August 30, 2010
XUKUUMADA SIIRAANYO QARFAY JAFAYSAA, YAA QABTA
Markahore waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha qiimaha badan, waxaanan salaan ka bacdi lee yahay RABADAAN KARIIM. Intaa kabacdi waxaan usoo noqonayaa dulucda maqaalkayga e waxaa illaahmahiiya oo aad ugu wada faraxsanayn sidii ay udhacday doorashadii soomaaliland ee dhacdy bishii aan soo dhaafnay ee juun 26 keedii’.
Taas oo uuna ku guulaystay xisbiga KULMIYE ee uu hogaaminaayay AXMED MAXAMAD SIILAANYO, wuxuuna noqday madaxwaynihii afraad ee talada soomaaliland qabta, waxuuna noqday MR SIILAANYO ninka nasiibbadan madax waynayaashii ka horeeyay, waayo sidaynu wada hayno ragii ka hireeya midwalba waxaa horyaalay caqabado siyaasadeed oo ka qaadatay waqti badan siduu uga gubilahaa madaxwaynaha maanta taladasoomaaliland, hayaayi wax alla wax caqbad siyaasadeed ah oo horyaalay ma,aynan jirin ,meesha waxa uu kuyiday doorasho xalaala oo indhihii caalamka soo jeedisay soomaaliland.
waxaa ca jiibnoqdaay kursiga talada waxa uu ku fadhiyaa mudo aan gaadhay laba bilood, hadaynu tirino mudadaas inta khalad ee ay gashay xukuumada cusubi ama madax waynaha cusubi waxaweeyi aan loo dulqaadan karayn waxaan sirlamooday BOQOLKA CISHO ee u horeeya hala sugo, waaba lasugi lahaa sawtanmaaha, gurigiiba dabka lasudhaayo maxaa adeeer ka wayn marka odayaal aan sharciba uhaysan in ay ka taliyaan arinta BUUHOODLE oo ahyd hadaytahay arin dhaqan beelo la heshiisiinaayo in loo diro guurti sidii CEELBARDAALE loogu diray GUURTIDA tan waxaan umalynayaa NIMLAA UDOOBIYAYE.
waxay yidhaahdeen labadii suldaan sids shar cidarada ah kutagay BUUHOODLE,waxay soo qaateen go aano ah in ciidanka soomaaliland ee jooga xadkiisa hadii nabada dhulbahante iyo ay gudboonadaan ciidanka soomaalilad inaan doorbidi door bidi doono ciidanka soomaalilad ee xadkiisa jooga lagaqaado, waa yaabe ciidanka soomaaliland waxay joogaan wadan ayqabsadeen oo dabadeed gortan ama hashiis ayla galeen wadan kii ay qabsadee mise waa ciidan aan ognahay siduu ku yimid halkan la rabo inlaga soo celiyo.
anigu waxaan qabaa ama ay tahay waa gaf wayn oo xukuumada cusubi ayka gashay ummada sooomaalilad, waxay niyad jab ugaysteen ciidankii halkaas daganaa, waxay shaki galiyeen masiirkii umada soomaalilad XUKUUMADA cusubi waxay ogolaatay in xafiiska UNDP ee hargaysa uu noqdo xafiis maamula labada goboll ee HARGAYSA IYO GAROOWE, SIILAANYO wuu ogolaaday arintaas walaalayaal waxaan idiin sheegayaa maxay arintani usuuroobi wayday,xukuumadihii ka horeeyay, xukuumada maanta joogta?
jawaabtu waxa weeyi ragii hore waxay daacadka ahaayeen jiritanka soomaaliland
waxaa kale oo laga dayrinayaa sida uu wax uqaybiyay ama uu usoo dhisay madaxwaynuhu waxaan ku soo gaba gabaynayaa oo aanleeyahay ragan maanta aan arkayna maudadiiyarayd inta dami ayka galeen wadan maxay din umalayn boqol cisho markaa yaan waxba lasu gine halala xisaabtamo hala toosiyo.
ALLAA WAYM NINKII AAMINAA AWOODLEH
AXMAD GARAAD - EDMONTON CANADA
Email: ahmedgaraad14@hotmail.com
