April 27, 2010
Baaq Beesha Reer Yoonis Ee Habar Jeclo
Marka hore waxaanu salaan qiima leh hawada u marinaynaa dhamaan umada muslimiinyta ah iyo umada Somaliland Meelkasta oo ay Joogto; in Taa kabacdi hadaanu nahay Beesha Reer Yoonis ee Habar Jeclo, waxaanu Cadaynaynaa shir aanu dhowaan yeelanay in ay Beeshu Taageersan tahay Xisbiga Muxaafid ka ah ee UDUB (Xafidahulaah) in ta yar ee aan ahayn UDUB na ay Tahay Xisbiga Sinaanta, Daryeelka iyo Cadaalada ee UCID, Waxaanu Halkan ka cadaynayaa in aanay Beeshu shaqo ku lahayn Xisbiga Xagjirka ah ee Kulmiye Kaas oo ku caan baxay Qabyaalada, Kalaqaybinta, skudirka, iyo Kalafogeynta Umada Somaliland.
Liiska Dadkii Shirka Kaga soo qaybgalay Teleconference oo Kadhacay Magaalada London.
1. Maxamuud Xaaji jamac qodax
2. Yassin Xasan cabdillahi
3. Eng Maxamuud xasan Cabdillahi
4. Maxamuud Maxamed Cartan
5. Cabdi dahir Qodax
6. Ismail xaaji Jamac Qodax
7. Maxamed Daahir Qodax
8. Ismail Dahir Qodax
9. Siciid Dhooble Guuleed
10. Saleebaan Siciid Xassan
11. Cismaan Axmed Cali dheere
12. Sahal Axmed cali dheere
13. Faisal Cabdillahi Dahir
14. Jamac Cabdillahi Dahir
15. Salaad gadh-yare
16. Sabriye Saleebaan Diiriye Jibriil
17. Rashiid Sheekh Cali
18. Ismaciil Axmed cabaas
19. Nuux Ismaciil Abyan
20. Maxamed Abokor
22. Sheekh cabdixanaan I Warsame
23. Bashir Tarabi Ogle
24. Xasan Adan Tarabi Oogle
25. Yassin Farax jees
26. Cabdiraxman xaaji jamac qodax
Wa Billahi Towfiq
Ahmed Yusuf Canjeex (Axmed Weli)
Afhayeenka Qorbajooga Beesha Reer Yoonis
E-mail:- Cagayare11@hotmail.co.uk
