August 2010

August 29, 2010

Somaliland Ma Waxay Madaxweyne u Dooratay Mudane Ahmed Mohamed Mohamoud Siilanyo, Mise Beeshiisa?

Doorashadii ka qabsoontay 26kii Juun dalka Somaliland ee Shicibka reer Somaliland ay boqolkiiba todobaatan si kalsooni ah u siiyeen codkooda Mudane Ahemed Mohamed Mohamoud Silanyo, ayaad  waxaad moodaa in ay durba ay ummadda reer Somaliland walaac ka muujisay, taas oon ahayn xaga Madaxweynaha ee ah beesha uu ka soo jeedo. Waxaan maanta kalsooni ku qabaa in uu Madaxweynaheenu diyaar u yahay wax qabad iyo isbedel dhinac walba taabanaya, taasi oo ah tii ay ummaddu u soo dooratay.

More

Gudoomiyihii Xisbiga UDUB ee Degmada Boorama oo La Xidhay Iyo Xisbiga UDUB Cambaareeyay Xadhiga

“Waxaa loo xidhay markii uu sheegtay xil ah afhayeenka J/yoonis……”  Badhasaabka Awdal

Awdalpress (Borama) – Gudoomiyihii xisbiga UDUB ee degmada Boorama Maxamed Cabdi Axmed (Ilkacase) ayay maanta ciidanka booliska ee magaalada Boorama ku xidheen saldhiga dhexe ee magaalada Boorama, masuulkan xidhan oo aan la xidhiidhnay ayaa noo sheegay in saaka ay ciidanka boolisku ku waabariistaan, guriga uu ka galo magaalada Boorama, ka dibna ay u sheegeen in la soo amray in ay soo qabtaan isaga, amarka xadhigiisa ayuu ku eedeyay badhasaabka G/Awdal in uu ka dambeeyo, isla markaana uu ku haysto maqaal uu dhawaan ku qoray Internetka waa sida hadalka uu u yidhiye.

More

“Siilaanyo Waxaan u Sheegayaa in Aanay Talladu Ahayn inta ku Xeeran ee waa Inaad Sanaag-bari Saamigooda Xaqa ah Siisaa, Haddii ay Kaa Waayaana…” Md. Maxamed Cismaan Bulqaas

Hargeysa (Jam) - Md. Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cabashadii ugu weynayd ka muujiyey saamiga madaxweyne Siilaanyo ka siiyey xukuumadda Beesha uu ka soo jeedo ee Sanaag Bari, isla markaana caddeeyey in haddii madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) Beesha uu ka soo jeedo siinin saamigeeda ay ka tashan doonto, isla markaana ay yeeli doonto wixi danteeda ah.

More

Madaxweyne Siilaanyo Lama Shaqaynayno Manta Laga Bilaabo

Marka hore waxaan salaan aad u qiimo badan u dirayaa madaalayaasha ama bahda Harowo.com iyo dhamaanba akhristayaasha sharafta badan, waxaan leeyahay rabadaan kariim. Intaa ka dib waxaanu doonaynaa inaanu maanta ka hadalno, xukuumadii aynu dooranay iyo sida ay noqotay. Intii ay xukunka gacanta ku haysay talada, madaxweyne Siilaanyo wuxuu ahaa madaxweyne aanu aad ugu hanwaynahay, markii uu doorashada u ololaynayay waxaanu islahayn wuxuu noqondoonaa madaxwayne isbadalku ka dhab yahay, laakiin waxaa noo cadaatay inuu noqday oday wayn oo cadhoonaya!

More

Faallo: Damac La’aanta Gabiley, Dulqaadka Wajaale, Duur Xulka Siilaanyo iyo Dareen la’aanta Shacabka.

Gabiley waxay ku Badalatay Lixdankii kun ee Cod ee ay islahaayeen Faa’iido ayuu soo wadaa in Shaqadda lagaga eryo 10 masuul…!!!!

Wakhtigii ololaha Doorashada Somaliland waxaa ka jiray Guud ahaan Dalka Somaliland Tartan Xoogan oo lagu kasbanayay Taageero, Xisbi kastaana Dhankiisa u raadsanayay Taageerayaal, kuwaasi oo loo Samaynayay Balan Qaadyo dhinac walba leh.

More

Awdalnews Network After Bashir Goth

Awdal news network is known to be one of the first Somali news websites that earned a great fame and popularity since its establishment. The great poet, journalist and writer Bashir Goth served as the editor of the news portal since February 2009, during his service in the website Bashir spared no effort in keeping awdalnews a place where the most influential Somali writers meet and share their issues of concern in good mood.

