Somaliland’s election was peaceful, without major incident and generally met international standards. More then million Somalilanders turned out to vote in their fourth consecutive election. The delayed international response to Somaliland’s case of independence did not stop Somalilanders from building nascent and decent democracy. The international community should credit democracy progress in Somaliland with diplomatic recognition because they deserve it. The 21 days heated presidential election campaign between the three candidates: Dahir Riyale, Faisal Warabe and Mohamed Silanyo. UDUB is ruling party, where Kulmiye of Silany and UCID of Warabe are strong and promising parties, ended on last Saturday (Voting Day).
June 27, 2010
Farxadii Taadeerayaasha Udub Iyo Baroortii Kulmiye
Marka hore waxaan salamayaa dhamaan shacabka somaliland iyo ciidamada qalabka sida ee somaliland, waxaana uga tacsiyadaynayaa ciidamada ku geriyodey werarkii gaadmada ahaa waxaana leyahay ilhey janadii fardowsa ha idin geeyo-amiin
intaa ka dib aan iiftiimiyo sida cadalada ah ee g/somaliland ay uga socotey doroshadu waxaad ogtaan qofku haduu faankiisu bato inuu jabo, hadii uu khiyaano wado na uujabo,
June 26, 2010
Doorashadii Somaliland Oo Ku Dhamaatay Nabad Iyo Goobaha Codbixinta Oo Albaabadda Loo Xidhay.
Hargeysa (Harowo) - Waxa soo gaba gabawday isla markaana si rasmi ah loo xidhay dhamaan goobihii codbixinta doorashada madaxtooyada Somaliland oo maanta oo bisha juun tahay 26-si rasmi ah uga qabsoontay dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka. Subaxnimadii hore ee saaka ayay dadweynaha ku dhaqan somaliland waxay u dareereen goobaha codbixinta iyagoo laga dareemayay in qof walba go’aankii iyo cida uu danaynayo inay hogaanka dalka qabato uu diyaar u ahaa sidii uu codkiisa ugu hiilin lahaa.
Salaan aad u mudan ayaan u tabinayaa guud ahaan shacbiga Somaliland kuwa codaynaya iyo kuwa aan codaynaynba. Intaas hadaan ka gudbo, waxa jirta oo ilaahay bini aadmiga ku abuuray Maskax iyo Caqli qofka haga kuna jiheeya meesha uu haldoor moodo. Marka u horaysa, waxkastaa xili gaara ayay dhadhan leeyihiin, waxa ka dhigan bilihii aynu soo dhaafnay oo ay macna wayn samaynaysay Hebel xisbi ayuu ka baxay xisbi kalena wuu galay taasi xiligii ay qiimaha lahayd wuu dhamaaday Ninka wasiir ahaa ee yidhi maalintii la codaynayay ayaan UDUB ka baxay waxa uu ka dhigan yahay KALUUN BAD KA BAXAY dhawaana waynu arki Wasiir Jana ka bood iyo Rag kale oo leh: ALLA LABIYO TOBAN JEER MIYAY LIIDNIMO NA RAACDAY!!!
June 25, 2010
Press Release: SPPC (Somaliland Public Policy Center)
Public Announcement
As we all know, the people of Somaliland Republic are deciding tomorrow which of the three running candidates will be their president for the next five years according to the Somaliland constitution. The SPPC will dispatch pollsters to polling places, they will ask voters to reveal who they cast their ballots for and why. Pollsters use this data to make early projections about which candidate will win the plurality of the votes cast and to determine which groups of voters tended to support which candidate.
BURAO, Somalia — The rallies usually start early in the morning, before the sunshine hurts.By 8 a.m. on a recent day, thousands of people were packed into Burao’s sandy town square, with little boys climbing high into the trees to get a peek at the politicians. “We’re going to end corruption!” one of the politicians boomed, holding several microphones at once. “We’re going to bring dignity back to the people!”
Hargeysa (Harowo) - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa si wayn u muujiyay kalsoonida uu ku qabo in shacbiga Somaliland Mar kale dooran doonaan Xisbiga UDUB ee uu isagu musharaxa ka yahay, isagoo xusay in shacbigu dhamaan musharaxiinta tar tamaysa ay hore u soo arkeen, wax qabadkooda, shakhsiyadooda intaba, sidaa daraadeed ay imika dooran doonaan xisbiga hore u wadaya ee wax soo qabtay wadaduna u cadahay. Madaxweyne Rayaale waxa uu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay idaacadda VOA-da laanteeda afka soomaliga, hadaba waraysigaas oo dhinacyo badan taabanaya hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
Get Flash to see this player.
Get Flash to see this player.
