September 30, 2010
SOMALILAND OR ISAAQLAND
Somaliland must overhaul its power sharing system or risk an overwhelming political catastrophe, tribal dissatisfaction, and public upheaval in some regions. The lob-sided Senate, Parliament, and Government are signs of an ominous and uncertain future.
Oday Maxamed Xasan Xaaji oo ka mid ah Wax garadka Deegaanka Gabiley ayaa isaguna si wayn gaashaan ka ugu dhuftay Taliyaha ciidanka Booliska. Cilmi Rooble Furre amarkii uu ku sheegay in uu ku bixiyey in uu soo qabanayo Cawar Xareed waxaanu yidhi
Tan iyo markii ay talada la wareegtay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa jirey dhawr arrimood oo ka mida tallaabooyinkii ugu horreeyey ee ay qaaddey oo noqday kuwo si wayn looga biyo diiday, ama si aada looga deyriyey.
Hargeysa - Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee sida weyn ugu ololayn jirey Xisbiga talada haye ee KULMIYE, ayaa sheegay inay waajib tahay in Golayaasha sharci-dejintu inay u yeedhaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo si wax looga weydiiyo meesha uu ka keenay xilka cusub ee ku saabsan Chief Of Cabinet, kaasoo uu Xildhibaanku xisay in aanu ku jirin Distoorka Somaliland.
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafada. Waxaan rabaa inaan wax ka idhaahdo arin baryahan danbe aad ugu wayn war baahinta oo ka dhashay dableydii sida tuugada ah uga soo dagtay xeebaha galbeedka dalka. Somaliland na run ahaan tii ay kuwada fashilantay marka laga soo bilaabo madaxweynaha, taliyayaasha ciidamada iyo taliyaha sirdoonka intuba.
Marka hore waxaan salaamayaa bahda saxaafada Awdal/Salal ee sida hufnaanta leh wararka nooga haqabtira.Marlabaad waxaan salaamayaa salaatiinta reer Awdal/Salal ee ilaahay xigmada iyo aqoonta ku manaystay waxaanan ku hanbalyaynayaa sida fiican ee ay danaha bulshadooda uga hadlaan.
Halis Qurux Badan oo Hadeerna Hoosta Ka Xumaatay “Waa`Isbadalkii Loo Wada Hanwaynaa”.
Anaga oo ah dhalin yarada gobolka awdal iyo salal waxaan si buuxda ugu taafeersanahay baaqii ay salaadiinta gobolka awdal iyo salal usoo jeediyeen xukuumada xusub taasoo ay kucadeeyeen wax muuqda oo aaanu ku taabacsanahay hadaan nahay dhalinyarada gobolka salal iyo awdal.
Hordhac: Dawladnimada casriga ahi waa nidaam u adeega bulshada dal ku nool, bulshadaasi oo leh distoor qeexaya, shuruucda dalka iyo talada dalka. Shacbiga dalka ku noolina ( muwaadiniinta ahi ) waxa ay xaq u leeyihiin in ay si dimuqraaddi ah u doortaan hoggaankii ka talin lahaa dawladnimada dalkaasi, ee ugu horreyn sugi lahaa ammaanka iyo adeegyada dawliga ah ee kala geddisan….isla markaana si caddaalad ah u maamuli lahaa ummadda iyo haykallada dawliga ah.
Reer Awdal waxay abaal iyo qadarin ka mudanyihiin bulshada ama shacbiga la isku yidhaahdo somalilland , reer awdal waa dad nabad galyada jecel had iyo Jeerna u tagan nabad galyada iyo geedi socodka dimuqraadiyada somaliland, waxaanay baal dahab ah kaga qoranyihin taariikhda quruxda badan ee ay so martay somaliland mandiqada geeska africana lagaga amaano.
September 29, 2010
Somaliland: Xaalada Nabadgalyo ee Sii Xumaanaysa + Af-duub Iyo Aanooyinka Qabiil ee Bilaabmay Iyo Xukuumada oo Ciidamadii Amaanka Cabudhinta Shacabka u Adeegsanaysa.
Xaalada nabad galyo ee Somaliland ayaa markii ugu horaysay dhawr iyo toban sanadood gaadhay halkii ugu hoosaysay, waxaana sii badanaya ficilada dilka, af-duubka iyo weerarada aanooyinka ah ee beelaha iyo qabiilooyinku iskula kacayaan. Dhinaca kale ciidamadii amaanka ilaalin lahaa ee dalka ayaa xukuumada Axmed Siilaanyo ku jaha wareerisay kana door biday in halkii ay cadowga ka ilaalin lahaayeen ay cabudhin iyo caga juglaynta shacabka loo adeegsado, taas oo ay ka markhaati kacayso sida loo dhoobay jidadka magaalooyinka Burco iyo Boorama oo ah meelah ugu nabdoon dalka, balse cabashooyin xukuumada ku lid ah laga dareemay.
