June 27, 2010

Farxadii Taadeerayaasha Udub Iyo Baroortii Kulmiye

Marka hore waxaan salamayaa dhamaan shacabka somaliland iyo ciidamada qalabka sida ee somaliland, waxaana uga tacsiyadaynayaa ciidamada ku geriyodey werarkii gaadmada ahaa waxaana leyahay ilhey janadii fardowsa ha idin geeyo-amiin
 intaa ka dib aan iiftiimiyo sida cadalada ah ee g/somaliland ay uga socotey doroshadu waxaad ogtaan qofku haduu faankiisu bato inuu jabo, hadii uu khiyaano wado na uujabo,

 hadii xumaana wado inuu jabayo waxaan uga dan leyahay xisbiga kulmiye wuxuu isu sii diyaariyey inuu doroshadii helay, kumuu xisab tamin malinta doroshadu dhacayso maxaad dad heli? Yaa daacada? Yaa ku iman saaka markii uu arkay dadkii iney u foodeen Udub iyo Ucid ayaay tagerashashii kulmiye xanaqeen, oo dadkii yiraahdeen yaad codka siiseen waxay ugu jawabeen Udub cajiib.cajiib

Waxay ku noqotey filan waa kii ay suaal weydiyaanba ugu jawabey UDUB, waayo kulmiye waxuu ku fashilmey qabyalad qawan markii wasiiradii reerku iska xadiriyeen kulmiye- buurmadowna ka soo jeestay beeshii ayaa waxay shacabka somaliland hoosta ka xariiqeen kulmiye oo yiraahdeen hadii kulmiye aynu doorano waa qabiil dalna inoo socon maayo halkaana waxay guushii ku
raacday UDUB. 

Hadaba, kulmiye waxaa isugu yimi nin cadhaysan-nin qabiil ah-nin duday-nin hunguri wado iyo beel haradan iyo beel dhuldoona. Waxaan shacabka leyahay yaneynu qabiil isku racin yaneynu xin isku racin dal iyo dad aynu ka talino 5 sano waa udub wixii ka danbeeya aynu tashano.

Guul Somaliland
 
DR. Daa’uud ali  - UK

Email:  dr_dauud@hotmail.co.uk

Login