June 17, 2010

Hoos Ka Dhegeysa Waraysi Aanu La Yeelanay Weriye Xasan Ciise, oo ah Weriye Madax Banaan oo Ku Sugan Magaalada Boorama.

Weriye Xasan Ciise Waxa uu Soo Koobayaa Socdaal Madaweyne Rayaale Weli Ku Joogo Magaalada Boorama iyo sida ay Saamayn ugu yeelatay Ololaha Siyaaasadda ee xawliga ku socda ee ka jira Gobolka, iyada oo sida ay halkaa isku hirdiyayaan sedexda musharax ee ka soo jeeda Awdal. Weriye Xasan Waxa Kale oo Faalo kooban ka bixinayaa sida la filayo inuu xisbiga UCID u hirgaliyo balan qaayadiisa ku saabsan sidii “Shareecada Islaamka” loogu dhiqi lahaa maamulka xukuumadda Somaliland hadii ay doorashada soo socota ku guulaystaan.

Get Flash to see this player.

Login