October 2010

October 31, 2010

Isbedel Dhinaca Cadaaladu waa in uu ka mid noqdaa Wax-qabadka Dawlada Cusub Mudnaanta Siinayso 100-ka Maalmood ee u Horreeya.

Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu, iga guddooma salaantaa Islaamka ee qaaliga ah, Inkastoo ay xukuumadda cusubi ay ka dhigtay waxqabadkeedii boqolka maalmood ee u horeeya ama ugu muhiimsanayd in la tirtiray guddidii nabadgelyada ee sida sharci-darrada ah dadka sarajooga ugu xukumi jirtay, in la bixiyey dhamamanba mushaharooyinka ay shaqaalaha dawlada iyo ciidammadu lahaayeen……. …………….

More

Muddo Kordhintii Barlamaanka Oo Dhaqan Gashay, Madaxweyne Siillaanyo oo Ka Luqun Diinleeyay Mawqifkiisii Iyo Saddexda Xisbi Oo Afka Ka Xidhay

Wakiilada Oo Shantii Sano ee La Doortay Tahli  Kariwaayay Curinta  Xeerkii Lagu Soo Dooran Lahaa! 

Hargeysa -  Muddadii sharciyada ee  shanta sano  xilka loogu soo doortay Golaha Wakiilada doorashadii golahaasi ee dalka ka qobsoontay 29 September 2005-tii oo ku eegayd, maalintii khamiistii todobadkii hore ee 29 October 2010-ka, iyadoo go’aanki muddo kordhinta ee labada sano iyo sideeda bilood ahaa ee Golaha Guurtidu muddada 10 julay 2010-ka golhaasi lafooduna ay gacmahooga ugu koradhsadeen muddo saddex sano iyo sideed bilood ah.

More

Qormada Akhristaha: Somaliland 19 Sano Ka Dib, Qaran Mise Maamul Goboleed?

18-ka May 1992 ayaa gobolada Waqooyi (Somaliland) looga dhawaaqay maamul ay leeyihiin beelaha degaankaasi. Dhismaha maamulkaasi ayaa ahaa natiijo ka dhalatay kulankii ay magaalada Burco ku yeesheen sanadkaasi odayaal iyo siyaasiyiin degaanka oo hab beeleed go’aansaday inay talada ku wadaagaan.  Aas aaskii maamulka Somaliland waxaa uu ka unkamay saddexdii gobol ee Waqooyi Galbeed (Hargeysa), Awdal (Boorame) iyo Togdheer (Burco). Waxaa xusid mudan in qeybo ka mid ah Sanaag iyo Sool ay ku jireen waxna ku lahaayeen yagleelida maamulka Somaliland ee shirkii beelaha Burco. Bilowgii, waxay dadka reer Waqooyi Galbeed (Somaliland) ujeedadoodu ahayd in horta maaro loo helo goboladaasi maadaama ay dalka intiisii kale dagaalo ka jireen.

More

Dood Furan: Aqoontii Awdal Ifka Kama Muuqato Lagumana Anfacsane, Tolow Ma Aakhirey Jirtaa?

Bulsho marka ay baaba’ayso  waxa lagu gartaa, Kolba ka ugu liitaa horgala. Caqligaa suuxa oo caamahaa taliya. Aqoontaa xishoota oo jahligaa atooreeya. Shaki kuma jiro in mustaqbalkii beesha reer Sheekh Samaroon uu marba marka ka dambaysa god madow sii galayo.

More

October 30, 2010

Libyan Policy in the Horn of Africa: Somalia, Somaliland and Djibouti

Ethiopia and Somalia are historical enemies. When Qaddafi developed an alliance with Ethiopia’s Mengistu in the mid-1970s, this angered Somalia’s President Siad Barre. Somalia broke relations with Libya in 1981 and did not restore them until 1985. Libya has maintained an official diplomatic presence in Mogadishu since the fall of Siad Barre in 1991 and collapse of Somalia, one of only two countries, the other being Sudan, to keep diplomatic staff without interruption in such a dangerous environment.

More

Dalabkii Beelaha Gabooye Xalkiisii Waa Kan Madaxweyne.

