August 24, 2010

MIDIYO DAAB-LUU SITAA!

ASCWB waxan ku salamayaa dhaman walalaha muslimiinta ah rer somaliland salanta qaliga ah ee islamka waxanan idin leyahay ramadan kariim kulu cam wa antum bilkhar salan gobeed bahda wararka ee Mareegaha Somaliland. Waxaan aad iyo aad ugu yaabey ninkan  CHIEF OF CABINET HERSI ee xafiiskii madax tooyadda ninka yer midida la daba cararey waxaan maqli hees ay qaado nimco jamac oo tidhaahda.

Midiyo dheeg leh buu sitaa,

halbow-laha kaa marshaa,

Micida waa loo dhintaa,

Masiibadu waa jirtaa,

Maanta waxaa bilaabmay Hersi iyo dhibtiisii, waana runtii masiibooyinkii dalka ka dhacay 2008, wuxuu ahaa ninka ka madax ah ee comishankii hore burburkiisa horyaal ka ahaa,dhibaatooyin badana dalka waa u soo geystey.

Maanta waxa jirta ninka uu M/Weyne siraanyo uu wax ka maqlaa inuu yahay ninkaa TOORIDDA ama MIDIDA la dhex cararaya madaxtooyada. Waxaa kale oo aan maqley inuu dahab-shiil iska soo mustaafuriyey,markaa waxba ka keeni waayey sharkada telefoonada ee dahab-shiil.

Waxaan maqley oo si xogaagala u hayaa inaanu INDIA waxba ka soo baran oo xitaa uu aqoon la sheego lahayn.

Madax weynaha waxaan ugu baaqeyna inuu ninkaa ummada ka fogeeyo.

Wasiirka arimaha gudaha iyo hogaanka boliska waan ka codsaneyna iney sharciga hor keenan oo ku qaadaan IDKU DEY NEF BILA-AADMI DILID .

Waana danbi qaran in wax laga qabto weeye.

Mahdi Ali

mahdi172@hotmail.com

Cape Town, South Africa

Login