April 28, 2010
Gudida Doorashooyinka Oo Sheegay In Kala Shaandhayntii Server-ku Aanay Wax Tiro ah Ka Dhimin Intii Diiwaangalintu Noqotay Markii Hore.
Hargeysa (Harowo) - Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dhammeeyeen hawshii kala shaandhaynta codbixiyayaasha doorashada oo sannadkii hore dalka laga diiwaan-geliyey, isla markaana ay u soo baxday tiro aan natiijadeedi wax badan ka duwanayn mid sannadkii hore la soo saaray oo ay Xisbiyada siyaasaddu isku khilaafeen. Toddobada xubnood ee Guddiga doorashooyinka Somaliland, oo maanta si wada jir ah Shir Jaraa’id ugu qabtay Huteel Imperial ee magaalada Hargeysa, waxa ka hadlay Afhayeenka Komishanka Maxamed Axmed Xirsi (Geelle), oo faahfaahin ka bixiyey sababta shirkooda jaraa’id, hawlaha ay qabteen, waxa u hadhay iyo siday ugu kala qorshaysan yihiin.
“Ciidanka Qaranka Hubkay haystaan ayaa ku filan, wax taageero ah oo ay cid uga baahan yihiina ma jirto.” Cumar Maxamed Nimcaale
Hargeysa (Harowo) - Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Md. Cumar Maxamed Nimcaale ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland qaarkeed, kaas oo sheegayay in ciidamada Qaranka Somaliland iyagoo kaashanaya saanad hub ah oo dawlada Ethiopia ku caawisay ay weerar ku qaadayaan kooxo ku sugan degaanka Buuro wadaleed oo ka soo hor jeeda gooni-isu taaga Somaliland.
April 27, 2010
Is Somaliland Justice System Fair To All Its Citizens?
On 16th April 2010, the Sahil Regional Criminal Court in Mandheera Somaliland sentenced to death three individuals including the former Security Chief of Sool Region. One of the men sentenced to death is at large and three others received various jail terms ranging from 1 year to 15 years of hard labour. These individuals were accused of planning and carrying out several explosive attacks, which shook the regional capital of Sool Laascaanood earlier this year. According to the Court’s spokesman, they were also charged and convicted beyond reasonable doubt, the assassination of the Commander of the 12th Brigade of the Somaliland National Army based in Sool Region.
Marka hore waxaanu salaan qiima leh hawada u marinaynaa dhamaan umada muslimiinyta ah iyo umada Somaliland Meelkasta oo ay Joogto; in Taa kabacdi hadaanu nahay Beesha Reer Yoonis ee Habar Jeclo, waxaanu Cadaynaynaa shir aanu dhowaan yeelanay in ay Beeshu Taageersan tahay Xisbiga Muxaafid ka ah ee UDUB (Xafidahulaah) in ta yar ee aan ahayn UDUB na ay Tahay Xisbiga Sinaanta, Daryeelka iyo Cadaalada ee UCID, Waxaanu Halkan ka cadaynayaa in aanay Beeshu shaqo ku lahayn Xisbiga Xagjirka ah ee Kulmiye Kaas oo ku caan baxay Qabyaalada, Kalaqaybinta, skudirka, iyo Kalafogeynta Umada Somaliland.
April 26, 2010
Afhayeenka Xisbiga UDUB Oo Komishanka Doorashooyinka ugu Baaqay Inay Bayaamin Cad ka Bixiyaan Wakhtiga Doorashadu Dhacayso
Hargeysa, (Harowo) - Afhayeenka Xisbiga talada haya ee UDUB Muj. Cali Guray ayaa komishanka doorashooyinka qaranka ugu baaqay inay bayaamiyaan wakhtiga doorashada madaxtooyadu dhab ahaan qabsoomayso si shacbigu uga baxo jaha wareerka hadalada kala duwan ee xisbiyada mucaaridku ku rideen ayuu yidhi hadaba hadalkiisi oo dhamaystiran hoos ka dhegayso.
Get Flash to see this player.
