July 28, 2010
Liiska Golaha Wasiirada Xukuumadda Madaaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo/
Hargeysa (Harowo) - Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayaa maanta soo saaray xubnaha uu ka koobnaan doono Golihiisa Wasiiraddu, kuwaas oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 kale oo lagu sheegay Wasiiro ku xigeeno.
Hadaba liiska Golihiisa Wasiiraddu waxay yihiin kuwan:
1. Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar
2. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Dr Maxamed Cabdi Gaboose
3. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi
4. Wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka xuseen axmed caydiid
5. Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam cabdi aadan
6. Wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarinta Dr. sacad cali shire
7. Wasaarada caafimaadka Dr.Xuseen muxumed maxamed
8. Wasaarada gaashaan dhiga Axmed Xaaji Cali Cadami
9. Wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed
10. Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed xaashi odey
11. Wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed
12. Wasaarada cadaalada iyo garsoorka Prof. Ismaciil Muumin Aar
13. Wasaarada diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil C/laahi axmed
14. Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac
15. Wasaarada kaluumeysiga , khayraadka bada iyo maamulka dekadaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan
16. Wasaarada macdanta, biyaha iyo tamarta Dr. xuseen cabdi ducaale
17. Wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed Xaashi Madar
18. Wasaarada beeraha Prof. Faarax Cilmi Mahamoud
19. Wasaarada warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan Geel Jire
20. Wasaarada duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi
21. Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil
22. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Maxamed Yoonis cawaale
23. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha cismaan garaad soofe
24. Wasiir ku xigeenka wasaaarada hawlaha guud iyo gaadiidka cali cabdi saa’iq
25. Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada Warsame Xiciid Cabdi
26. Wasiir ku xigeenka wasaarad caafimaadka Bimco Xuseen Qawdhan
