May 30, 2010
Shabakadda Wararka ee Harowo.com oo Waraysi Xiiso Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan oo ah Musharaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Ucid.
Washington (Harowo) - Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan oo mudo laba todobaad ahba ku sugnaa gobolada Awdal iyo Salel, isla markaana ku hawlanaa dhaqdhaqaaq siyaaasadeed oo dahsoon, oo ay dadka qaar ku tilmaameen “mid aanay ishu qabanayn”, kaas oo lagu beegay qaadashada kaadhadhka codbixinta ee doorashada soo socota, ayaa wuxuu warasigan kaga hadalayaa waxyaabihii u qabsoomay ilaa hada iyo guud ahaanba aragtidiisa siyaasadeed, isaga oo dhinaca kalena faallo kooban ka bixinaya wayaabaha uu u arko inay caqabad ku yihiin horumarka dhaqaale iyo siyaasadeed ee hor taagaan shacabka Somaliland. Dr. Maxamed Rashiid wuxuu warasigan ku soo ban dhigiyaa qodobada uu filayo inuu xisbigiisa Ucid guusha uu ku hanan karo. Hadaba, waraysii Dr. Maxamed Rashiid oo tifaftiran hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