Washington DC (Harowo) - Waxa dhawaan magaalada Dambal oo ku taal badhtamaha Dooxada Harowo lagu qabtay xaflad balaadhan oo si weyn loo soo agaasimay, taas oo ay ka soo qayb galeen madaxda maamulada degmooyinka Dambal iyo Awbare, (Odayaasha, waxgaradka iyo Abaan duulayaasha meleeshiyo beeleedka labada beelood ee Bahbar Cabdale iyo Makayl Dheere, kuwaas oo isku haya qaybo ka mid ah degaanka Harowo), xafladdaas oo ay soo qabanqaabiyeen xubo ka mid ah Gudida Beesha Jibriil Yoonis, kuwaas oo mudaba ku hawlanaa sidii nabad waarta looga dhalin lahaa laba beelood ee Bahabar Cabdla iyo Makayl Dheere oo colaad soo jireen ahi dib uga dhex qaraxday ku dhawaad 3 sano.
Hadaba waxa noo suurto gashay inaan waraysi xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaaya la yeelanay Jaamac Faarax Xareed oo ah Afhayeenka Gudida Beesha Jibriil Yoonis. Waraysiga ayaa wuxuu Jaamac Faarax Xareed ka hadlayaa dadaalkii dheeraa ee ay u soo galeen nabadaynta labada beelood ee walaalaha ah. Fadlan Hoos Ka Dhegeyso Waraysigii oo tifaftiran.
Get Flash to see this player.
In my young days, my hometown was not a large town but actually had the charms of being a great town. Growing up in a small town always posses an aura of endearments and distinctive appeal. Nostalgia and regrettable longing is usually developed that haunts you later in life with the compelling desire to see again the symbolic features, the striking landmarks or your old neighborhood where you grow up and gathered sentimental memories. In the north-west of my hometown, there was a magnificent park simply known as the “Seire”. This park was an attractive land feature that I believe, must be engraved in the memories of my generations and those before them. For the local folks, the park was a sign of pride and endeared natural beauty.
Masuuliyiin ka tirsan KULMIYE oo lagu Eedeeyey inay Xidhiidh la leeyihiin kooxaha Xagjirka ah…!
Hargeysa (Defense & Foreign Affairs Daily) - Wargeyska Defense & Foreign Affairs Daily oo ka faalooda arimaha Gaashaandhiga iyo A/Dibada kana soo baxa Maraykanka ayaa warbixin dheer ka qoray Doorashada la filayo inay ka dhacdo Somaliland iyo siyaasada xisbiyada ku tartamaya taasoo uu cinwaan uga dhigay “Somaliland’s Presidential Election Assumes Growing Priority as Major Powers Sense Strategic Urgency” waxa uu ku bilaabay sidan:
Waxaan runtii mudo badan aan baadhayey waxa ay ka soo jeedan calaamadahan iyo magacyadda xusbiyadan wadanka ka jira,maanta waxaan lafa gureyna waxa uu xanbaarsan yahay magacan xusbigga kulmiye iyo astaantan labada qof ee is gacan qaadaya. Magacan Kulmiye maxay Somalidu u taqaana? waxaa loo yaqaana calinkii buluuga ahaa ee cirka u eekaa iyo xidigtii shanta gees lahayd ee ay odhan jireen waa shantii Somalia, waxaad wadaniyoow u fiirsataa gabayadan iyo heesahan:
Hargaysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland ayaa maanta soo gunaanaday kulan warbaahinta qaybaheeda kala duwan ku saxeexeen xeerka anshaxa baahinta iyo tabinta wararka ee xiliga doorashaada. Kulankan ay Madaxda Hay’adaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland, xeerka anshaxa qalinka ugu duugayeen ayaa munaasibad aad u balaadhan loogu qabtay Hutel Ambasador ee Magaalada Hargeysa, waxa hab maamuseed sharafeed loogu casuumay, Masuuliyiin ka socday Xisbiyada…
Ceerigaabo (Harowo) - Wararka laga helayo magaaladda Ceeri-gaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in siminaar Hay’adda SMAC lagu magacaabaa ka qabanaysay degaankaas uu muran ka dhashay waxyar ka dib markii uu si rasmi ah u furmay, murankan oo ahaa mid xoogan ayaana dhex maray Masuuliyiintii, dadkii tababarka bixinayay iyo Ciidanka qaranka MAsuuuliyiintiisa Gobolka Sanaag. Hadaba, warkan oo aanu ka soo xiganay wargeyska Maalmaha gaar ahaana wariyahooda uga soo warama magaalada…..
