April 2010

April 22, 2010

Kenya Becomes Difficult US Ally in Troubled Horn of Africa

As the United States government tries to help improve the volatile situation in the Horn of Africa, it has also had a difficult time with the regional heavyweight Kenya.

VOA reports on what American analysts are calling a frayed, but not broken, relationship with a long-standing ally. The ongoing violence in Somalia, as well as persistent piracy in the Gulf of Aden, troubled election processes in Sudan and Ethiopia, and peace deals not being implemented, are some of the many issues the U.S. government is involved in in the Horn of Africa, either through military or diplomatic pressure.

More

Special Report: Somaliland’s Presidential Election Assumes Growing Priority as Major Powers Sense Strategic Urgency.

Somaliland’s Presidential Election Assumes Growing Priority as Major Powers Sense Strategic Urgency of the Horn Situation Analysis. From GIS Station Hargeisa, and other sources in the region. Somaliland’s delayed Presidential election is back on track after a period of active foreign interference to manipulate the electoral rolls, and is expected to take place before the end of 2010. The issue has assumed a significantly-increased profile within the US State Department and other foreign governments as security concerns mount in neighboring Somalia and, across the Bab el-Mandeb, in Yemen and the Arabian Peninsula.

More

Madaxweynaha Somaliland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Socdaal ugu Baxay Jabuti, Ethiopia Iyo Faransiiska.

Hargeysa (Harowo) - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay, ayaa socdaal Shaqo ugu baxay dallalka Djibouti, Ethiopia iyo Faransiiska, oo dhamaantood uu safar shaqo oo mudo laba todobaad qaadan doona uu ugu maqnaan doono.

More

Parents Are The Primary Educators - By Liban Obsiye

Primary and secondary school education in the United Kingdom are mandatory and both are free for all students. All students between the ages of four and sixteen are by law obliged to attend both of these at different stages in their lives depending on their age. Educational success is theoretically determined by nothing other than a student’s age and ability to learn. Before the Education Act 1944 education for those without status and title was limited to the learning of the basic skills they required to carry out their pre determined roles in society. Most of the education was delivered by religious and third sector groups with very little national co-ordination. However, the 1944 Education Act went some way towards creating a more formal and structured education for all students within the system. The Education Act 1944 made secondary school free and obligatory until the age of 15 and this was later raised to 16 in 1972.

The Act had two major aims at its core and they were to improve the country’s economic efficiency by developing the skills of the future work force and to create a more equal society by providing all young people with the opportunity to be educated and where possible and desired, to progress into higher education or into an occupation. The Education Act 1944 was revolutionary in that it leads to a shift from an education determined by an accident of birth to one based on age, aptitude and individual student ability. In theory, this arguably was the birth of Meritocracy, the idea that everyone has equal opportunity to achieve in education regardless of their background.

More

Gobolka Gabiley Waa Horyaalka Gobolada Somaliland

GOBOLKA GABILEY WAA HORYAALKA GOBOLADA SOMALILAND taaiikhdu waa diiwaan doraad iyo shalay wixii ku dhaafay ayaa laga daalacadaa tan iyo markii madaxweyne riyaale soo saaray wareegto tilmaamaysay gobolka Gabiley waxaa soo if baxay rajo iyo maraashiic hor leh taasi oo aad ka dheehan karto wax qabadka  maamulka gobolka gabiley iyo bualsha weyta gobolka, ayaa si talantaaliya u haga adeega bushada waxaa hubaala oo caqligii fayoobi aanu marnaba dafiraynin baahida la daboolay ee gabolka sida.

More

Dhammaan Reer Magare oo ku kala nool Magaladda Borama, Wadamadda UK iyo USA, waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cismaan Axmed Xaaji Bahdoon oo ku geeriyooday Canada. Eebbe waxaan uga baryeynaa inuu isagana jannadii ka waraabiyo, eheladii uuu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo - AAMIIN, Mowliid Magare.

April 21, 2010

Xuska 8-Guurada Geeridii Madaxweyne Cigaal Ma Dhaami Doonaa Kuwii Ka Horeeyey?

