May 28, 2010

Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbiga UDUB Marwo Ismahaan Yuusuf Cali Oo 20-xafiis Ka Furtay Gobolka Saraar Hoos ka dhegayso Xaflad Balaadhan oo Loo Qabtay.

udub-caynabo Caynabo (Harowo) - Xoghayaha Siyaasada Ee xisbiga UDUB Marwo Ismahaan Yuusuf Cali oo socdaal shaqo oo la xidhiidha hawlaha dar dar galinta xisbiga UDUB ku maraysa, gobolka Saraar ayaa haweenka xisbiga UDUB ee gobolkaasi xaflad soo dhawayn ah oo ay u qabteen isla markaana ay ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Gobolka Saraar Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac, Maayerka Degmada Caynabo, Khaliif Ismaaciil Saleebaan, ka sheegtay in xisbiga UDUB yahay mid horumar wayn ku talaabsaday, soona bandhigaya oo dadka codkooda kaga doonaya wax qabad la taaban karo, oo dhab ah. Hadaba hoos ka dhegayso hadaladii Marwo Ismahaan, Gudoomiyaha Gobolka Saraar iyo Maayerka Degmada Caynabo iyo garabka ururka haweenka Gobolka Saraar.

Get Flash to see this player.

Login