July 22, 2010
Ogaysiis: Gudoomiyaha Ururka Ardaa oo Ka Hadli Doona London 7-10-2010
Dhammaan dadka ku nool UK waxan ogeysiinaynaa in uu guddoomiyaha ururka Ardaa uu la hadli doono Jaaliyadda Awdal, Salal iyo Gebilay maalinta Axadda ah ee ay bishan July tahay 25ka, halka lagu qaban doonaana waa:
LODGE 64
PINNER ROAD
HA1 AHZ
HARROW
LONDON, UK
IBRAAHIM IYO HASSAN.
