“Barnaamijkiisa siyaasiga ah Axmed Siilaanyo waxa weeyi, talada hadaan qabto siyaasiyiinta iga soo horjeeda ee aynu kala fikirka duwanahay waxaasaan ku samayn doonaa, distuurka waan badali doonaa wax aniga ii cuntama ayuun baan samayn doonaa marka aan imaado.” Md. Cismaan Hindi
Hargeysa (Harowo) - Guddoomiyaha ololaha doorashooyinka xisbiga xisbiga UDUB Md. Cismaan C/laahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si kulul u weeraray siyaasada iyo hadalada ka soo yeedhaya gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Axmed Siilaanyo oo uu ku tilmaamay mid kala qaybin iyo hanjabaad wada isagoon kursigaba gaadhin oo aan ogayn inuu guulaysan doono iyo in kale.

Get Flash to see this player.
“Madaxweynaha Iyo Wasaarada Arimaha Gudaha waxaan uga baahanaa maalin naguma qaataan, wada shaqayn fiican baana naga dhaxaysa Xukuumada.” Afhayeenka Gudida Doorashooyinka Somaliland.
Hargeysa (Harowo) - Afhayeenka Gudida Doorashooyinka Somaliland Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geele) ayaa waraysi uu siiyay Tv-ga Qaranka faah faahin kaga bixiyay, guud ahaan halka ay u marayso gudi ahaan hawlaha bedelaada kaadhadhka cusub, u diyaar garowga doorashada, xidhiidhka komishanka iyo xukuumada iyo arimo kale oo dhinacyo badan leh, isla markaana khuseeya hawlaha komishan ahaan ay u xil saran yihiin, iyo xidhiidhka todobadooda xubnood hadaba hoos ka dhegayso waraysigaas oo faah faahsan.
Get Flash to see this player.
Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta soo saaray Warsaxafadeed kooban oo loo qaybiyey Warbaahinta, kaasoo ku saabsanaa dadka ku xukuman fal dambiyeedka Argagixisadda ee haatan ku xidhan Jeelasha Somaliland. Nuxurka Warsaxafadeedkaasi xambaarsanyahay waa sida hoos ku qoran:
The CEO of the largest international remittance business in the Horn of Africa has called for support from the international community to work with the private sector in Somalia. Abdirashid Duale, CEO of Dahabshiil, also says external recognition is required to support the private sector in the reconstruction and development of the region.
“Raggii (Ina Cigaal) ka hor yimi haddii aad u wada fiirsataan inkaartiisii baa ku dhacday oo kuligood Daamur baa marsan, intii dhibtay wuu inkaaray dalkana waxba ka noqon maayaan, magac kasta ha sheegto, wax allaale waxay dalkan ka noqonayaan ma jirto. Xisbiga UDUB ayuu sameeyey oo umaddeenaa Laas-qoray ilaa Lawyacado ay ku jiraan, waa Xisbigaa umaddan hagaya ee markaad u fiirsato doorashadii hore 80 baanu kaga helnay, wax sahlan maaha qolada Mucaaradku qoob iyo qaylo ayey isku dareen, lacag baa meel walba laga keenay, waxa meesha taalay ducadii Marxuumka. Waan aaminsanahay markana waligoodba ha qayliyeen, waanu ka guulaysanaynaa waa hubaal,” ayuu yidhi Cawil Cali Ducaale.
Maalin Axada 23kii May 2010, Shacbiga dalka Ethiopia Waxay loo dareereen doorashada xildhibaano tiradoodu ka badantahay shan boqol.Boqor Cali Cumar Allaale wuxu ka mid ahaa musharaxiinta u taagan heer federaal inay u tartamaan.Boqorku wuxu kusoo baxay codad ka badan 260 000 oo cod oo ay siiyeen shacbiga ku dhaqan gobolka Harowo isagoo noqdey xildhibaankii ugu codka badnaa guud ahaanba xildhibaanada federaalka iyo kuwa ismaamuladaba dalka Itoobiya.
Boorama (Harowo) - Xaflad Balaadhan oo qaadhan loogu ururinayay Jidka Dilla/Borama-Camuud, oo shalay lagu qabtay hudheelka Rays ee magaalada Boorama, isla markaana lacag badan oo qaadhan ah loogu ururiyay jidkaas ayaa waxa hadal ka jeediyay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, waxaanu madaxweyne ku xigeenku sheegay in dhibaato qof walba ku taagan uu ahaa jidkaasi, isagoo intaa ku daray in meelo kale oo ka darani jiraan. Hadaba hoos ka dhegayso hadalkii madaxweyne ku xigeenku ka jeediyay madashaa
Get Flash to see this player.




Get Flash to see this player.
