August 11, 2010
Inaa Ilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun
Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay ha u naxaristee Shamis Mohamoud Da’ud oo manta ku geeriyootay goblka Kansas ee dalak maraykanka. Waxaan tacsi gaar ah u diryanaa dhamaan reer Mohamoud Da’ud iyo dhamaan reer Sheikh Muhoumed Alabari meelkasda oo ay jogaanba. Waxaa ilahay uga baryanaa marxuumadaasna in Ilaahay janadii fardosa geeyo amiin amiin amiin. Waxaana tacsidaas diraaya:
Abdilaah Sheekh Ali Ayaanle iyo xaaskiisa
Abdilaahi Jama Qofal iyo xaaskiisa
Ali Abdi Hori iyo xaaskiisa
Hassan Sheikh Ali Ayaanle iyo Xaaskiisa
Mahamed Bedeh Farah iyo xaaskiisa
Omar Abdi Gele iyo xaaskiisa
Ali Bedeh Farah iyo xaaskiisa
Mouse Abdi Hassan iyo xaaskiisa
Husein Abdi Qalib iyo xaaskiisa
Ahmed Salabaan Qalib
Khadra Salebaan Qalib iyo Xaaskeeda
Ubah Ismail Nur
Abdirashid Da’ud iyo xaaskiisa
Osaman Si’arag iyo xaaskiisa
Sheikh Mustafe Yahaye iyo xaaskiisa
Ahmed H. Nur
Muhubo Da’ud Yusuf
Qofal iyo Hori
Hori_92105@yahoo.com
