June 2010

June 21, 2010

Kulmiye Waa Dalad ay Xisbbi oo Kala Duwani ay Ku Bahoobeen

Dadweynaha reer Somaliland badankoodu kulmiye muuqaalka guud waxay u arkaan in uu yahay xisbi mucaarid ah oo ka mid ah saddexda xisbi qaran laakiin xaqiiqada dhabta ah sida way ka duwan tahay wayna ka fog tahay. Rumayso ama ha rumaysan kulmiye wuxuu ka kooban yahay 3 xisbi oo magaca guud uun ka dhexeeyo oo mid kastaba ujeedooyinkiisa hoosta ku wato iyo agendayaashiisa u gaarka ah. Xubnaha ambareeladu waxa ka dhaxeeya ama ay heshiis ku yihiin oo kaliya in ay marka hore u guusaan ama iska kaashadaan sida loo ridayo dawaladda manta talada haysa si ay taas ugu guulaystaana waxay aad ugu dedaalaan in ay qariyaan kala fogaanta aragtiyahooda siyaasadeed.

More

Daawo Maalintii U Dambaysy Ololaha UDUB ee Magaalada Boorama

Get Flash to see this player.

June 18, 2010

“Nacnac Haddii ou Waddo Dhisayo Cidii Soo Dooratay Wax ha u Qabto” Xildhibaan Xasan Xaydh

Hargaysa (Qarannews) - Masuuliyiita dawlada hoose ee Hargeysa yaa maanta si kulul uga hadlay wado uu sheegtay inuu  dhagax dhigay xisbiga kulmiye, taasi oo ku taala xaafadda sheeekh madar ee magaalada Hargaysa. Shirjaraaid oo ay arrintaasi kaga hadleen ayaa ugu horeyntii Xasan Xeydh yidhi “waxaan ayaan daro ah in hawl ay dawlada hoose qabatay ay yidhaahdaan anaga qabanay waxan maalin dhawayd halkan isku sawiray nin la yidhi nac nac oo u dhashay Hargeysa oo yidhi anaga ayaa dhisay waxba kama jiraan ayaan leeyaha, lacagta lagu dhisayo waxa bixiyey Madaxweyne ku xigeenka, waana ayaandaro in bulshada been loo sheego.

More

Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Waa Aabaha Demoqraadiyadda Maanta Ka Hirgasgay Somaliland

Mudaneyaal/Marwooyin, 26 June 2010 hadii ilahay Aqbalo, Waxay ku beegan tahay Doorashadda Maddaxtooyadda Somaliland ee Shanta Sano ee soo socota. Waxaan akhriyay Qoraalo badan oo ay Qoreen Muwadiniin Somalilander ah, siiba Xeeldheereyaal iyo Aqoon Yahano ama Taageereyaal Xisbi. Qoraaladdaas badankooda Kuma cada tilmaan daacad ah ee Xisbi ama Hogaamiyaha laga yaabo inuu Madaxtinimadda ku Haboon yahay, marka loo eego Xaaladan Somaliland iyo Xulkan Musharixiinta ama Xisbiyadda.

More

Five More Years for Udub And For President Alxaaji Daahir Rayaale Kaahin, and His Vice President Sheik Yusuf Yasin.

For some SomaliLanders election for the president and the vice president has already took place and the country is ruled by Kulmiye Party ; and the small window of Kulmiy’s world (Somaliland Org) which is own by Siilany’s nephew shows how the propaganda campaign is taking place inside and outside the country.

More

Ogaysiir: Taageridda xisbiga Udub ee UK

udub1

Waxaa Bristol ka dhici doona shir wayn  oo aad loo soo agaasimay, oo loogu talagalay dhaman tageerayasha xisibiga talada haya ee UDUB Bristol iyo nawaaxigeeda. More

June 17, 2010

Hoos Ka Dhegeysa Waraysi Aanu La Yeelanay Weriye Xasan Ciise, oo ah Weriye Madax Banaan oo Ku Sugan Magaalada Boorama.

Weriye Xasan Ciise Waxa uu Soo Koobayaa Socdaal Madaweyne Rayaale Weli Ku Joogo Magaalada Boorama iyo sida ay Saamayn ugu yeelatay Ololaha Siyaaasadda ee xawliga ku socda ee ka jira Gobolka, iyada oo sida ay halkaa isku hirdiyayaan sedexda musharax ee ka soo jeeda Awdal. Weriye Xasan Waxa Kale oo Faalo kooban ka bixinayaa sida la filayo inuu xisbiga UCID u hirgaliyo balan qaayadiisa ku saabsan sidii “Shareecada Islaamka” loogu dhiqi lahaa maamulka xukuumadda Somaliland hadii ay doorashada soo socota ku guulaystaan.

