September 28, 2010
Hadaladii Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar ee Shirkii Boorama
Get Flash to see this player.
Warbixin: Bariga Sanaag Waxa Maanta Lagu Arkaa Dhul Somaliland Leedahay oo Maamul Puntland Ka Taliyo
Harowo (Ceeri-gaabo) - Xaaladda bariga Gobolka Sanaag ayaa maraysa meel aad u adag, isla markaana waxa degaankaas si wayn uga muuqda in gabi ahaanba ku xidhnaantii aagaas ee dhinaca somaliland meesha ka baxday, ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwo beelaha degaankaasi leeyihiina aad ugu badanayaan.
Burco - Magaaladda Burco ayaa waxa ka socda Shirar iyo kulamo gooni gooni ah oo ay yeelanayaan Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Magalaadaasi. Shirarkan oo ah kuwo ka socda dhinaca galbeedka Burco, ayaa ah kuwo aan Saxaafadda loo Ogolayn.
Dhab ahaantii waxaa la yaaba lama maqal ah,lagana xishoodo ah,in manta Ay dadkeenii u talinayaan, maamulayaan, una tilmaamayaan waxa xun iyo waxa fiican, Dad Wax Garanwaaya amaba Ku fashilmay waxbarashadoodii dugsiyeed ama Jaamacadba, loona sacab tumo, Dab haduu Guri Qabsadana Sideen u daminaa Mooyee yaa Dabka shiday Lama yidhaa.
Tranquillity is the essence of upward mobility and prosperity of all acting nations on the globe. It is the sparkplug of the right morale, humanity, and healthy co-existence of human being. It is also the basement of understandability and mutual acceptance among those who have different religious believes, cultures, and values. After a long journey of both mental and physical hardships, humans won to climb up the ladder of individual and social responsibility. The dark side of human being is defeated by the luminous sense of humanity. People crept towards humanity. The diminishing granite evil part of people can be seen by considering the evaluation of gladiators into boxers. The people of early empires had a greater propensity to enjoy and commit cruel actions. They could watch men knifing and killing with one another. To their greater degree of brutality, they could find entertaining a lion that torn and broke the fleshes and the bones of someone regarded as a gladiator.
Boorama (Harowo) - Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Dr. Gaboose ayaa sidii caadaadu ahayd markale ku celceliyay balan qaadyo been ah oo lagu dejinayo xiisadda ka taagan gobolada Awdal iyo. Waa Markii Boqolaad ee masuul ka socda xukuumadihii kala dambeeyay ee Somaliland soo mara balan qaadyadan oo kale u sheego salaadiinta iyo cuqaasha Awdal. Hadaba Hoos Ka Dhegayso Weriye Daahir oo axmed Jirde oo ka waramaya shirkii saaka dhacay Huteel Rays.
Get Flash to see this player.
Boorama (Harowo) - Shabakadda Wararka ee Harowo.com oo Khaldka telphoneka kula xidhiidhay Weriye Maxamed Cumar (Hyena), ayaa waxuu sheegay inuu Huteel Rays hada ka socdo shir foolka fool ah u ay isku arkeen Qaybo ka mid Salaadiinta Awdal iyo Odoyaal Kale. Hadaba waxay su’aalo ka taagan yihiin Dr. Gaboose awood mu u leeyahay mase rabaa inuu wax ka qabto waxyaabaha ay ka cabanayaan reer Awdal/Salel. Dad ka faalooda siyaasaha Soomaliland ayaa saadaalinaya inuu Dr. Gaboose balan qaadyo been ah ku maaweelin doono raga la shiraya.
Get Flash to see this player.
Boorama (Harowo) - Mar ay saaka Shabakadda Wararka ee Harowo.com khadka telphoneka kula xidhiidhay Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid salaadiintaa aadka looga qadariyo Awdal/Salel, Isaga oo ku sii jeeda shir ay albaabadu u xidhan yihiin oo saaka ka dhacaya Huteel Rays, ayaa wuxuu sheegay cadaadiska lagu hayo labada gobol inuu qaaday heer aan loo dulqaadan karin. Shirkan ayaa sida la sheegay waxay salaadiintu kula kulmayaan Wafti Hargeysa ka yimid oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dr. Gaboose. Hoos Ka Dhegayso Hadalka Suldaanka
Get Flash to see this player.
September 27, 2010
Waa Maxay Asaasaqa Ama Ilawshiiyaha (Dementia)?
Haddii asaasaqa ilawshiiyaha laga helay adiga, ama qof aad saaxiibbo tihiin ama qaraabadaa ah, waxaad dareemi kartaa walwal ama jahwareer. Waxaa laga yaabaa in aadan ogayn waxa asaasaqa ay tahay. Xaashidan xaqiiqeed ayaa kaaga jawaabi kartaa qaar ka mid ah su’aalaha aad qabto. Ereyga ‘asaasaqa’ (dementia) waxaa lagu tilmaamaa calaamadaha yimaadda marka maskaxda ay waxyeelleeyaan cudurro gaar ah. Waxaa kuwaas ka mid ah cudurka Alzheimers iyo mararka qaar sababtoo ah hawlgabka jirka qaarkiisa (stroke).