Rhetoric aside, the new president is pinned to his “Politics of Patronage” and formed not a national government but his thanks-giving one only purported in the pretext of “Change”,
It is not my intention here to disgrace or belittle the wishful hope of SL people with this government as well as disdain their effort to show to the world that they manage their affairs in peace and differently from rest of Somalia.
Asalamu calaykum waraxmatulahi wa barakaatu, halkan waxaan aad uga salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan ee somaliland oon ugu hambalyaynayo shaqada fiican ee umada ay u hayaan, marka xiga waxaan halkan aan hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaa salaadiinta gobolka
Hargeysa (Harowo) - Mid ka mid ah Hooyooyinka Reer Somaliland oo degan magaalada Hargeysa ayaa cabasho ka muujisay sida ay Madaxtooyadu ula dhaqantay, oo ay saluug ka muujisay fulin la’aan iyo balan xumo ay ugu dareen ri ay ka jiidheen oo magdhow madaxtooyadu u balan qaaday aan ilaa wali laga siin, isla markaana ridaas oo irmaanayd ay curyaantay oo dawaynteeda iyo badbaadinta nolosheedu ugu biirtay xaaladeeda nololeed.
Burco (Harowo) - Magaaladda Burco ayaa labaysay Boorama, isla markaana ciidamo tira badan oo argagax galiyay shacabka la dhoobay meel kasta oo magaalada Ka mid ah, sida Wararka laga helayo magaaladda Burco ee xarunta gobolka Tog-dheer daaha ka rogeen waxa boqolaal ciidamo kala duwan ah la dhigay wadooyinka iyo xaafadaha magaalada dhexdeeda, taas oo aragagax iyo cabsi balaadhan ku abuurtay haweenka iyo caruuta sida caadiga ah ugu noolaa magaaladdas.
Hargeysa (Harowo) - Alle ha u naxariistee Guuleed Muuse Xaaji. Cali oo da’adiisu tahay 18 jir iyo Hana Xuseen Sheekh Cumar oo da’adeedu ahayd 22 jir, ayaa xalay cawaysinkii u geeriyooday rasaas uu oodda kaga qaaday Nin Dukaan ku haysta Xaafadda Cabbaaye Degmadda Gacan Libaax ee magaaladda Hargeysa.
Burco (Harowo) - Magaaladda Burco ayaa labaysay Boorama, isla markaana ciidamo tira badan oo argagax galiyay shacabka la dhoobay meel kasta oo magaalada Ka mid ah, sida Wararka laga helayo magaaladda Burco ee xarunta gobolka Tog-dheer daaha ka rogeen waxa boqolaal ciidamo kala duwan ah la dhigay wadooyinka iyo xaafadaha magaalada dhexdeeda, taas oo aragagax iyo cabsi balaadhan ku abuurtay haweenka iyo caruuta sida caadiga ah ugu noolaa magaaladdas.
Annaga oo ka mid ah dhalinyarada iyo waxgaradka Gobolka Sanaag, waxaannu aad uga xunnahay sharaf-darrada shaqsiyeed ee lagula kacay Guddoomiyihii hore ee Baanka Somaliland, kaasoo ahaa Abbihii Banka Somaliland, lugahana u taagay dhaqdhaqaaqa lacageed ee Baanka Somaliland illaa maanta ku shaqeeyo.
September 28, 2010
Caddaalada Somaliland: Qudhaanjoy ku Quuso
Shalay Wuxu wasiirka ciidamada qaranka “Somaliland” soo saaray amar uu kaga qaadayo xilka taliyihii xeebaha geelbeedka “Somaliland”, Kornayl Maxamed xudhuun oo degaan ahaan ka soo jeeda beelaha gobolada Awdal iyo Salal, isla markaana halkiisii ku bedelay sarkaal ka soo jeeda beesha uu wasiirka laftiisu ka soo jeedo ee Jibril Abokor, oo muddo dheer muran-dhulleedka Ceelbardaale ka dhexeeyey iyaga iyo beesha ay dariska yihiin ee Reer Nuur, Gadabuursi.
Hard earned Somaliland democracy may be on the verge of collapse because of the current political atmosphere created by the policy of revenge that the new Somaliland government opted to pursue. Poor decision making coupled with revenge has become source of unrest among the Somaliland public both in Awdal and Togdheer as well as in Sool and Sanaag. For example, the recent decision by the government to replace a commander in Awdal region caused an uproar among the Sultans of the region who warned the government about the consequences of the change.
Get Flash to see this player.