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Waraysi Kooban oo ay Shabakadda Wararka ee Harowo.com La Yeelatay Aadan X. Mumumed Aye oo Ka Mid ah Hawl Wadeenada Xisbiga UDUB U Qaabilsan Abaanulka Iyo Kicinta Taageerayaasha Xisbiga.

Get Flash to see this player.

“Beenta Saxaafadda Somaliland Ma Waxaa Lagu Duudsiyayaa Xaqa Dadka Reer Somaliland?” Dr. Cabdi Ibraahim Xasa

been Waxa dadka reer Somaliland  ee dibada iyo guduhuba markhaati cad ka yihiin in saxaafada Somaliland in ka badan boqolkiiba 90% ay ka shaqeeyaan kicinta kala kaxeynta Shacbiga Somaliland ee midnimada, walaalnimada iyo wada jirka ku bahoobey. Waxa markhaati cad ah oo ninkasta oo reer Somaaliland ahi ogyahey in Saxaafadu dulmiga Ugu weyn ka gashey dadka reer Somaliland, balse ay moodaan in ay dibta ugu weyn ku hayaan Xukuumada Somaliland. Waxa kale oo marag madoota ah in dadku wada ogyahey U xaglinta axsaabta Mucaaradka taa soo keentey in markasta oo ay damcaan in ay wax ka sheegaan xukuumada kala saariwaayaan danaha Somaaliland iyo ta xukuumada.

More

Requiem For A Disgrace

plagiarism According to the definition given in the 1997 New Webster’s Encyclopedic Dictionary of the English Language, plagiarism is “the unauthorized use of the language and thoughts of another author and the representation of them as one’s own”.“To avoid plagiarism, an author should document sources properly using Footnotes, End notes, or Parenthetical References, and must write a Bibliography, References, or Works Cited page and place it at the end of the research paper to list the sources used. Of the three ways to document sources - Footnotes, End notes, and Parenthetical References, the simplest is using Parenthetical References, sometimes referred to as Parenthetical Documentation or Parenthetical Citations.”

More

Original Article: Good Governance: Role of Individuals Vs. Institutions - By Prof. Syed Ahsanul Alam, Bangladesh

In the recent years, Bangladesh made some progress in many areas of economic and social development such as maintaining macroeconomic stability, growth in exports and in remittances, increase in enroll in primary education, improvements in female’s education, reductions in infant and maternal mortality and improvement in women’s empowerment. Yet there are growing concerns that Bangladesh’s development prospects are frustrated by bad governance.

Silaanyo Wuxuu Dhagar Ka Galay Beeleha La Dariska ah ee Reer Sh. Isxaaq

Waxaa xusid mudan taariikhda maguurtada ah ee ku astaysan habdhaqanka muj Axmed maxamud silaayo ugu horyn waxa uu ka mid ahaa dadka faro ku tiriska ah ee ka nool inta loo tiriyo xilka iyo eeda xukumadihii hore sida xukumadii hore loo odhan jiray jamhuuriyadii Soomalia ee madaxda ka ahaa raiisal wasaare c/rashiid cali sharmarke sanadihii lixdameeyadii oo ka ahaa agaasimaha guud ee wasaarada qorshaynta.

More

“Ragga KULMIYE Waxay ahaayeen Raggii uu eryey Cigaal iyo kuwii aan anigu eryey Isbedel ay Samaynayaana Ma Jiro” Madaxweyne Rayaale

rayboorama6Boorama (Harowo) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo shalay gaadhay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, ayaa khudbad uu dadweynaha ku dhaqan magaaladaas uga jeediyay fagaaraha khayriyada u sheegay in beer la xawsiga xisbiyada mucaaridku aanu run ahayn, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye, oo madaxweyne Rayaale tilmaamay in xubnaha hogaamiya ay yihiin wasiiro hore, oo Madaxweyne Cigaal (Allaha u naxariistee) iyo Isaga (Rayaale) ay shaqada ka eryeen wax is badal ah oo ay wadaana aanu jirin.

More

June 16, 2010

Change! hange!: What Type of Change (Isbadel)…..?????

