August 12, 2010

“Anigu Maan Garan Sababta Looga Daba Buuqayo Salaadiinta iyo cuqaasha Ku shiray Xadhadhan.” Guddoomiyihii hore ee golaha Wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

“Anigu maan garan sababta looga daba buuqayo Salaadiinta, cuqaasha iyo wax garadka beesha bariga Burco ee is xilqaamay ee booqday deegaanka Buuhoodle, si ay dhiggooda beesha deegaankaas wada hadal nabadeed ula yeeshaan. Waa yaab !!!.

Madaxweynaha iyo xukuumadiisu inay talaabadaas nabadeed taageeraan way ku hagaagsanyihiin, waanay ku mahadsanyihiin. Waxaan soo jeedinayaa in degaan kasta Bari iyo Galbeed (Sida Ceel-Bardaale) ay talaabsadan nabadeed oo kale qaataan.

Axmed Maxamed Aadan Qaybe.

Login