Waxa ina kulaalaysa xuska maalin kamid ah maalmaha dadka reer Somaliland iyo guud ahaanba shacabka geeska Afirca taariikhda muhiimka ah ku leh, taasoo lagu xasuusto murugo fiinti istaagtay iyo naxdin dadbadan ku reebtay raad aanay siyar ku ilaawayn. Waxay ahady 03-may-2002, maalintii shacabka reer Somaliland iyo guud ahaan geeska Africa-ba loo soo sheegay war dhegohooda ku riday argagaxii ugu waynaa, haa, waa in uu magaalada Pretoria ee dalka S. Africa ku geeriyooday halyay ay reer Somaliland si wayn ugu dhaadanayeen, waa aasaasihii iyo aabihii Somaliland, marxuum Maxamed X. Ibraahin Cigaal, sidoo kale waa mid kamid ah shakhsiyaadkii dadka reer Africa ay ku faani jireen.

More

Xogta Heshiis Qarsoodi ah oo Dhex Maray Xubnaha Ururkii QARAN iyo Axmed Siilaanyo

secret1 Hargeysa (Yool) - Xoggo lagu kalsoon yahay oo Wargeyska “Yool” helay, ayaa sheegaya in xubnaha Urur-siyaasadeedkii QARAN, oo iyagu hadda olole ugu jira sidii uu Doorashada ugu soo bixi lahaa Musharaxa Xisbiga KULMIYE ugu tartamaya jagada Madaxweynaha habayaraatee aanay xubno rasmi ah ka hayn Xisbiga. Balse ay kula joogaan oo keliya heshiis qarsoodi ah oo ay la galeen Guddoomiye Axmed Siilaanyo, kaasoo fulintiisana uu ku balan qaday marka uu talada dalka ku guulaysto. Nuxurka heshiiskan, ayaa sida ku cad budh-dhiga qoraalka, waxay labada dhinac ku heshiiyeen,.Kow in xubnaha Urur siyaasadeekii QARAN ay geed dheer iyo mid gaaban-ba u fuuleen sidii Axmed Siilaanyo ugu guuleysan lahaa talada dalka, halka taa bedelkeedana Axmed Silaanyo u balan qaaday in haddii uu hoggaanka ku guulaysto uu furidoono nidaamkii Xisbiyo badan, si markaa Shan Sanno oo kasta ay Ururo cusubi uga qayb galaan tartanka Doorashooyinka Goleyaasha Geegaanka ama Dawladaha hoose.

More

April 20, 2010

Opposition Parties Should Mean Real Choices

choices-for-deliberate-creators1 Opposition politics is not a new phenomenon in the political landscape of Ethiopia. For almost the last two decades, people from various walks of life have subscribed to different political thoughts. People of various social views have different public opinions and therefore elect the representatives who have favourable bearing on their views and political aspirations. There have emerged numerous political parties with different colours and ideologies striving to establish their hold over the constituencies and, through them, state power. In a healthy setup of government, constituencies have to consider and accept the views of these opposition parties, provided that they come with persuasive choices. But the ability of the opposition politicians to lead and organise themselves to the best of their capacities is questionable.

More

Gaadiid Somaliland Laga Leeyahay Oo Garoowe Lagu Haystay Oo Maamulka Dawlada Ee Gobolka Togdheer Lagu Wareejiyay.

small Burco (Harowo) - Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco ayaa sheegaya in gaadiid muwaadiniin reer somaliland ahii lahaayeen oo af-duub loogu haystay magaalo madaxda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe dib loogu soo celiyay dadkii lahaa, iyadoo sida wararku xuseen maamulka Dawladda ee gobolka Togdheer arimtaas dedaal wayn ka galay.

More

Faallo: Ma Laga Yaabaa Haduu Ku Guulaysto Doorashada Danbe Madaxwayne Rayaale Inuu Dib Usoo Jeleeco Gobolada Uu Ka Soo Jeedo?

jaleeec Taariikhdu waxay ka koobantahay dhacdooyinka  iyo isbadalada dhinac kasta ee uu sameeyo dadku ama saameeya nolasha meelkasta oo ay ku nool yihiin , dhacdooyinkan iyo isbadaladan ayaa ku beegma maalmo ama bilo kamida bilaha  ama maalhama sanad kastaayi ka koobanyahay. Dadku waxay u riyaaqaan ama ay ku farxaan dhacdooyinka xusuusta gaarka ah iyo farxada u leh, taasi badalkeeda waxa ay ka murugoodaan ama ay ka qoomamayeen dhacdooyinka ay u arkaan foolxumo ama dib u dhac in ay ku ahaayeen nolosheeda.

More

Budhcad-badeed Lagu qabtay Xeebaha Gobolka Sanaag Oo Loo Soo Gudbiyay Magaalada Berbera.