Akhristayaal marka hore waxaan ka afeefanayaa in qoraalkaygani ujeedadiisu aanay ahayn mid lagu kicinayo colaad balse uu yahay mid cid walba xal u noqon kara. Sida aynu la wada socono waxaa dhawaan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ka soo yeedhay dhawaaq Suldaan Daakir Xassan Khalif oo ah suldaanka guud ee beelaha Gabooye.

More

Defaming People on Your Website

It came to my attention that your printed several defamatory writings recently against Amaal Xaaji Mizan under a pretext alias names on your website. It’s indeed a deplorable and low life action to undertake. After you’ve been living that many years in civilized world, it appears that you’ve  yet to comprehended the ethics of owning a public place

More

Wafdiga Reer Awdal Dawalda Kaga Jira Borama Yimid Xal Miya, Mise Waa Xaq Daro?

Marka hore salaanta islaamka asclkum salaan kadib waxa barayahan so baxaya in ay yimaadeen dhaman xildhibanadii dawlada kaga jiray reer Awdal iyo salal, iyada oo aan wali la garnaynin waxa ay isku soo wada racen yado?

More

Wasiirka Beeraha oo ka Hadlay Socdaalka ay Boorama ku Yimaadeen Isaga Iyo Xubaha Kale ee Golayaasha Qaranku

Xukuumada Oo Ka Muquuratay Xuska Qaraxyadii Hargeysa Ee 29-kii October Iyo Dadweynaha Oo Dareen Cadho Leh Ka Bixiyay

Hargeysa (Harowo) - Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa gabi ahaanba ka muquuratay isla markaana maalin caadi ah u xisaabsatay xuska dadkii ku dhintay ama ku dhaawacmay, weeraradii 29-ka October loogu baroor diiqi jiray oo maantoo kale ku beegnayd sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtayna maanta ku beegnayd.

More

Somaliland : Gabooye Minority Clan Demand Justice

gabooye-small Gabooye minority clan of Somaliland have recently voiced out their frustration with the government and have staged demonstrations both in Somaliland and in front of Whitehall in London , United Kingdom.

More

Oday Xuseen Cawaale Warfaa, oo Si Ba’an U Dhaliilay Xildhibaanada Iyo Masuuliinta Kale ee Qandaraaska Ka Soo Qaatay Xukuumadda Siilaanyo!

oday-cawaale Boorama (Harowo) - Oday Xuseen Cawaale Warfaa, kana mid ah madax dhaqameeyada aadka looga qadariyo magaalada Boorama, isla markaana ahaan jiray maayarka Boorama ka hor doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka, ayaa mar Shabakadda Wararka ee Harowo.com wax ka weydiisay socdaalka iyo dhaq dhaqaaqyada xubnahan ay xukuumadda Siilaayo lacagta soo siisay, ayaa wuxuu si kulul u weeray ujeedad ka dambaysa hawlaha ay ka wadaan magaalada Boorama. Wuxuuna ku tilmaamay Ujeedada ay u yimaadeeni inay tahay sidii dadka beel beel loogu kala qaybin lahaa. Hadaba Hoos Ka Dhegeyso Qayb Ka Mid ah Hadalkiisii.

Get Flash to see this player.

October 29, 2010

Justice for Somalia’s Oppressed Minority

In a protest outside Downing Street, a hundred Somali protesters gathered on Whitehall. When I enquired what they were doing, a girl no older than me told me with the straightest of faces that her cousin had been raped and killed by the criminal regime in charge in Somalia.

More

Raxan Isugu Jirta Xidhibaanada Reer Awdal/Salel ee Golayaasha Qaranka Iyo Masuuliin Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo oo Olole Dabdamis ah Ka Wada Boorama.

Raxantan ololaha wada, oo sida la sheegay qandraas ka soo qaadatay xukuumadda Siilaanyo, isla markaana uu horkacayo Cabdilaahi Dheere oo ahaa ninka Reer Awdal ugu dhawaa madaxweynihii hore Daahir Rayaale, ayaa durbaba waji gabax kala kulmay dhaq-dhaqaaqdii ay ka ka wadeen magaalada Boorama. Hadaba warbin arintaa ku saabsan hoos ka dhegeyso:

Get Flash to see this player.