Hargeysa (Harowo) - Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland iyo golaha degaanka Magaalada Hargeysa oo isugu jira wasiiro iyo masuuliyiinta golaha degaanka oo maanta kormeer ay ugu kuur galayaan baaxadda khasaare ee ka dhalatay roobabkii mahiigaanka ahaa ee magaaladda Hargeysa xaafado ka mid ah khasaaraha ka geystay ku soo maray degaanadii khasaaruhu haleelay. Xubnahan oo kala ahaa Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Md. C/laahi Ismaaciil Cali (Ciro), wasiirka dibu-dajinta, Md. Maxamed Yuusuf, Wasiirka Hawlaha Guud, Md. Siciid Sulub Maxamed, Maayarka….
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo wefitigii uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaadhay Magaalo Madaxda Dalka Ethiopia ee Addis Ababa, iyadoo Madaaarka ay si diirran ugu soo dhaweeyeen, madax sar sare oo ka socotay Dawladda Ethiopia oo uu horkacayey, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Dr. Tekeda Alemu iyo Madax Sare oo ka socday Dawladda Somaliland oo uu horkacayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo weftiga halkan ku sii sugayey.
Parts of southern Ethiopia resemble the scenery in a Tarzan movie. When I was there last fall, the green forested hills were blanketed in white mist and rain poured down on the small farms and homesteads. In the towns, slabs of meat hung in the butchers’ shops and donkeys hauled huge sacks of coffee beans, Ethiopia’s major export, along the stony dirt roads. So I was surprised to see the signs of hunger everywhere. There were babies with kwashiorkor, a disease caused by malnutrition, which I’d assumed occurred only in war zones. Many of the older children were clearly stunted and some women were so deficient in iodine they had goiters the size of cannonballs.
AFP - (DJIBOUTI) - Japan is opening its first overseas army base in Djibouti, a small African state strategically located at the southern end of the Red Sea on the Gulf of Aden, to counter rising piracy in the region. The 40-million-dollar base expected to be completed by early next year will strengthen international efforts to curb hijackings and vessel attacks by hordes of gunmen from the lawless Somalia.
Hargeysa (Harowo) - Laba qof ayaa ku dhintay inta la hubo roob culus oo magaaladda Hargeysa maanta ka da’ay halka tiro todobo qof gaadhaysaana dhaawac kala duwani ka soo gaadhay, waxa kale oo roobabkani ay khasaare u gaysteen guryo tiro badan iyo inta badan jidadka magaalada. Sida wararka laga helayo ilaha caafimaadku shaaca ka qaadeen laba ruux oo kala ah haweenay hooyo ah iyo wiil yar oo caruur ah ayaa ku geeriyooday ka dib markii roobkii maanta ka da’ay magaaladda Hargeysa oo aad u cuslaa ku haleelay xaafaddaha dhinaca koonfureed ee magaalada….
Hargeysa (Harowo) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland ayaa maanta qaybaha kala duwan ee saxaafada Somaliland Hudheelka Ambassador ugu furay kulan lagu falan qaynayo xeerka hab dhaqanka doorashadda Somaliland iyo sidii saxaafadu door midaysan uga qaadan lahayd ilaalinta anshaxa iyo adkaynta nabad galyada. Kulankan oo badi saxaafada Somaliland ka soo wada qayb gashay waxa soo qaban qaabiyay Komishanka doorashooyinka Qaranka waxaana ka soo qayb galay, Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland, Md. Axmed…
After a recent article by this author decrying the failure of several successful companies in Somaliland to pay decent taxes after reporting staggering profits, the feedback from the article has been very encouraging. The feedback fell into three general categories; those who agreed with the author that Somaliland companies are not paying their fair share of taxes, and the government and lawmakers need to do more to make sure that these companies obey the financial regulations in Somaliland; those who opposed the author´s arguments and stated that Somaliland companies, such as Dahabshiil and Somtel are international entities and therefore should not pay taxes in Somaliland.


