July 13, 2010
Hambalyo Boqor Warsame Ali Warsame iyo Boqorada Iman Mohamed Ali Mousa.
Dhamaan reer Mohamoud Qowrah oo kala ah:
Waris, Luul, Mohamed, Suleiman, Saada,Mowlid,Naasir, Sahra, A/Aziz,Umalkhayr,Qowrax iyo caruurtooda oo aanan halkan ku soo wada koobi karin kuna kala nool Canada, Holland, London, Sweden, Finland iyo Borama waxaan hambalyo u diraynaa boqor Warsame Ali Warsame iyo boqorada Iman Mohamed Ali oo arooskoodu ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada 04/07/2010.Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inay noqdaan kuwii isku waara ubad khayr qaba kala hela,bash-bash iyo barwaaqana ku noolaada..AAMIIN.

