June 18, 2010

Ogaysiir: Taageridda xisbiga Udub ee UK

udub1

Waxaa Bristol ka dhici doona shir wayn  oo aad loo soo agaasimay, oo loogu talagalay dhaman tageerayasha xisibiga talada haya ee UDUB Bristol iyo nawaaxigeeda.

Shirka waxa lagaga hadli doona waxqabadka xisbiga iyo olalaha dooroshooyinka, waxaana  shirka ka hadli doona xubno culculis oo ka tirsan  xisbiga UDUB UK.

Waxaa shirka la qabandoona 20/06/10

Saacadu markay tahay:  15:00pm ilaa 19.00pm

Goobtuna waa  Malcolm X Community Centre

Login