Si Ba’an U Dhaliilay Xildhibaanada Iyo Masuuliinta Kale ee Qandaraaska Ka Soo Qaatay Xukuumadda Siilaanyo!
Boorama (Harowo) - Oday Xuseen Cawaale Warfaa, kana mid ah madax dhaqameeyada aadka looga qadariyo magaalada Boorama, isla markaana ahaan jiray maayarka Boorama ka hor doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka, ayaa mar Shabakadda Wararka ee Harowo.com wax ka weydiisay socdaalka iyo dhaq dhaqaaqyada xubnahan ay xukuumadda Siilaayo lacagta soo siisay, ayaa wuxuu si kulul u weeray ujeedad ka dambaysa hawlaha ay ka wadaan magaalada Boorama. Wuxuuna ku tilmaamay Ujeedada ay u yimaadeeni inay tahay sidii dadka beel beel loogu kala qaybin lahaa. Hadaba Hoos Ka Dhegeyso Qayb Ka Mid ah Hadalkiisii.
Get Flash to see this player.