Yool-baadhka Siyaasiga: Weriye Mashqac-Geliye Iyo Madaxweyne Siilaanyo

mashqac-geliye (Yool) - S:  Mudane Madaxweyne, maalintii Sabtida ee Taariikhdu ahayd 23/10/2010 waxa aad la yeelatay kulan albaabadu u xidhan yihiin Seddex Wasiir oo ka tirsanaa Xukuumadii Rayaale oo laba ka mid ahi ahaayeen mas’uuliyiintii aad tidhi waxa lagu qaadayaa Xatooyo Xoolo Dadweyne. Dadka ka faalooda siyaasadda waxa ay leeyihiin waxa keenay xabad joojintan, baadhitaan joojintan, sumcad dilid joojintan, dabagal joojintan wada deg-dega ah iyada oo uu Madaxweynaha ka war helay in hoosta laga wada niman guddi ah oo lagu magacaabo ‘Guddida ka

More

October 28, 2010

Dadweynuhu Siday u Arkeeen Jawaabihii Madaxda ee Dhacdooyinkii Isdaba-jooga ahaa? Qaybta Koowaad

Hargeysa(Yool) - Qormadan oo inta aanu ka gaadhno aanu si taxanne ah idinku soo gudbin doono, waxaanu si gaara diiradda ugu saari doono dhacdooyinkii ugu miisaanka weynaa ee dalka ka dhacay mudadii Boqolka Maalmood ahayd ee Xukuumada Axmed Siilaanyo hoggaanka talada dalka gacanta ku haysay iyo weliba tiraabihii iyo dareenadii kala duwanaa ee Masuuliyiinta Xukuumadu ka bixiyeen masiibooyinka la soo dersay dalka, kuwaasoo qaarkood ay si weyn u waxyeeleeyeen xasiloonida iyo amniga.

More

Terminalka Berbera, Tiicii Bulshada iyo Temeshlihii Wefdiga

Madaxweyne-xigeenka, Laba Wasiir iyo Marwadda Koowaad oo Faraqa Darsaday Bannaanbax Gilgilay Berbera.

Berbera (Yool) - Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa waxay maalintii shalay u ahayd mid ka mid ah maalmihii ugu adkaa ee soo mara tan iyo intii ka danbeysay 27-kii July 2010-ka markaaasoo uu si rasmi ah hoggaanka talada dalka ula wareegay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xisbigiisu ku guulaystay doorashadii dalka ka dhacday 26-kii June 2010-ka, kadib markii subaxdii hore ee shalay ay dadku ku waaberiisteen bannaanbax aan hore u sii qorshaysnayn.

More

Maxamed Xaashi Ma Isku Deyey In uu Xalaaleeyo Lacagtii TOTAL Iyo Tii MAXJARKA ee uu Xaaraanta ku sheegay? Muxuuse Ka Odhan Doonaa Dhamaadka Boqolka Cisho?

Maxamed Xaashi Cilmi waa wasiirka maaliyada ee somaliland waana guddoomiye klu-xigeenka koobaad ee urur siyaasadeedka qaran, waxayna dadka xogagaalka ahi sheegayaan in uu doonayo in uu furto urur siyaasadeed, waxayna dad badani is weydiinayaan sida uu Maxmed Xaashi isu waafajin karo wixii uu umadda haruu ugu sheegay ee ahayd, dhaqaalaha soo baxa saddex bilood oo keliya haddii ay ku dhacdo khasnadda dawladda waxaynu ka mid noqon lahayn suuqa barwaaqo sooranka.

More

Somali Artists Look Homeward

somali-artist-small The audience released an awkward, muffled laugh. Midgan is a derogatory reference for a Somali group seen by many as outcasts. Ms. Maxamuud let the insult linger in the air, allowing the audience to recognize how a word can divide people.

More

Somali Author Nadifa Mohamed up for First Book Prize

nadifa Nadifa Mohamed, who spent her early years in Hargeisa, Somaliland, before moving to the UK, is cited for her debut novel Black Mamba Boy.The book, which describes a journey from her Somalian homeland to Port Talbot in Wales, is also shortlisted for this year’s Dylan Thomas Prize.

More

Login