July 6, 2010
Hoos Ka Dhegeyso Waraysi Xiiso Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya oo ay Shabakdda Wararka ee Harowo.com La Yeelatay Maxamed Jaamac Abgaal (Sagaaro), oo Ahaa Guddoomiyaha Abaabulka Ololaha Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Xisbiga UDUB ee G/Awdal.
Maxamed Jaamac Abgaal (Sagaaro) oo mudo badan ka mid ahaan jirey xisbiga Kulmiye, laakiinse u soo digarogtay Xisbiga Talada Dalka Hayey ee Udub, ayaa Waraysigan Waxa uu si buuxda u taageerayaa go’aankii madaxweyne Rayaale ee ahaa inuu aqbalo natiijadii hordhaca ahayd ee ka soo baxaday tartankii iyo ololahii loo galay madaxtooyada Somaliland, taas oo sida la sheegay uu ku guulaystay mudane Siilaanyo. Mr Abagaal wuxu ku soo gabagabynayaa waraysigan inuu siyaasadda ku sii jiri doono mudo dheer, isla markaana uu diyaar u yahay inuu isga oo mucaarad ah la shaqeeyo hogaanka cusub ee la wareegi Doona maamulka Somaliland. Hadaba Waraysigii oo dhan hoos ka dhegeyso.
Get Flash to see this player.