Berbera (Harowo) - Koox Budhcad badeed Somali ah oo ciidamadda Illaalada Xeebaha Somaliland maalintii axadii ku qabteen meel u dhaw xeebta degaanka Laaso Surad lagu magacaabo ayaa maanta loo soo dhaadhiciyay xabsiga dhexe ee magaalada Berbera. Kooxdan oo markii la keenay maanta laga soo dejiyay saldhiga koowaad ee ciidamadda ilaaladda xeebaha Somaliland ee magaalada Berbera isla markiibana loo dhaadhiciyay xabsiga ayaa la filayaa in dhawaan maxkamad lagu soo taago magaalada Berbera.

More

SOOYAALKII TAARIIKHEED EE NOLOSHII ALLAHA U NAXARIISTE DR. CABDI MAXAMUUD AADAN (DR GEES)

dr-gees-small MARKA HORE WAXAN TACSI U DIRAYAA GUUD AHAAN EHELADII IYO ASAXAABTII GAAR AHAANA HOOYADII ISNIINO WACAYS, AWLAADII IYO OORIDIISII UUKA TEGAY DHAMAANTOODNA ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO.AAMIIN. DR. GEES WUXU AHAA SHAKHSI HAWL KAR AH OO ILAAHAY KU MANAYSTAY DAACIDNIMO IYO DULQAAD. DR. CABDI MAXAMUUD (GEES) WUXUU KU DHASHAY MAGAALADA QULJEED SANNADKII 1953-KII.

More

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Osman Ahmed H. Bahdon. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan Ilaahay ugu baryana qoyka uu ka baxay marxuunkaasi in Ilaahay ka siiyo samir isagana janadii Eebbe ka waraabsho amiin amiin.

More

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

Annagoo dhammaantayo aad iyo aad uga tiiraanyaysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Maxamad Cabdiraxmaan Sh. Cumar oo bishan April 19-keedii ku geeriyooday magaaladan Dallas, ee gobolka Texas, ayaa waxan ILaahay uga baryaynaa inuu marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii iyo qofkastoo jeclaana, samir iyo imaan ka siiyo. Allahayoow  Aamiin.  Innaa Lillaahi, Wa innaa ileyhi raajicuun.

Xasan Sh. Cali Ayaanle iyo xaaskiisa

Cabdullahi Sh. Cali Ayaanle iyo xaaskiisa

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

Maanta oo bishu tahay April 21, 2010.Waxaan halkan tacsi  uga diraynaa qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay Othman Ahmed Haji Bahdon Oo ku geeriyooday magalada Ottawa (Canada) taariikhdii April 20, 2010, Waxaa diraya tacsida dadka hoosta ku qoran oo kala jooga – Sucuudiga iyo Emaaraatka Carabta:

Ibrahim Cabdillahi Xandule iyo Xaaskiisa

Ibrahim Barkhad Maidhaneh iyo Xaaskiisa

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

Dhamaan Reer Cumar Sheekh Ibrahim iyo Reer Muuse Muruud waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cismaan Axmed Xaaji Bahdoon oo ku geeriyooday Canada  Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu isagana jannadii ka waraabiyo  eheldii uuu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo - AAMIIN

Maxammud Cumar Sheekh Ibrahim

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

Anagoo ah dhammaan macalimiinta iyo dhakhaatiirta macadka luuqaha iyo sayniska ee Gahayr oo kuyaala p/land gaar ahaana magaalada bosaaso waxaan tcsi udiraynaa dhammaan eheladii  uu kageeriyooday DR ABDi MAXAMUUD Aadan (GEES), waxaan leenahay naxariistiijano allahaka waraabiyo waxaana tacsidan.

More

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

Dadkan hoos ku qoran oo degan dalka Sweden,waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tegay [Dr Abdi Maxamuud (Gees)oo ku geeriyooday magaalada Borama.

Abdalla Aw Aden Raabi iyo xaaskiisa
Maxamed Axmed Cige iyo xaaskiisa
Maxamed OBsiiye  iyo  xaaskiisa More

انا لله وانا اليه راجعون  كل نفس ذائقة الموت

We, the undersigned elders of Awdel Community in Saudi Arabia ,Borama , Djibouti and Ethiopia are saddened to hear the sad demise of our brother  (Late. Osman Ahmed Haji Bahdoon) who passed yesterday evening, 19th April 2010 in Canada. May our Al mighty Allah forgive him and grant peace in heaven to the departed soul and give strength to his family and friends to bear this tragic loss.

More

Login