April 26, 2010

Afhayeenka Xisbiga UDUB Oo Komishanka Doorashooyinka ugu Baaqay Inay Bayaamin Cad ka Bixiyaan Wakhtiga Doorashadu Dhacayso

cali-gurey Hargeysa, (Harowo) - Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Muj. Cali Guray ayaa komishanka doorashooyinka qaranka ugu baaqay inay bayaamiyaan wakhtiga doorashada madaxtooyadu dhab ahaan qabsoomayso si shacbigu uga baxo jaha wareerka hadalada kala duwan ee xisbiyada mucaaridku ku rideen ayuu yidhi hadaba hadalkiisi oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.

Get Flash to see this player.

Login