Siilaanyo, R EAGAN ma aha; Rayaalena, CARTER ma aha. Tartankii jagada madaxweyne nimada ee dalkan Maraykan ayaa waxa dood isku soo hor fadhiista Jimmy Carter iyo Ronald Reagan sanadkii 1980-kii. Carter wuxu markaa ahaa madaxweynihii talada dalka hayey, Reagana waa gudoomiyihii gobolka California. Gebo gebadii dooda ayaa hal su’aal ah oo uu Reagan soo tuuray, ayaa noqotay tii uu ku dhaliyey goolkii weynaa ee ay guushu ku raacday.
June 24, 2010
Waddanka Haddaan Laga Qaban Abdirahman Tuur
Waxaynu ka joognaa doorashii ugu dambeeysay ee madaxtooyada muddo dheer, taas oo aan maanta jeclaysatay inaan idin soo xusuusiyo odhaah uu musharrax ka mid ah musharaxyadii uu ku yidhi Guddigii Doorashada ee waqtigaa maalintii doorashada cidda heshay ay ku dhawaaqeen. Arrintan oo ay ka markhaati furayaaan guddigii joogeay.
Dhamaan waxaan salamayaa mareegaha wararka slnd iyo akhristayaashooda qiimaha leh ee dunida dacaladeeda kala jooga. Hadaan intaa salaanta guud ku dhaafo waxa uu maqaalkani ka saadaaliyey dabaysha xoogan ee jirta malmahan ugu danbeeya ee khamiista iyo jimcaha.
Aniga oo ah Suldaanka beesha Muuse Ismaaciil Bari (Suldan Moxamed Sh. Axmed Cali Adan) waxaan hambalyo hur dhac leh u dirayaa Xisbiga UDUB guusha u kasoo hooyey waxqabadkii intii uu hayey xukunka wadanka Somalilad oo ay ugu weynayd sugidda nabadgelyada xuduudaha Somaliland.
Waxaan Salaamayaa Guud ahaan Shacabka Reer SL. Waxa la joogaa xiligii doorashada ee codka lagu ridi lahaa, waxa la joogaa xiligii shacabka reer SL ay u baahnaayeen inay si dhab ah uga fekeraan cida ay dooranayaan. Waxaan halkan si kooban ugu soo ban dhigi doonaa sadexda xisbi iyo Musharaxiintooda/madaxdooda iyo waxa ay ku kala duwan yihiin. Waxaan ka jawaabi doonaa suaalahan:
Madaxda Xisbigu ma leeyihiin tariikh wax qabad oo lagu dhiiran karo? Ma ka run sheegeen oo wax jira ma ku doodayeen mudadii oluhu socday? Si loo rumaysan karo. Balan qaadka manifestadooda ma la rumaysan karaa?
June 22, 2010
Final Pre-electional Somaliland Poll Strongly Projects UDUB Party Winning by 54.5% of the Vote.
The final Polls before the Somaliland Presidential Election - By Somaliland Public Policy Independent researchers Idris .A. Farah (Gaas) and M.A Shine are Research unit and Directors.
While none of the contesting parties has conducted scientific and credible polls regarding Somaliland voter’s attitudes and preferences showing strong correlation between party campaigns and the actual wining of votes, they all have made strong forecasting about their prospects for victory. It’s not unusual for Somaliland political parties to claim victories that are contrary to the polls that have been conducted by independent observers. Nevertheless, based on our observations neither Kulmiye nor UCID has shown any capability for capturing the highest office in the land. Most independent political analysts we talk to believe that the fledging opposition parties lack the capacity to run effective campaigns to dislodge the entrenched UDUB party.
Xag jirnimadu waa nooc ka mid ah waalida, inta badana xag jirnimadu daawo ma leh ee waa loo dhintaa. Calaamadaha lagu garto cudurkaasna waxa ka mid ah:- In qofka ama ururka xag jirka noqdaa jeclaado had iyo jeer inuu aarsado oo dhiig badan daadiyo. Qofka cudurkaasi haleelo waxa ka luma dulqaadka iyo xigmada. Xag jirku waa ka had iyo jeer raba inuu xoog ku meel mariyo ajendayaashiisa isagoo heli kara inuu si silmi ah ku meel mariyo. Waana sababtaas sababta Al-shabaab iyo Kulmiye ugu midoobeen taariikhda madow ee mid kasta qoorta u sudhan marka la eego burburintii iyo xasuuqii ay hore ugu geysteen shucuubta reer somaliya iyo reer somaliland iyo waliba jabka iyo dhagarta ay weli la maaganyiin.
Get Flash to see this player.
Our voters have the right to know what separates the President from his adversaries. Today I want to give you the difference in the personal traits or temperament of the three candidates. The two opposition presidential candidates have a lot in common; but the President has nothing in common with them. Where I consider the President as a moderate, they are on the extreme side of things. Where the President goes on the middle of the road; they go on side of the road. The President likes to meet his adversaries halfway; they like to meet him on their side. I see the government’s performance for the last six years as a success story; they see it as a sad story.