Mudaharaadyo Balaadhan oo Bari Ka dhici Doona Awdal ka dib markii General Xudhun lagu bedelay nin ka tirsan dadqalatadii Jidka Kalabaydh ee danbiga loo haystey Generaal Xudhun oo lagu bedelay nin ka tirsan dadqalatii Kalabaydhka dadka ku qafaashay iyo mudaharaadyo lagu balansan yahay Borama. Cabdiraxman Saylici oo sheegay in lagu qasbay bedelaada Gen . Xudhun iyo General Xudhun o Borama yimid maanta sheegayna in lagu bedelay nin aan u qalmin ilaalada xeebaha Awdal sheegayna inuu aad uga xunyahay cadaalada darada xukumada Somaliland ay samaysay ee ay jagada kaga xayuubisay”
“Cudurka kaa gala Fardaha haddii laga gubo Dameer dawada lama gaadhayo, waxaana wanaagsan Ninka shaqada uu yaqaano in loo diro ee uu qaban karayo, laakiin waxaad moodaa in Wasiirku ku rafanayo.” Caaqil C/risaaq Maxamed Askar
Hargeysa (Harowo) - Qaar ka mid ah Cuqaasha, Duqayda iyo Wax-garadka beesha Bariga Hargeysa ee gobolka maroodi jeex, ayaa waxba kama jiraan iyo arin lagula galgalanayo ku tilmaamay muwaadin maalintii shalay wasiirka arimaha guduhu sheegay in loo qabtay qaraxyadii Hargeysa ee 29, October 2008-dii ka dhacay Madaxtooyada, xarunta UNDP iyo safaaradda Ethiopia.
September 26, 2010
WHAT IS GOOD GOVERNANCE?
Recently the terms “governance” and “good governance” are being increasingly used in development literature. Bad governance is being increasingly regarded as one of the root causes of all evil within our societies. Major donors and international financial institutions are increasingly basing their aid and loans on the condition that reforms that ensure “good governance” are undertaken.
Qoraalka lagu faafiyay hadhwanaagnews Saturday Sep 25/09 Ee uu qoray nin isku sheegay Axmed Abdilaahi Iidleh Waa Cay & Ceebayn Caqli Xun Kasoo Baxday & Cunsiriyada ladhaafay. Qoraalkan oo Nuxurkisa ama ujeedadiisa laga dhigay.
Hargysa (Qaran news) - Waxa ilaa caawa isi soo taraayay wararka sheegaaya in ragii budhacad badeedka u xidhnaa ee ay todobaadkani xukumada Somaliland ay sii daysay kadib markii ay xukumada Somaliland ragaasi waydaarsatay rag iyagana laga qafaashay Putland oo u dhashay Somaliland.
Run ahaantii Ninka Siyaasad ahaan Bisalaaday kuma dhawaaqo, inuu jagada madaxwaynaha u sharaxan yahay ama uu doonayo inuu madaxwayne noqdo iyada oo mido yar oo wiigag ah laga joogo mudadii aynu dooranay Madaxwaynaha cusub.
Warar maanta naga soo qaaday magaalada Boorama, ayaa sheegay in Jan. Xudhuun si dadban looga xayuubiyay xilkii uu umadda Somaliland u hayay. Ilo wareedyo ku dhawdhaw xukuumadda Siilaanyo, ayaa sheegay in Jan. Maxamad Cismaan Ibraahim Xudhuun looga yeedhay magaalada Hargeysa, halkaas oo sida wararkani tibaaxeen loogu dhiibay warqad ka socota taliska ciidamada qaranka Somaliland.
September 25, 2010
Cuqaasha Gobolka Saaxil oo Wasiirka Maaliyadda Ku Eeedeeyey Inuu Cadaadis Cadawtinnimo Oo Culus Ku Hayo Berbera
“Maxamed Xaashi wuxu hore u yidhi: Inta ina Cigaal joogo ayuunbuu Saaxil Gobol ahaanayaa, illaa imika dadku way fahmi la’yihiin waxa uu hadalkaa uga jeedey….” Chief Caaqil Geeddi.
Intra- and inter-clan fighting in Somalia can be explained partially in terms of clan organizational structure and the multiple barriers inherent in the system which impede unity and contribute to instability in society. First of all, clan culture allows for the questioning of leaders at the tribal, regional, or national level. When leaders gain authority, they often have not developed means for the lowest members of the group to feel like valued members of the organization.
Hadii Kulmiye Ku Ololayn Jiray Dalku Halkii Ugu Liidatay Ayuu Marayaa, Maanta Ilaahay Ma Ina Tusay In Gacantooda Wixii ay Sheegi Jireen Mudo Laba Bilood Ka Yar Lagu Gaadho. Sida laga wada war-qabo waxa Somaliland dhawr bilood ka hor dhegaha dadka daashaday aadna loo maqli jiray halku dhega Is-bedel
Guud ahaan Somaliland waxaa maalmahan dande hadal haynta ugu badani ay noqotay dhacdadiid Xeebaha Gobolada Galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Salel ka dhacday ee ahayd ciidamo hubaysan oo ka badan 250 kana tirsan jabhada ONLF oo ka soo degay xeebta dheer ee Salel.
