June 25, 2010
Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Oo Sheegay In Shacbiga Aanay Musharaxiinta Tartamaysaa Ku Cusbayn Horana u kala Saareen, Imikana Kalsooni Buuxda uu Shacabka Ka qabo.
Hargeysa (Harowo) - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa si wayn u muujiyay kalsoonida uu ku qabo in shacbiga Somaliland Mar kale dooran doonaan Xisbiga UDUB ee uu isagu musharaxa ka yahay, isagoo xusay in shacbigu dhamaan musharaxiinta tar tamaysa ay hore u soo arkeen, wax qabadkooda, shakhsiyadooda intaba, sidaa daraadeed ay imika dooran doonaan xisbiga hore u wadaya ee wax soo qabtay wadaduna u cadahay. Madaxweyne Rayaale waxa uu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay idaacadda VOA-da laanteeda afka soomaliga, hadaba waraysigaas oo dhinacyo badan taabanaya hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
