July 31, 2010

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama. Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisii , asxaabtiisii iyo intii magaciisa garanaysaba. Isagana janatul Fardowsa haka waraabiyo.

AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN

AXMED CABDI DUGSIIYE IYO XAASKIISA

SULEYMAAN CABDI DUGSIIYE IYO XAASKIISA

ILHAAM CABDI DUGSIIYE IYO REERKEEDA

FOOSIYA CABDI DUGSIIYE IYO REERKEEDA

RASHIID CABDI DUGSIIYE IYO CARUURTIISA

Illaaha qaadirii samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen. Ilaaha

qaadirii dambigiisa ha dhaafo. Ilaaha qaadirii janatul fardowsa haka

waraabiyo. AAMMIINN

Login