July 17, 2010
Tacsi Cumar Huseen Aw Bash Bash
Dhamaan anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiiin waxan tacsi u dirayna geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabo cumar xuseen aw bash bash oo maalintii khamisstii lagu aasay magalada Boorama ee gobolka awdal waxanan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo Amiin Amiin.
Abo- yusuf caateeye caruurtiisa
Abo -maxmed caateeye caruurtisa
Abo-mawliid caateeye caruurtiisa
Abo- aadan caateeye caruurtiisa
Reer muumin caateeye
Abo sh\ ibraahin caateeye
Hooyo maryan muxmed cumar
Axmed sh\ibrahin caateeye iyo caaskiisa
Abiib sh\ibraahin caateeye iyo xaaskiisa
Faadumo sh\ibraahin caateeye caruurteeda
Nimco sh\ibrahin caateeye
bashiir mumin caateeye
axmed maxmed caateeye c\kariin daahir bile
