July 5, 2010
Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Nimco Xasan Aadan Yaasiin Muxumed Obsiiye Oo Laba Wiil Ugu Dhasheen Hargeysa
![]()
Hooyo Canab Aadan Guuleed, Hooyo Canab Yuusuf,Mustafe Maxamed Aw Cali, Xaaskiisa iyo Caruurtooda,Faadumo Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Fadxiya Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Nimco Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Saynab Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Khadar Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carrruurtooda, Sahra Maxamed Aw Cali, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Asma Maxamed Aw Cali. Muxumed Aw Cali Xasan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Siciid Aw Cali Xasan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Axmed Aw Cali Xasan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Carab Aw Cali Xasan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Ibraahin Aw Cali Xasan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Dhudi Aw Cali Xasan iyo Carruurteeda, Aamina Aw Cali Xasan iyo Carruurteeda, Khaddar Aw Cali Xasan. Hooyo Hibo Maxamed Cilmi, Cabdiqaadir Ismaaciil Yuusuf, Muuna Ismaaciil Yuusuf, Deeqa Ismaaciil Yuusuf, Yuusuf Ismaaciil Yuusuf, Layla Ismaaciil Yuusuf, Maxamed Ismaaciil Yuusuf, Waris Cabdi Cali iyo Carruurteeda, Farxaan Cabdi Cali iyo Carruurtiisa, Hooyo Caasha Kaahin, Siciid Saleebaan Aw Cali, Cabdi Saleebaan Aw Cali, Maxamed Saleebaan Aw Cali. Ifraax Saleebaan Aw Cali, Sahra Saleebaan Aw Cali, Keef Saleebaan Aw Cali. Hooyo Caasha Cali, Maxamed Caydiid Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Kawsar Caydiid Tahar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Xaliimo-sacda Caydiid Tahar, Odaygeeda iyo Carruurtooda. Adeero Xuseen Aadan Guuleed, Hooyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Hooyo Aamina Warsame, Farax Cabdi Samatar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Hibo Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Ayaan Xasan Aadan, Xamdda Xasan Aadan, Rooda Xuseen Aadan iyo Carruurteeda, Farxiya Ismaaciil Haybe, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Axmed-yaasiin Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiqaadir Xasan Tahar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Warda Xasan Nuur. Aabo Ismaaciil Mursal Aadan, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Sucaad Ismaaciil Mursal, Nuura Ismaaciil Mursal, Cali Ismaaciil Mursal, Umalkhayr Ismaaciil Mursal, Maxamed Ismaaciil Mursal. Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Xasan Maxamed Ismaaciil, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi Iyo Cabdirisaaq Xaamud Caydiid. Dhammaan dadkaas oo dalka dibaddiisa, gudihiisa iyo dibaddiisaba kala joogaa waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan.
Yaasiin Muxumed Obsiiye iyo Nimco Xasan Aadan oo laba Wiil oo mataano ahi ugu dhasheen Cusbitaalka Hargeysa toddobaadkan, labaas Wiil oo loo bixiyey Xasan iyo Xuseen, waxay dadkani leeyihiin soo barbaara, oo noqda kuwii dalkooda, dadkooda iyo diintoodaba anfaca ee lagu badhaadho. Aammiin, Aammiin, Aammiin. Allah ha aqbalo.