It is a human nature to look for political changes of status- queue , but not for a meaningless motives  and change for the sake of change. Last two years were not a good for incumbent parties and leaders. Democrats won in the USA Election and  Baraka Obama 47 years old from Africa was elected as the first Afro-American to be elected for this post. Similarly Conservatives also replaced labour in UK and David Cameron 43 years old succeeded to become the  prime minister  of Britain. The same thing had taken place in Holland to the disadvantage of immigrants. But the story is different in Africa. Omar  Al-Bashir, Meles Zinawi, Mugabe , Kibaki   and probably Ismail Omar Geele  will retain their seats in the foreseeable  future . Sure they have a reason.

More

Look Before You Leap

Time is running and the voting day is fast approaching. The people inside Somaliland have the chance to vote for their president. We, the people who live abroad, are mere observers of the result of the election. Some of us are bullied to contribute to Kulmiye Party because most of our friends and colleagues are from the tribe of the candidate of the Kulmiye party.  Most of the people who live here in Britain are newcomers who moved from the Arab countries and they have rough idea what is going on in Somaliland. Some of them have brought their families and they live in a life they have never dreamt of. They have been given houses and they get their benefits which is more than enough. They never talk about  the progress Somaliland is making and sometimes even they argue if a government exists there. They support Kulmiye party only for tribal reasons.

More

The Election fever and Tribal Politics

The election fever is on its highest level and tribal politics which we thought we are grown out of it has taken its deepest root ever. We entered in the last two weeks of the presidential campaign. The three parties’ leaders are vying for the crucial votes. Politicking, campaign lies, false propaganda, and finger pointing are very common in an election season. However, we expect our people to know who is lying and with false agenda and those who have already proven their leadership based on inclusiveness, respect, truthfulness, fairness, and experiences from past fallouts.

More

Maxay ka ogyahiin dadwaynaha Somaliland xidhiihdka ka dhexeeya Axmed Silaanyo iyo C/laahi Yusuf…!!! Qaybtii 1aad

Halkan ayaan ku soo koobayaa sirahii ka dhexeeyay m/wayne ku sheegii C/lahi Yusuf iyo mujaahid axmed siilaanyo. xidhiidhkaasi oo soo taxnaa ilaa iyo markii uu axmed silaanyo gudoomiyaha snm ta ahaa c/lahi yusufna uu ku xidhnaa itoobiya ilaa iyo 2004tii markii uu c/lahi yusuf loo soo doortay dawlad ku sheegii mashilantay ee lagu soo dhisay imbikati aynu ka bilownee waxa jirtay inuu C/laahi Yusufku galay itoobiya danbiyo badan oo ayka mid yahiin dilal uu ku khaarajiyay rag badan oo ururkiisii ssdfka midahaa iyo  qaar kaleba danbiyada loo xidhayna ay ka mid ahaayeenragaa uu shiqoolada ku fuliyay,waxa dhacday in ay dawlada itoobiya ay C/laahi yusuf oo xidhan marka kiisaskii baadhis badan ku samaysay ay ku  xukuntay loona diyaariyay in ladilo.

More

Gabilay: Soo Dhawayntii UGu Saraysay Abid Ku Qaabishay Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Wafdi Xisbiga UDUB Oo uu Hogaaminayay

ku-xigeenka-small-small Gabilay (Harowo) - Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wafdi baalaadhan oo uu hor kacayo ayaa maanta socdaal ku gala bixiyay degmooyin iyo degaano ka tirsan Gobolka Gabilay, halkaas oo loogu soo dhaweeyay si aad u saraysa. Madaxweyne ku xigeenka oo ololaha Xisbiga UDUB maanta ugu baxay Gobolka Gabilay iyo Degmooyinka hoos-yimaadda qaarkood, waxa dadka ku dhaqan degaanadii uu marayay ay ku qaabileen jawi iyo dareen shucuurtiisu aad u sarayso, oo uu muuqday mid xamaasadaysan.

More

Ceerigabo: Taageerayaasha Xisbiga UDUB Oo Ka Sameeyay Dhoola-tuskii Ugu Balaadhnaa.

snall Ceerigaabo (Harowo) - Taageerayaasha xisbiga talada dalka haya ee UDUB ayaa isu soo bixii ugu waynaa ee mudadii ololaha doorashada madaxtooyadu socday laga sameeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Maanta ku dhoola tustay fagaaraha beerta Xoriyada ee degmadaas. Iyadoo ay maanta ku beegnayd maalintii shanaad ee xisbiga UDUB xili ololihiisa loo qoondeeyay isugu soo baxayay taageerayaashu ayaa si aan hore loo arag ay taageerayaashu u buux dhaafiyeen fagaaraha ugu wayn magaalada oo ah ka lagu magacaabo, beerta Xoriyada.

More

Login