More

Mr.Siilaanyo Wasarrada Cafimaadku Wasiirbay Leeday Ee Maxaa Ku Daba Dhigay Shaqadeeda faragalintu maxay tahay.!!!

Dawlada Madaxweyne Siilaanyo  waxa ay si xad dhaafa meel ka dhac ugu wadaa xilkii loo doortay iyo muuqaalkii guud ee qaranka JSL ee umada ka dhexeeyey. Madaxweynaha aynu dooranay waxa uu meel kaga dhacay wasiiradii  uu shaqada u igmaday in ay la qabtaa waxa uu u gacan dhaafay shaqadii uu wasiirada u dirtay ee ay qaranka u hayeen runtiina ay ahayd in aad tixgeliso wasiirka shaqadaa xirfadeeda iyo aqoonteedaba leh  sida mushtamaca iyo xubnaha dawladadu u texgelinayaan xilka ay kuu doorteen  ee aanay kuugu gacan dhaafeynin.

More

Saxaafada Somalilland Ma Heli Doontaa Ballanqaadyadii Xisbiga Kulmiye Ee Xilligii Doorashada?

Qalabka warbaahinta madaxbanaan ee Somaliland oo dalka ka hanaqaaday tan iyo sanadkii 1991kii wakhtigaasi oo Somaliland xornimadeedii ay kala soo noqotay Somalia, Saxaafada Madaxa Banaan ee Somaliland waxa ay u hawlgashay siddii ay dunida iyo dalkaba ay u gaadhsiin lahayd xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Somaliland.

More

August 28, 2010

Maxay Iska Shabbahaan Qaab-dhismeedka Xukuumadda uu Soo Dhisay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadihii Siyaad Barre? By Cabdiraaaq Sh Cali Askar

Dimoqoraadiyaddu marka la macneeyo waa maamul ay shacabku awooddeeda leeyihiin. Shacbiga Somaliland muddo kontomeeyo sanno ayey baadi-goob ugu jireen xukuumad si caddaalad, sinnaan, daacad iyo waxqabad hufan ugu adeegta, waxase intaa u sii dheeraa shacbiweynaha Somaliland in xukuumaddii Siyaad Barre ka hor madaxbannaanida Somaliland ka qaadatay sannadkii 1991kii ay oo ummaddan dhaxalsiisay dhacdooyin taariikhda ku duugan oo aad u qadhaadhaa, isla markaana sababay halgankii hubaysnaa ee ururkii SNM dib ugu soo celiyey xorriyadda qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

More

Should Somaliland Allow the Formation of a Unionist Party?

Ludicrous idea, isn’t it?  How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings?  I can see jaws dropping with bewilderment, devoted readers unbelievably double checking the source, and some of those already besotted with cynicism against the loyalty of clans on the fringes of Somaliland jumping to conclusion as soon as they see the title without reading any further and saying with a great sense of satisfaction: “Hey, gotcha? We knew all along that he was a unionist in disguise?”  Likewise, I can see also unionist “Somalilanders” getting ecstatic about my rebellious approach.

More

The New Broom of President Silanyo Sweeps Through The Executive Branch With 45 Appointments And More to Come!!!

fired Observer (Hargeisa) -  The long-awaited list of new appointments finally came out on Thursday afternoon.  Forty-five senior government posts changed hands with an executive order from the Presidency.  More appointments are expected to come, but the main coveted posts are now filled. The list that came out of the Presidency was replete with surprises.  The new appointees are marked by youthfulness and lack of experience but some such as the new governor of the Central Bank, Mr. Abdi Dirir, are veterans with many years of experience.  The Director-General of the all important Ministry of Finance is now the Director of Sales and Marketing for Telesom, the mobile operator. 

More

Who’s A Pirate? In Court, A Duel Over Definitions

NORFOLK, Va. Not since Lt. Robert Maynard of the Royal Navy sailed back triumphantly to nearby Hampton Roads in 1718 with the severed head of Blackbeard swinging from his bowsprit has this Navy town been so embroiled in the fight against piracy. For the first time since the Civil War, accused pirates will be put on trial this fall in a federal courtroom. The defendants are six Somali men fished out of the Gulf of Aden, between Somalia and Yemen, in April after allegedly firing on a U.S. Navy ship, which blew apart the tiny skiff they were on.

