March 27, 2010

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UDUB Oo Warbaahinta Uga Waramay Kulamo Nairobi iyo Djibouti ay Kula Yeesheen Masuuliyiin Sare Oo Maraykan ah.

xoghayaha-udub Hargeysa  (Harowo) - Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax oo hogaaminayay wafdi xisbiga UDUB ka socday oo masuuliyiin beesha caalamka ah kulamo kula soo yeeshay dalalka Kenya iyo Djibouti ayaa ka waramay socdaalkooda iyo masuuliyiintii ay labada dal wada hadalka kula soo yeesheen. Socdaalka wafdiga UDUB oo qayb ka ahaa marti qaad xisbiyada Somaliland masuuliyiin sar sare oo Maraykan ahii ugu fidiyeen magaalada Nairobi si ay xog waran uga siiyaan hawlaha u diyaar garowga doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haya. Hadaba hoos ka dhegayso hadaladii xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax iyo Gud. Xafiiska Siyaasada Xisbiga Cumar Jaamac iyo su’aalihii saxaafadu waydiisay.

Get Flash to see this player.

Sawirada Madaxa Udub Hoos Ka Daawo

madaxda-udub

udub-11

Login