March 29, 2010
Halkan Ka Dhegeyso Su’aalihii Jaaliyadda Somaliland ee (Washinton DC Area) WEydiiyeen Waftiga Ka Socday `Somaliland ee Haatan Boogashada Ku Jooga Dalka Maraykanka.
Washongton DC (Harowo) - Wax yar ka dib dhamaadkii xaflad lagu soo dhaweyey waftiga ka soday dawladda Somaliland oo isugu jiro wasiiro ka soo jeeda xukuumada Somaliland iyo xidhibaano ka tirsan golayaasha sharci dejinta, ayaa la boobay su’aalo is dabjoog ah, kuwaas ay xubno ka tirsan jaaliyadda ugu talo galeen inay dhuunta kaga lisaan waftiga, gaar ahaan wasiirada ka socday xuluumadda Somaliland, wasiiradaas oo iyaga naftoodu aad mooday inay diyaar u ahaayeen sidii ay iskaga caabiyi lahaayeen. Si kastaba ha ahaate dhamaadkii shirka ayaa lagu kala tegay farxad iyo sagooti wacan, iyada oo aad moodo inay ruux walba oo wax gocanayay ba laga qanciyey. Hadaba hoos ka dhegeyso qaybtii hore ee su’aalaha jaaliyadda iyo jawaabihii laga bixiyey.
Get Flash to see this player.