Oh my, how tragic! How terrible! An abuse of the process, a denial of our human rights! A denial of our identity and our history. A denial of our heritage. Dramatic? Overly dramatic I would say but this is how those who oppose the cancellation of the official annual Independence Day celebrations which ought to have taken place on May the 18th reacted to the news. President Dahir Kahin Rayale cancelled the traditional celebration which has been held since Somaliland declared itself independent of the war torn Somalia Republic in 1991. President Rayale cited the election preparation and the delicate and most urgent work been undertaken by the National Election Commission as the sole reason for the cancellation.
Ugu horayn waxaan salaamayaa dhamaan shacbiga Somaliland meelkasta oo ay ku negyihiin Asalaamu Calaykum walaal dhamaantiinba. Intaas waxa ii dheer, inaan Umada u iftiimiyo hawlaha is daba socda ee daaran u diyaar garawga doorashada inagu soo fool leh bisha June 2010. Sida aydin ka dharagsantihiin ee aydin ka war qabtaan waxa maalmahanba lagu gudo jiraa Badalaada Kaadhadhkii hore iyo qaadashada Kaadhadhka Cusub taasi oo ku dhan dhamaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka oo dhan.
Harowo (Widhwidh) - Xaalada degmada Widhwidh ayaa galinkii danbe ee maanta caadi ku soo noqotay ka dib markii saaka jid gooyo koox hubaysan oo ka soo horjeeda ciidamada qaranka iyo maamulka Somaliland ay ku weerareen gaadhi ciidamada qaranku leeyihiin. Sida wararka laga helayo degaankaasi sheegeen waxa saaka aroornimadii jid gooyo ay koox hubaysani ku sameeyeen gaadhi ka mid ah gaadiidka ciidamada qaranka halkaas oo sida la xaqiijiyay laba sarkaal oo ciidamada qaranka ka tirsani ku dhaawacmeen, sidoo kalana cagta la mariyay kooxdii jid gooyada dhigtay.
Hargeysa (Harowo) - Wakiilka Somaliland ee Shirkadda Aljaabiri Ganacsade Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) ayaa si kulul uga jawaabay Warar lagu baahiyay Saxaafada qaarkood oo ka hadlayay dhoofka xoolaha Al-jaabiri ee uu isagu Wakiil uga yahay Somaliland. Ganacsade Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) waxaanu wararkaasi ku tilmaamay Been abuur isagoo sheegay arrintaa cida daaha dabadiisa ka hagaysaa inay soo fadhiisato warbaahinta horteeda oo uu sheegay inay ku soo bandhigi doonaan beentooda.
Berbera (Harowo) - Ilaayo dhawar iyo labaatan xubnood isugu jira sulaadiin cuqaal iyo masuuliyiin, Kaloo kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada beelaha lahayb sooco ee ku dhaqan magaalada Berbera ayaa maanta sibinaar hal maalin ah uga furmay hoolka dhalinyarada YUVENCO ee Berbera.
Boorama (Harowo) - Shacbiga Ku dhaqan Magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa soo dhawayn aad u diiran ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo maanta isaga iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayaa gaadhay magaaladaas. Dadweyne aad u tira badan oo safnaa wadooyinka hareerahooda ayaa sacab, mashxarad iyo heeso ay ku muujinayaan soo dhawaynta madaxweyne ku xigeenka
Dhambaal Tacsi ah: Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, Waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ducaale Saleebaan Abokor oo ku geeriyooday Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer. Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii Jano Ka waraabiyo Marxuumka, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan, ka siiyo Aamiin. Allaa Mahad Leh…
Siciid Cadaani Mooge
Inililaahi waa inaa ilayhi raajucuun: Dhamaantayo waxaan Tacsi u diriyaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha unaxariistee marxuum Mahamed Cabdilaahi Rooble oo dhawaan ku geeriyooday Cariga Maraykanka , gaar ahaan waxaan u tacsida u diraynaa Marxuumka walaalkii Mahamud Abdilaahi Rooble , marxuumkana waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardawso ka waraabiyo aamin aamin .
May 21, 2010
The Results are not in Doubt, Only the Prospects of Millions of Impoverished and Hungry People.
ADDIS ABABA - Prime Minister Meles Zenawi and his ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) expect a landslide victory in the general election due on May 23rd, and are likely to get one. The bigger question is whether another five years of EPRDF rule will help ordinary Ethiopians, who are among the poorest and hungriest people in the world. The austere and cerebral Mr Zenawi has ruled the country since 1991, when he led his Marxist guerrillas to overthrow a brutish dictator, Mengistu Haile Mariam. Mr Zenawi remains wedded to what he calls “revolutionary democracy”, which emphasises collective will over individual ambition. He contends that a strong hand and development in the villages—rather than liberalising markets—is the way forward. And after a worryingly good show by the opposition in the last election in 2005, after which about 200 civilian protesters were gunned down by the police, it is the strong hand that has been much in evidence in the run-up to these elections. Press freedom, as well as the activities of some opposition parties and human-rights NGOs, have been curtailed to ensure a smoother ride for Mr Zenawi.