More

Book Review : Jama’s Travels

street-boy Nadifa Mohamed’s ambitious first novel tells the story of a Somali orphan’s odyssey from Yemen to Djibouti, onward to Eritrea, Sudan, Egypt, Palestine, Marseille, Hamburg and Wales — and ultimately to an epiphany in London. Toward the end of this trek, the hero meets up with an old friend, with whom he competes “over who had walked the farthest, starved the longest, felt the most hopeless; they were athletes in the hard-luck Olympics.” Earlier, at a bus stop in Gaza, the hero comes across someone who is everything he doesn’t want to be: Musa the Drunk, a homeless Somali man, “the poster boy of failed migration.” Both moments reveal the weaknesses in this young novelist’s phenomenal, fast-­forward story.

More

Wakiilkii Itoobiya U Joogay Somaliland oo Dalka Iskaga Baxay

Hargysa (Qaran News) - Warar rasmi ah oo aanu ka helnay ilo xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in safiirkii dalka Itoobiya Somaliland u joogay uu dalka ka baxay, wararka aanu helaynaa may noo xaqiijinin sababta rasmiga ah ee uu safiirkuu dalka uga baxay hase ahaatee ayaamahihii u danbeeyay waxa ay warbaahinta Somaliland qaarkeed soo bandhigayeen khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo la isku mari laa waxyaabahii la isku hayay.

More

Haatuf-ka Maanta: Cafiskii Madaxweynuhu Ku Sii Daayey Maxaabiista Ayaa Waxa ay Ummadda u Horseeday Cabsi!!!!

Cafiskii Madaxweynuhu ku sii daayey maxaabiista ayaa waxa ay ummadda u horseeday cabsi iyo fiid carow, kadib markii habeenadan ugu dambeeyey tuug ku gaashaaman mindiyo dhaadheer iyo baangado ay halis galiyeen nafaha dadka wakhtiyada dambe iyo fiidadowgaba ka sii caraaba suuqyada ay ka raadsadaan quutal daruuriga oo ay meelo dhexe iyo suuqa badhtamahiisa-ba kaga soo baxaan ragaasi dhawaanta la soo daaeyey oo ay ka mid yihiin Tuug waaweyn oo caan ah.

More

Mudane madaxwayne Bahasha Inaga Badhax, Waa Fikirkayga…!!!

Marka hore waxaax idinku salaamayaa salaanta islaamka, bacda salaan waxaan wax yar wax ka taabanayaa, jagooyinkii uu magacaabay siilaanyo, kuwaas oon markaan akhriyay u arkay arrin aan miisaanayn ama qayb aan iila muuqan mid cadaaliya, odayguna sidan uu wax u wadaa waa sidii nidaamkii Siyaad Bare.

More

August 27, 2010

Magacyada Xubnaha Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Iyo Beelaha Dhalasho Ahaan ay Ka Soo Jeedaan

images2 Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay magacaabay masuuliin kale oo ka qayb gali doonta xukuumaddiisa, kuwaas oo xubnaha ugu muhiimsan uu madaxweynuhu hadiyad u siiyey beesha uu ka soo jeedo, taas oo marka lagu daro madaxtooyada iyo gudoomiyaha Golaha Guurtida la odhan karo waa xukuumad beelaysan. Hadaba, hoos ka akhriso magacyada msuuliintan iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

More

Axmed Siilaanyo oo Ilihii-Dhaqaalaha Ku Taxay Xubno Beeshiisa u Badan

livingrooms751 Hargeysa (Yool) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay soo saaray dufcaddii labaad ee Xukuumaddiisa, kuwaasoo tiradoodu ahayd 44-xubnood oo isugu jira masuuliyiinta madaxda ka noqon doona qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxabannaan ee Dawladda.

More

August 26, 2010

Haatuf-ka Maanta: Sawtii maaha laba xildhibaan oo ka mid ah Baarlamanka Somalia ay joogeen xafladdii ay Rayaale iyo Siillaanyo

Maxaa loola yaabayaa saddexdan xubnood ee Baarlamanka TFG-da ka tirsanaa ee naftu keentay ee Boorama caymadka ku yimid, sawtii maaha laba xildhibaan oo ka mid ah Baarlamanka Somalia ay joogeen xafladdii ay Rayaale iyo Siillaanyo xilka kula kala wareegeen? More

Halkan Ka Akhriso Jagooyinkii uu Magacaabay Siilaanyo Maanta oo Dhamaystiran

Haydaha Madaxa Banaan:

1. Gudoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank)   Cabdi Dirir Cabdi

2. Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General)     Xasan Axmed Adan

3. Hantidhawrka guud ee  Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim

4. Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib More

Login